HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AH ISNIIN 15-KA NOV. 2021-KA

0
Monday November 15, 2021 - 08:35:19 in Wararka by
  • Visits: 471
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA M.TIMES EE MAANTA OO AH ISNIIN 15-KA NOV. 2021-KA

    ...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

...

FARMAAJO oo madaxweyne sii ahaan kara illaa 6 sano

Doorashada Aqalka Sare ee Soomaaliya ay aa ugu dambeyn Dorraad lasoo geba-gebeeyey kadib bilo ay soo jiitameysay, ayada oo labadii senator ee ugu dambeeyey lagu doortay Galmudug.

Doorashada ayaa soo billa abata 29-kii July, waxayna soc otay 108 maalmood, oo ah in ka badan saddex bil iyo bar, ay ada oo waxa la dooranayey ay aheyd kaliya 54 Senator.

Dad badan oo ka mid ah kuwa fallanqeeya si yaasadda ayaa rumeysan in casharka ugu weyn ee doorashada Aqalka Sare laga bartay ay tahay inay tusmeysay in doorashada Gol aha Shacabka ay qaadan doonto muddo inta as aad iyo aad uga badan.

Doorashada Aqalka Sare kuma lug laheyn qabaa’ilka, ma jirin ergooyin lasoo xulayo. Wa xay u baahneyd oo kaliya in madaxweyne gob oleedka uu shaaciyo liiska murashaxiinta ka dibna baarlaman goboleedka uu doorash ada qabto.

Si aad u ogaato sida ay uu fududahay ama waqtiga gaaban ee lagu dhameyn karay, wax aad eegtaa kaliya muddada u dhaxeysay mar ka ay madax goboleedyada shaaciyaan liiska murashaxiinta iyo marka la qabtay doora sha da, taasi oo inta badan aheyd 2 illaa 4 berri.

Hase yeeshee layaabka dhacay ayaa ahaa in madax goboleedyada ay iska haysanayeen bilo, ayada oo aysan jirin wax sabab ah oo mu uqda, marka laga reebo Saciid Deni oo doora shada sida ugu dhaqsaha badan usoo geba-gebeeyey.

Dadka siyaasadda fallanqeeya ayaa rume ysan in doorashada golaha shacabka ay qaa dan karto sanad illaa sanad iyo bar, marka loo eego xawaaraha ay ku socotay doorashada Aqalka Sare.

Taasi waxay ka dhigan tahay in madaxwey ne Farmaajo, oo hadda ku jira bishii sagaalaad ee xukunka tan iyo markii waqtigiisa uu dham maaday, uu kursiga kusii fadhin karo sanad ill aa sanad iyo bar kale oo dheeri ah, taasi oo ka dhigan inuu madaxweyne sii ahaan karo 6 sa no iyo ka badan, haddiiba aan dib loo soo doo ran oo uusan gaarin 10 sano.

Dib u dhacan wax eed ah oo muuqata ku ma lahan madaxweyne Farmaajo, waxaana yaab leh in kadib muddo lagu eedeynayey in uu diidan yahay inuu doorasho qabto, ay had da kuwii isaga eedeynayey ay socodsiin la’yi hiin doorashada.

R/Wasaare Rooble oo carcartii doorashada gaabiyey iyo madax goboleedyo aan la ogeyn waxa ay doonayaan ayey ka socon la’dahay doorashada dalka.

Maalin kasta oo uu kursiga ku fadhiyo mada xweyne Farmaajo oo ah wixii ka dambeeyey heshiiskii 27-ka May ee Rooble iyo madax gob oleedyada, wax eed ah kuma lahan. Xigasho:Caasimadda.Net

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Agaa simaha Bangiga Adduunka

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ag aasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afri ka Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaamin ayo 2da dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadle en dardargelinta mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunku ka fuliyo Soomaaliya iyo kuwa qorsheysan.

R/Waaaaraha ayaa uga mah ad celiyay Bangiga Adduunka tag eeradiisa hay’adaha dow ladda iyo horumarin ta midaamka maaliyadeed ee dalka.

Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya waxaa uu ka taageeraa Arrimo dhowr ah, waxaana mas’uuliyiinta ka socota ay la kulmi doonaan Madaxda kale ee Dowladda Soomaaliya.

Jadwalka doorasho ee 9 ka mid ah kuraas ta GOLAHA SHACABKA oo la shaaciyey

Guddiga doorashada Somaliland ayaa Shalay shaaciyey in 7baadkan la qaban doo no doorashada 9 kursi oo kamid xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda gobolada Waqooyi ee loo yaqaano Somaliland.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Gu ddoonka guddiga doorashada Somaliland Sa gaalka Kursi ayaa waxay sumadoodu tahay Hop#214,Hop#218,Hop#226,

Hop#223,Hop#208,Hop#210,Hop#272,Hop#202 iyo Hop#225.

"Waxaan guddiga doorashooy inka (FEIT) ku wargelinaynaa liis ka kuraasta baarlamaanka golaha shacabka ee aan ugu tala-galnay 7baadkan inaan doo rashadooda qabanno, kuwaasi oo tirsigoodu hoos ku xusan yahay,” ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay Guddiga doorashooyinka Somal iland.

Guddiga ayaa sidoo kale faray in madax dhaqameedka qabaa’iilka kuraastaas iska leh ay xarunta guddiga ay soo xaadiraan taari ikhdu tahay 15-ka November 2021-ka, si loo si iyo tababarada doorashada, ayna u soo xula an ergooyinka codbixinta.

Qoraalka kasoo baxay guddiga doorasho oyinka Somaliland ayaa waxaa soo dhaweey ay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka he er Federaal Maxamed Xasan Cirro, oo isagu faray maamulada kale iney si deg deg u soo saaraan jadwalka doorashada kuraasta Aqal ka Hoose.

Si kastaba, Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa dhawaan sheegay in doorasha da G/Sh/B/S. y si rasmi ah u bilaabmi doonto 16-ka bishaan November, ayada oo 24 Dec ember 2021 ay tahay waqtiga kama danbaysta ah ee loo asteeyey in lagu soo gebagebeeyo doorashadaas.

RW Rooble oo ka hadlay doorashada Gola ha Shacabka ee la qorsheeynaayo

Ra’iisul Wasaaraha X/Xilgaarsiinta Maxa med Rooble ayaa Gudsiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi uga mahad celiyay shaacinta jadwalka doorashada 9 kursi oo ka tirsan G/Shacabka BFS iyagoo horayna u qabt ay doorashada 2 xildhibaan.

"Waxaan ku boorrinayaa dha mmaan dowl ad-goboleedyada in ay bilaabaan doorashada Go laha Shacabka si doorashada xildhibaannadu noogu soo idlaato ka hor dhammaadka sanad ka ayuu yiri” RW Rooble.

Waxaa naga go’an fududeynta doorasho hufan oo nabdoon, taas oo nooga baahan isk aashi iyo in aan wadajir uga shaqeyno.

Dil Shalayeyd Ka Dhacay Magaalada Mu qdisho Iyo Faah Faahin Laga Helay

Kooxo ku hubesynaa Bastoolad ayaa Shalay Askari ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa Bo oliska ku dilay qeyb kamid Magaalada Mu qdisho.

Dad la hadlay Idaacadda Dalsan ayaa u sheegay in rag dhalinyaro oo watayBastool ado ay toogasho ku dileen Askariga Booliska, xili uu ku sugnaa Isgoyska Tarabuunka ee deg mada Hoban.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya inay goobta si dhaqsi ah uga baxsadeen raggii ka dambeeyay falkaas dhacay oo loo geystay Askari ka tirsanaa Ciidanka dowladda Feder aalka gaar ahaan kuwa Booliska.

Ciidamo Booliska ee joogay Isgoyska Tar abuunka ee degmada Hodan ee Gobolka Ba naadir ayaa durbo halka uu dilka ka dhacay u cararay, kana qaaday Meydka Askariga la too gtay, mana jirto cid loo soo qabtay dilka.

Dorraad ayey markii Kooxo watay Bastoolad ay Isgoyska Warshada Caanaha ee M/ Muq disho ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidanka Taraafikada DFS, xili uu ku sugnaahalkaasi

Wadahadalladii laga dhex waday Ahlus unna iyo Qoorqoor oo fashilmay

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa deegaanka Bohol oo ay ku sugan yi hiin ciidamada Ahlusunna ayaa sheegay in dadaalladii ay wadeen ee ku aadana in lasoo afjaro colaada in uu fashil kusoo dhamaaday.

Gen. Abshir Aadan labo Afle ayaa sheegay in dhammaan qodobadii ay wadeen in ay diid een Ahlusunna ay sheegeen in marnaba ays an aqbali doonin wax wadahal ah oo ay la gal aan maamulka Qoorqoor, maadaama dhawa an lagu qaaday dagaal Culus.

Waxaa uu xusay in hadda wixii ka dambee ya ay ka dhex baxeen , islamarkaana ay u taa llo Ahlusunna iyo maamulka Galmudug sida laga yeelayo xaalada Amaan ee deegaanka.

"Dadaal dheer ayaan sameynay saraakiil ahaan, waxaan Bohol joognay 12-maalmood si aan raga halkaas jooga uga baajino in dhiig dambe daato balse way naga diideen wax kas ta oo aan xal ahaan u wadney iyagoo ku adke ystay aragti aan soconeynin oo uu horey u sheegay hoggaamiyohooda, waana kasoo laa baney.” Taliye Laba-Afle ayaa uga mahad celi yay Madaxwayne QoorQoor sida uu fursadan u siiyay, isagoo sheegay in go’aanka nimanka asi laga qaadanayo yahay mid u yaala dowl ada iyo cidii amniga shuqul ku leh.

Galmudug oo wax aan horey loo arkin ku soo kordhisay doorashada Soomaaliya

Maamul goboleedka Galmudug ayaa sabt idii soo gabagabeeyey doorashada aqalka sa re kadib markii la doortay labadii kursi ee ugu dambeysay aqalka sare, kuwaas oo kala ahaa Cabdi Qeybdiid iyo Cabdi Xareed.

Haddaba, waxaa xusid mudan in maamulkaasi ma rka laga soo tago xulista uu sameeyey madaxweyna ha ee ku aadan cidda tart ameysa, oo uu kala sinnaa dowlad goboleedy ada kale, uu yahay hadana maamulka keliya ee aan la furin sanduuqa doorashada, iyada oo loo tanaasulay dhammaan Senatorada soo baxay.

Horey uma dhicin maamul goboleed dha mmaan doorashadii xubnaha Aqalka Sare aan laga codeyn, balse lagu kala baxay "tanaasul,” taasi oo muujineysa heerka musuq-maasuq ee doorashooyinka Aqalka Sare.

Haddaba, waxaan halkaan kusoo gudbiney naa sida ay wax u dhaceen.

Senator Saciid Siyaad, oo ahaa Senatorkii ugu horeeyey ee soo baxa waxaa "u tanaas ulay” Maxamed Daahir.

Senator Dhageey, oo Senatorka 2-aad ee Galmudug kasoo baxa waxaa isna inta aan la tartamin "u tanaasula” Daahir Faarax Fiidow.

Senator Dhagdheer, oo ahaa Senatorkii 3-aad ee soo baxa waxaa goobta tartanka "uga baxay” Nuur Guutaale.

Senator Zamzam Daahir, oo noqotay Sen atorkii 4-aad ee Galmudug waxaa "u tanaasu shay” Farxiya Maxamed Guure

Senator Cabdixakiim, oo ahaa Senatorka 5-aad ee Galmudug waxaa isna "u tanaasu shay” oo sanduuqa iney tago diiday Ismahaan Cabdi Xuseen

Senator Duniyo Maxamed, oo noqotay Sen atorka 6-aad ee Galmudug, waxaa iyada kurs iga "siisay” oo tartanka ka baxday Qadro Cabd ullahi isxaaq

Cabdi Qaybdiid, oo kusoo baxay tartankii sabtidii, noqdayna Senatorka 7-aad ee Gal mudug waxaa "u tanaasulay” Cawil Nuur Cali.

Cabdi Cismaan Xareed, oo isna Dorraad sabtidii noqday Senator-ka ugu dambeeyey ee Galmu dug la doorto iyo midkii ugu dambeeyey ee loo doorto baarlamaanka 11-aad oo ka kooban 54-ta Senator waxaa "u tanaasulay” Mahad Aadan Guuleed.

Tanaasulka loo sameynayo kuwa kusoo ba xay Senatornimada ayaa waxaa uu adkeyna yaa erayga soo shaacbaxay ee "Malxiiska doo rashada” taas oo meesha ka saareysa hufn aanta doorashada.Xigasho: Goobjoog News

Booliska Guriceel oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay

Taliska ciidanka booliska degmada guriceel ayaa gacanta ku dhigay eedeysane maxamed macalin nuur oo 36 jir ah kuna eedeysan dilka marxuum Cabdi jaamac daahir dilkaasi oo ka dhacay deegaanka (Hareeri jiile ) oo hoos taga

laba baar

. War kasoo baxay Taliska Booliska ayaa waxaa lagu yiri" Talisku waxa uu cadaynaa In eedeysanaha la hor keeni doono sharcigaayna is dajiyaan ehelada , qaraabada iyo qoyskii marxuumku ka baxay

Talisku waxa uu ugu baaqaayaa cid waliba oo isku day amni darro ka wada deegaanka inay ka waantowdo cidii lagu helana gacan bir ah la isaga qaban doono Talisku waxa uu sha cabka degmada guriceel iyo deegaanada ku xeeran ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba lasoo wadaagaan waxa u una ka codsanayaa in ay kor usii qaad aan la shaqeynta booliska degmada guriceel.

Ganacsatada xoolaha Somaliland oo ka ca banaya wasiirka xanaanada xoolaha Soom aaliya

Ganacsatada xoolaha ee Somaliland, ayaa wasiirka xannaanada xoolaha ee Soomaaliya Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen ku eedeeyay in uu hortaaganyahay dhoofka xoolaha loo iib gayn jiray dalka Sacuudiga oo ay sheegeen in uu istaagay.

"Markii Shalay xoolihii aanu iibsanay hada na waala carqaladeeyay, xoolihii Sucuudigii wuu u baahanyahay inagiina inaga dhoofi ma ayaan, cidkasta oo ay khusayso waxan u sheegayaa in dhoofkii loo furo xoolaha, khaasatan wax an cambaaraynayaa wasiirka xan naanada xoolaha Soomaaliya oo naloo sheeg ay in uu xoolaha yaga ku taaganyahay" waxa sida Saab TV u sheegay mid kamid ah ganac satada.

Sidookale, ganacsatada ayaa ku andacoo day in dowlada Sacuudigu xoolaha furtay laa kin, wasiir Xuseen uu Sacuudiga ka dalbaday in la joojiyo xoolaha.

"Sacuudigu wuxuu yidhi xoolaha waan fura yaa kadibna, waxaa nalagu yidhi nin Xamar ka tagay oo xannaanada xoolaha la yidhi, anagu waxaanu qabnaaa in xoolihii la siyaasadeeyay oo wasiirka jooga Xamar uu xoolihii siyaasade eyay" waxa sida Saab TV u sheegay mid ka mid ah ganacsatada.

Dowlada Soomaaliya ayaa marar kala du wan lagu eedeeyay in ay cunaqabatayn saarto xoolaha laga dhoofiyo dekedda Berbera. Xigasho:hiiraan.com

Miisaaniyadda Galmudug Ee 2022-K Oo Baarlamaanka La Horgeeyay

Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa Shalay oo Axad ah kulankoodii caadiga ahaay yeeshay waxaana shir gudoominayay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayna ku wehlineysay G/ye ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka Kul anka Shalay ayaa ajandihiisu ahaay,Bandhiga iyo Akhrinta Koowaad ee Hindise-Sharciyeed ka Miisaaniyadda Galmudug ee Sanadka 2022.

Wasiirka Maaliyada Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa kulankii Shalay ee Baa rlamaanka horgeeyay Miisana da Galmudug ee 2022, waxaa na Xildhibaanadu soo aqrin do onan miisaaniyada ee usoo gudbiyay Wasiirka maaliyada Galmudug taas oo kasoo gudubtay Golaha Wasiirada Galmudug

War kasoo baxay Amisom oo shaki weyn geliyey xukunkii dilka ee lagu riday askarta

Amisom ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah u xaqiijisay in dil toogasho lagu xukumay askar ka tirsan howlgalkan oo kasoo jeeda dalka Uganda, kadib markii ay maxkamad militari ku mareen Muqdisho.War-saxaafaded kasoo baxay Amisom ayaa lagu sheegay in maxkamadeynta oo socotay 2-dii illaa 12-kii November ay shan askari ay ku heshay in ay ku lug lahaayeen dlka sha cab Soomalaiyeed loogu gaystay deeganaka Golweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose 10-kii August.

Laba ka mid ah askarta ayaa dil toogasho lagu xukumay halka saddex kale ay wajahaya an 39 oo xabsi ah midkiiba.

War-saxaafadeedka ayaa intaas ku daray in askarta la xukumay loo celin doona dalkooda Uganda, si ay halkaas loogu fuliyo xukunka lagu riday.

"Askar ahaan waxaa mas’uuliyad naga saaran tahay ilaalinta nolosha iyo hantida. Howlgake ena Soomaaliya waa inaan wiiqnaa Al-Shaba ab iyo kooxaha hubeysan. Si aan middaas u sameyno, waa inaan ilaalinaa shacabka, taas ina waxay ku caddahay xeerarkeena howlgal ka,” waxaa sidaas yiri taliyaha qeybta Uganda iyo taliyaha qeybta koowaad ciidanka Amisom Gen. Don Nabasa.

Taliyaha guud ee ciidamada Amisom Dio mede Ndegeya ayaa isna sheegay inay xaq iijin doonaan in sida ugu adag ay ugu hoggaan samaan waajibaadka saaran inay baacsadaan sidii ay u wiiqi lahaayeen Al-Shabaab.

Hase yeeshee, hadalka kasoo baxay Ami som ayaa waxaa ku jira jumlad shaki badan dhalisay, oo ah in askarta la xukumay loo celin doono dalka Uganda halkaasi oo xukunkooda lagu fulin doono.

Waxaa markii hore la rumeysnaa in askar ta lagu toogan doono Muqdisho, balse warka Amisom kasoo baxay wuxuu xukunkan u ekey siiyey mid dhab ahaanshihiisa ay adag tahay in la xaqiijiyo.

Arrinta is-weydiinta mudan ayaa ah yaa xa qiijin doona in xukunkaas la fuliyey iyo in kale, haddii aanu noqon mid ka dhaca meel fagaare ah, taasi oo aysan u badneyn.

Xukunkan markii horeba ma ahaa mid lagu daminayey carada ka dhalatay dadkii lagu la ayey Golweyn ee ehalladooda ay muujiyeen karti aysan kiiskan uga aamusin illaa ay ku guuleysteen xukunkan?

Haddii askarta la geeyo Uganda, kadib Uga nda war-saxaafadeed un ku sheegto in la dilay askarta dambiga lagu helay, yaa xaqiijin kara?

Turkiga oo qabtay hub ay lahaayeen Koox da PKK

Dowlada Turkiga oo gacanta ku dhigtay hub la doonayey in lagu weeraro saldhig ay lee yihiin ciidanka gaarka ah ee tur kiga kuwaasi oo fariisan ku leh xadka suuriya.

Sarkaal sare oo katirsan turki ga ayaa sheegay in hubkaan ay lahaayeen kooxda pkk. Dowladda Turkiga ayaa dagaal adag waxaa ay kula jirtaa Kooxda PKK oo ka dagaalanta xadka Suuriya, waxaana Turkiga uu dhowr jeer sheegay in uu dagaalyahano ka dilay.


Xisbiga Waddani oo cambaareeyay saraakii sha xisbiga Kulmiye ee isasoo sawiray iya ga oo faraha malab kula jira

Xogeeyaha guud ee xisbiga Waddani Kha dar Xuseen Cabdi, ayaa talaabo aan wanaag sanayn ku tilmaamay sawiro ay iyaga oo farta malab kula jira baahiyeen xubno kamid ah gol aha wasiirada iyo saraakiil sar sare oo ka tirs an xisbiga Soma liland ka arrimiya ee Kul miye 4 sa nno guurada ka soo ware egtay doorashadii madax weyne Biixi.

Xogeeya oo waraysi siiyay MMTV, ayaa sheegay in shacabka caadiga ahi ay fikir koo da u cabiri karaan habka iyo hannaanka ay do onaan lakin, madaxda xisbiga Kulmiye iyo xuk uumada ay ceeb ku tahay in ay isasoo saw iraan iyaga oo faraha malab kula jira.

"Dadka taageerayaasha ahi ama farha dhu nkadan, malab ha galiyaan ama ha qaniina ane, qofka taageeraha ahi isaga xor u ah sid uu fikir kiisa u cabirayo, lakin masuuliyiin qar an oo galaha wasiirada ku jra, masuuliyiin qar an oo xisbiga talada haya xilal sare ka haya waxan is leeyahay ceeb iyo magac xumo ayay ku tahay" ayuu yidhi xogeeye Khadar.

Xogeeyaha ayaa ku andacooday in farta ay saraakiishu malabka galiyeen anay ka turjum ayn wax qabadka xukuumada Kulmiye lakin, loo baahanyahy isla xisaabtan dhab ah, iyo in la is waydiiyo waxa u hirgalay xisbiga Kulmiye.

"Far malab la galiyaana macno ma samay so, far la qaniinaana macno ma samayso lak in, waxa macno samaynaya Shalay madaxw eyne Muuse 4 sannadood buu joogay, dowla dnimadeeni muxuu ka qabtay, saboolnimadii muxuu ka qabtay waddooyinkii iyo kaabayaa shi muxuu ka qabtay, aqoonsigii muxuu ka qa btay" ayuu yidhi xogeeye Khadar.

Shacabka Somaliland ee ku kala aragtida duwan siyaasada madaxweyne Biixi, ayaa qaa rna baraha bulshada ku baahiyeen sawiro ay farta qaniinsanyihiin, qaarna iyaga oo faraha malab kula jira, waxaana kasoo muuqday sar aakiil ka tirsan xukuumada Somaliland iyo xi sbiga Kulmiye kadib 4 sano guurada kasoo wareegtay doorashadii madaxweyne Biixi ee 13, November, 2017.

Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigtay Markab Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumeysanayey Xeeb

Ciidamada Badda dowlad Goboleedka Gal mudug ayaa gelinkii dambe ee Dorraad gacanta kusoo dhigay Markab si sharci darro ah ah uga jelaabanayey xeebaha degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ee Ma amulka Galmudug.

Saraakiil ka tirsan Ciid anka Mariiniska badda Ga lmudug ayaa waxaa ay sheegeen in Markabka ay qabteen uu ka dhul babanaayey Calanka dalka Shiinaha, isla markaana ay saarnaayeen shaqaalo dhowr ah oo kalluumeysato ahaa.

Sidoo kale Saraakiisha Ciidanka Mariiniska ayaa tilmaamay in markabkaan la qabtay la baadi goobayay muddo, ayna gacanta kusoo dhigeen, iyagoona xusay inay shaqaalaha la socday ay ka jelaabanayeen kalluun iyo qeyr aad kale oo badda ku jira. ugu dambeyn Ciida mada Badda D/G/G/Mudug ayaa markabkaan iyo shaqaalihii la socday keenay Dekadda M/ Hobyo ee G/Mudug, si looga qaado tallaabo waafaqsan sharciga.

Mareykanka oo markale baaq la xiriira door ashada u diray Madaxda Soomaalida

Dowladda Mareykanka ayaa markale wax aa ay ugu baaqday Madaxda Soomaalida inay si deg deg ah u soo geba-gabeeyaan door sh ada Soomaaliya ka hor inta uusan dhamaan Sanadkaan 2021 Qoraal kooban oo la soo dhi gay Barta twitter-ka ee Safaaradda Mareykan ka ee Muqdisho ayaa waxaa marka hore lagu bogaadiyay Madaxda Shanta dowlad Gobole ed dhameystirka doorashada Aqalka Sare, bal se la sheegay in la joogo waqtigii la soo geba- gabeyn lahaa doorashada Golaha Shacabka.

Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay in uu diyaar yahay dhaqaalaha loog u talo galay doorashada balse ay muhiim tahay in horay loo socdo lana dhameystiro door ashooyinka.

"Dhaqaale ayaa diyaar ah si loo dhamayst iro qayb muhiim ah oo ka mid ah doorashooyin ka Golaha Shacabka, taas oo ay ugu wacan tahay khidmadaha diiwaangelinta musharraxi inta ee horay looga soo ururiyay iyo qaaraan ka ay ka heleen saaxiibada Soomaaliya, oo uu ku jiro Mareykanka ayaa lagu yiri” Warka ka soo baxay Mareykanka.

Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay aa Maalin ka hor sheegay in 16 Bishaan ay bil aabi doonaan doorashada Xildhibaannada Gol aha Shacabka, isla markaana ay kusoo geba-gabeyn doonaan 24-ka Bisha December, wax aana xusid mudan in la dhameystiray doora shada 54 kursi oo uu ka kooban yahay Baar lamaanka Aqalka Sare.

QM oo dalab cusub ka soo saartay doora shada Somalia

Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaa liya ayaa war ka soo saaray dhameystirka doo rashooyinka golaha Aqalka Sare ee Soomaa liya, waxayna QM dalbatay in la dedejiyo doorashada xildhibaa nada golaha shacabka.

Sidoo kale qoraalka Qaramada Midoobay waxaa lagu dalbaday in doorashada xildhibaanada golaha shacabka ay noqoto mid lagu kals oonaan karo.

"Qaramada Midoobay ee Soomaaliya wax ay soo dhawaynaysaa gabagabada doora shada dhammaan kuraasta Aqalka Sare ee Ba arlamaanka Federaalka, waxayna ku baaqays aa in si deg deg ah loo soo dhameystiro door ashada Golaha Shacabka oo loo dhan yahay oo lagu kalsoonaan karo,” ayaa lagu yiri qor aalka.

Sabtidii Dorraad waxaa Dhuusamareeb lagu doortay labadii kursi ee u dambeysay door ashada golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana horay loo doortay lab adii kursi ee u horeysay xildhibaanada golaha shacabka.

Dhanka kale guddiga doorashada Somalil and ayaa Shalay shaaciyey in toddobaadkan la qaban doono doorashada 9 kursi oo kamid xildhibaanada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda gobollada Waqooyi ee Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Guddoonka guddiga doorashada Somaliland

Sagaalka Kursi ayaa waxay sumadoodu tahay

Hop#223,Hop#208,Hop#210,Hop#272,Hop#202 iyo Hop#225.

"Waxaan guddiga doorashooyinka (FEIT) ku wargelinaynaa liiska kuraasta baarlamaanka G/Sh. ee aan ugu tala-galnay 7baadkan in aan doorashadooda qabanno, kuwaasi oo tirsigoo du hoos ku xusan yahay,” ayaa lagu yiri qoraal ka kasoo baxay Guddiga doorashooyinka Somaliland.

