Magacyada xildhibaanada ku fadhiya 9-ka ee la shaaciyey jadwalka doorashadooda

0
Monday November 15, 2021 - 07:55:52 in Wararka by
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magacyada xildhibaanada ku fadhiya 9-ka ee la shaaciyey jadwalka doorashadooda

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

Guddiga maamulka doorashada Somaliland ayaa shalay shaaciyey in toddobaadkan la qaban doono doorashada 9 kursi oo kamid xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee Somaliland.

Waxaan halkaan idinkula wadaageynaa magacyada xildhibaanada afartii sano ee lasoo dhaafay ku fadhiyey 9-kaas kursi ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland:

1- #HOP214: Dr. Cilmi Maxamuud Nuur


2- #HOP218: Cabdow Maax Faarax
3- #HOP226: Maryan Maxamuud Ciise
4- #HOP233: Yurub Axmed Raabi
5- #HOP208: Jamaal Xasan Ismaaciil
6- #HOP210: Faadumo Xasan Cali
7- #HOP202: Aamina Cumar Jaamac
8- #HOP225: Maxamed Cabdi Xayir Maareeye
9- #HOP272: Guuleed Caydaruus Cige

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa si weyn usoo dhaweeyay shaacinta jadwalka sagaalkan kursi, oo doorashadooda ay dhaceyso toddobaadkan.

Sidoo kale waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu markale faray madaxda dowlad goboleedyada inay bilaaban doorashada Golaha Shacabka, oo dhawaan si hordhac ah uga bilaabatay dalka, xili lasoo gebagabeeyay doorashadii Aqalka Sare.

 Waxaa aad u yar kalsoonida lagu qabi karo in doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee Somaliland ay u dhacdo si daahfuran, maadaama aad looga deyriyey qaabkii loo qabtay doorashada labadii kursi ee lagu bilaabay.

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo xalay war ka soo saaray doorashada xildhibaanada golaha shacabka ayaa dalbaday in doorashadu noqoto mid lagu kalsoonaan karo, sidoo kalena la dedejiyo.

Magacyada xildhibaanada ku fadhiya 9-ka ee la shaaciyey jadwalka doorashadooda



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip