Shirkada Sameysay Maaliyada Espanyol Ee Joma Oo U Adeegsatay Xayaysiin Ficilkii Uu Mascherano Maaliyada Kaga Jiiday Shalayto Ciyaaryahan Alvaro.

0
Sunday January 03, 2016 - 13:41:06 in Sports News by
  • Visits: 729
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkada Sameysay Maaliyada Espanyol Ee Joma Oo U Adeegsatay Xayaysiin Ficilkii Uu Mascherano Maaliyada Kaga Jiiday Shalayto Ciyaaryahan Alvaro.

    Shirkada Joma oo ah shirkadii sameysay maaliyada kooxda Espanyol aya u adeegsata sawirkaan Mascherano inay hoosta kaga xariiqdo sida ay u adag tahay maaliyada ay sameeyeen oo aysan u aheyd mid jilic oo dhaqso iska jeexmeysa. Kulanka Catalan Derby

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada Joma oo ah shirkadii sameysay maaliyada kooxda Espanyol aya u adeegsata sawirkaan Mascherano inay hoosta kaga xariiqdo sida ay u adag tahay maaliyada ay sameeyeen oo aysan u aheyd mid jilic oo dhaqso iska jeexmeysa. Kulanka Catalan Derby ayaa ahaa mid xamaasadeysan oo farqaha la isku dhexay iyadoo labada kooxood ee deriska ah ay kala qeybsadeen dhibcaha.

Joma oo ah shirkada soo saartay maaliyada Espanyol ayaana qeyb ka noqtay ciyaarta markii Mascherano uu jiiday maaliyada Alvaro, shirkada ayaana iska celin weysay inay Twitter ku soo bandhigto xayaysiin ayay ku sheegeyso sida ay maaliyadooda u xoogan tahay oo ay ugu ugu adkeysi ogtahay wax walba oo lagu sameeyo.

1451758675_954958_1451758713_noticia_grande

Waxa ay soo qoreen: "Maaliyada aan jecelnahay ee Espanyol: Naqshad (√), Soo saairs (√, √), qurux (√, √, √) xooganaan (√, √, √, √, √, √, √..” Waxaana la socday sawirka Mascherano oo si aad ah u jiidaya maaliyada iyadoo aysan jeexmin.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip