Booliska Guriceel oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay

0
Sunday November 14, 2021 - 19:09:42 in Wararka by
  • Visits: 132
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Booliska Guriceel oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay

    Taliska ciidanka booliska degmada guriceel ayaa gacanta ku dhigay eedeysane maxamed macalin nuur oo 36 jir ah kuna eedeysan dilka marxuum Cabdi jaamac daahir dilkaasi oo ka dhacay deegaanka (Hareeri jiile ) oo hoos taga lababaar. War kasoo baxay T

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidanka booliska degmada guriceel ayaa gacanta ku dhigay eedeysane maxamed macalin nuur oo 36 jir ah kuna eedeysan dilka marxuum Cabdi jaamac daahir dilkaasi oo ka dhacay deegaanka (Hareeri jiile ) oo hoos taga lababaar. War kasoo baxay Taliska Booliska ayaa waxaa lagu yiri" Talisku waxa uu cadaynaa In eedeysanaha la hor keeni doono sharciga ayna is dajiyaan ehelada , qaraabada iyo qoyskii marxuumku ka baxay Talisku waxa uu ugu baaqaayaa cid waliba oo isku day amni darro ka wada deegaanka in ay ka waantowdo cidii lagu helana gacan bir ah la isaga qaban doono Talisku waxa uu shacabka degmada guriceel iyo deegaanada ku xeeran ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba lasoo wadaagaan waxa uuna ka codsanayaa in ay kor usii qaadaan lashaqeynta booliska degmada guriceel.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip