Goormee Ayuu Furmayaa Islamarkaana Soo Xirmayaa Suuqa Kala Iibsiga Bisha Janaayo Ee Wadamada England, Spain, Italy, Germany Iyo France?

0
Thursday December 31, 2015 - 20:46:24 in Sports News by
  • Visits: 715
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Goormee Ayuu Furmayaa Islamarkaana Soo Xirmayaa Suuqa Kala Iibsiga Bisha Janaayo Ee Wadamada England, Spain, Italy, Germany Iyo France?

    Iyadoo uu soo dhawaaday suuqa kala iibsiga bisha Janaayo waxaan halkaan ku eegeynaa waqtiyada muhimka ah ee ay tahay inaad maanka ku heyso. Goormee ayuu furmayaa suuqa kala iibsiga Ingariiska?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iyadoo uu soo dhawaaday suuqa kala iibsiga bisha Janaayo waxaan halkaan ku eegeynaa waqtiyada muhimka ah ee ay tahay inaad maanka ku heyso. Goormee ayuu furmayaa suuqa kala iibsiga Ingariiska?

Suuqa kala iibsiga Ingariiska waxa uu furmayaa sabtida, 2da bisha Janaayo 2016.

Goormee ayuu xirmayaa suuqa kala iibsiga Ingariiska?

Suuqa kala iibsiga waxa uu xirmayaa 11pm waqtiga England, maalinta isniinta ee 1da bisha Febraayo, 2016.

Suuqyada kale ee Yurub goormee ayay furmayaan islamarkaana xirmayaan?

Suuqa kala iibsiga France waxa uu furmayaa 2da bisha Janaayo, suuqyada kala iibsiga Italy iyo Spain waxa ay furmayaan 4ta bisha Janaayo. Suuqa kala iibsiga Jarmalka waxa uu furmayaa berri oo ah 1da bisha Janaayo.

Suuqa kala iibsiga Spain waxa uu xirmayaa 31ka bisha Janaayo. Suuqyada kala iibsiga France iyo Italy waxa ay xirmayaan maalinta uu xirmayo suuqa kala iibsiga England oo ah 1da bisha Febraayo, halka suuqa kala iibsiga Jarmalka uu xirmayo 2da bisha Febraayo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip