Wararka

Tariibayaal doonayay in ay galaan Yurub oo badda ku geeriyooday

0 Visits: 180 | Monday November 15, 2021 - 08:41:54
...

Read More »

FBI-Da Oo Walaac Ka Muujinaysa Weeraro Culus Oo Kaga Imaanaya Internet-Ka

0 Visits: 123 | Monday November 15, 2021 - 08:37:43
...

Read More »

Olusegun Obasanjo Oo Ku Baaqay Xabad Joojin Deg-Deg Ah

0 Visits: 137 | Monday November 15, 2021 - 08:19:23
...

Read More »

Korneyl Rufle "Abaarta sima waxay dhaafayso lama arko, dad iyo duunyaba"

0 Visits: 153 | Monday November 15, 2021 - 07:26:42
..

Read More »

Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika..

0 Visits: 165 | Monday November 15, 2021 - 07:24:01
...

Read More »

Mudanayaal iyo Marwooyin: Saddax Su'aal

0 Visits: 1140 | Sunday November 14, 2021 - 22:28:19
...

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Itoobiya iyo Wafdi gaaray Addisababa

0 Visits: 126 | Sunday November 14, 2021 - 21:01:40
Madaxweynha dalka Kenya ayaa gaaray dalka ay dariska yiihiin ee Itoobiya xili ay dagaallo ka socdaan qaybo ka mid ah dalka kuwaas oo u dhaxeeya xoogaga TPLF iyo ciidamada dowladda. Uhuru Kenyaantta waxaa magaalada Adis Ababa kus oo dhaweyay raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, waxaana la filayaa in…

Read More »

QM oo dalab cusub ka soo saartay doorashooyinka Soomaaliya

0 Visits: 158 | Sunday November 14, 2021 - 20:33:04
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray dhameystirka doorashooyinka golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, waxayna QM dalbatay in la dedejiyo doorashada xildhibaanada golaha shacabka. Sidoo kale qoraalka Qaramada Midoobay waxaa lagu dalbaday in doorashada xildhibaanada golaha shacabka…

Read More »

RW Rooble oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee la qorsheeynaayo

0 Visits: 132 | Sunday November 14, 2021 - 19:30:48
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Rooble ayaa Gudsiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi uga mahad celiyayshaacinta jadwalka doorashada 9 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka BFS iyagoo horayna u qabtay doorashada 2 xildhibaan. " Waxaan ku boorrinayaa dhammaan dowlad-goboleedyada…

Read More »

Booliska Guriceel oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay

0 Visits: 132 | Sunday November 14, 2021 - 19:09:42
Taliska ciidanka booliska degmada guriceel ayaa gacanta ku dhigay eedeysane maxamed macalin nuur oo 36 jir ah kuna eedeysan dilka marxuum Cabdi jaamac daahir dilkaasi oo ka dhacay deegaanka (Hareeri jiile ) oo hoos taga lababaar. War kasoo baxay Taliska Booliska ayaa waxaa lagu yiri" Talisku waxa…

Read More »

Turkiga oo qabtay hub ay lahaayeen Kooxda PKK

0 Visits: 197 | Sunday November 14, 2021 - 19:07:49
Dowlada Turkiga oo gacanta ku dhigtay hub la doonayey in lagu weeraro saldhig ay leeyihiin ciidanka gaarka ah ee turkiga kuwaasi oo fariisan ku leh xadka suuriya. Sarkaal sare oo katirsan turkiga ayaa sheegay in hubkaan ay lahaayeen kooxda pkk. Dowladda Turkiga ayaa dagaal adag waxaa ay kula jirtaa…

Read More »

Mareykanka oo markale baaq la xiriira doorashada u diray Madaxda Soomaalida

0 Visits: 159 | Sunday November 14, 2021 - 19:07:04
Dowladda Mareykanka ayaa markale waxaa ay ugu baaqday Madaxda Soomaalida inay si deg deg ah u soo geba-gabeeyaan doorashada Soomaaliya ka hor inta uusan dhamaan Sanadkaan 2021. Qoraal kooban oo la soo dhigay Barta twitter-ka ee Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa waxaa marka hore lagu bogaadiyay…

Read More »

Mashruuc Bankiga Adduunka ugu talo-galay Soomaaliya oo lacag badan lagu xaday

0 Visits: 125 | Sunday November 14, 2021 - 18:59:07
Bankiga Adduunka ayaa liiska ku daray shirkad la talin oo Kenyan ah oo lagu magacaabo Africa Development Professional Group (ADP) kadib markii lagu helay dhaqan musuq-maasuq iyo qiyaameyn wen oo lagu lunsaday lacag boqolaal kun oo dollar ah. Bankiga Adduunka ayaa tallaabadan qaaday kadib markii baaritaan…

Read More »

War kasoo baxay Amisom oo shaki weyn geliyey xukunkii dilka ee lagu riday askarta

0 Visits: 124 | Sunday November 14, 2021 - 18:55:18
Amisomayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay in dil toogasho lagu xukumay askar ka tirsan howlgalkan oo kasoo jeeda dalka Uganda, kadib markii ay maxkamad militari ku mareen Muqdisho. War-saxaafaded kasoo baxay Amisom ayaa lagu sheegay in maxkamadeynta oo socotay 2-dii illaa 12-kii November…

Read More »

FARMAAJO oo madaxweyne sii ahaan kara illaa 6 sano

0 Visits: 141 | Sunday November 14, 2021 - 18:54:26
Doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa ugu dambeyn shalay lasoo geba-gebeeyey kadib bilo ay soo jiitameysay, ayada oo labadii senator ee ugu dambeeyey lagu doortay Galmudug. Doorashada ayaa soo billaabata 29-kii July, waxayna socotay 108 maalmood, oo ah in ka badan saddex bil iyo bar, ayada oo waxa…

Read More »