Jabuuti oo si weyn uga hor-timid qorshe Mareykanka uu ka damacsanaa dalkeeda

Dowladda Jabuuti ayaa Shalay sheegtay in dhulkeeda aan loo adeegsan doonin "faro gelin dagaal” oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah

Hadalkan ayaa yimid kadib markii Jeneral ka tirsan ciidama da Mareykanka uu wareysii uu siiyey BBC-da walaac uga muuji yey saameynta uu dagaalka Ethiopia ku yeel an karo gobolka, islamarkaana ciidamada Mar eykanka ee Jabuuti "ay diyaar u yihiin inay ka jawaabaan xasaradda.”

Wasiirka Arrimaha Dibadda Maxamuud Ca li Yuusuf ayaa qoraal uu soo dhigay twitter-ka ku yiri "Jeneraal Willilam Zana, taliyaha sal dhigga Lemonier [ee Jabuuti], wuxuu wareysi uu siiyey BBC-da ku sharxay sida ciidamada Mareykanka ee ku sugan Jabuuti ay u fuliyaan howlgallo lagula dagaalamayo argagixisada iyo ilaalinta muwaadiniintooda haddii loo baa hdo daad-gureyn.”

"Dadka qaar ayaa walaac ka muujiyey in dhulka Jabuuti loo adeegsanayo farogelin dag aal oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah. Ta ni ma dhici doonto sababtoo ah D/Jabuuti wax aa ka go’an xiriirka ay la leedahay deriskee da.”

Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in Ja buuti ay qadarineyso iskaashiga muhiimka ah ee ay la leedahay Mareykanka, "ayna hubanti tahay in iskaashigan aanu aheyn mid ka dhan dal kasta oo ay noqoto.”

Saldhigga ciidamada Mareykanka ee Jab uuti ayaa inta badan loo adeegsadaa in laga qaado weerarada iyo howlgallada ka dhanka argagixisada, oo laga fuliyo meelo ay ka mid tahay Soomaaliya.

Muwaadin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koofur Afrika

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Mu waadin Soomaaliyeed oo Shalayeyd lagu dilay Dalka/K/Afrika, waxaana la helayaa faah faahinno dheraad oo ku aaddan dilkaasi.

Dilka ayaa la sheegay inuu ka dhacay Deg aanka Ritreat Ee M/Cape Town ee K/Afrika, waxaana marxuumka la dilay Magaciisa lagu soo koobay Cabdi Qandho, kaasi oo ka mid ah aa Soomaalida dalkaasi ku nool.

Goobta uu dilku ka dhacay waxaa gaaray Ciidanka Booliska kuw aasi oo sameeyay Baar itaanno dadkii dilka gaystay, balse ilaa iyo had da ma jirto cid loo soo qabtay falkaasi dilka loo gu gaystay Muwaadinkaasi Soomaaliyeed.

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku ganac sda dalkaasi ayaa lakulmo dilal iyo dhac jogta ah, waxaana tiro dhowr jeer ah dilal bareer ah

FADEEXAD culus oo ka dhacday gudaha xarunta madaxtooyada Faransiiska

Dacwad oogayaasha Faransiiska ayaa ba aritaan ku billaabay kufsi la tuhunsan yahay in gabar askari ah loogu gaystay gudaha xarunta madaxtooyada Faranasiiska ee Paris bishii Ju ly, kaasi oo lagu eedeeyey askari kale, waxaa sidaas AFP u sheegay il -wareedyo garsooor.

Kufsiga la tuhunsan ya hay ayaa dhacay bishii July xilli ay socotay xaf lad loo sameynayey Jeneral iyo laba qof oo ka le, oo uu ka qeyb galay madaxweyne Emman uel Macron, sida uu shaaciyey wargeyska ma alinlaha ah ee Faransiiska ee Libération, oo ahaa kan ugu horreeyey ee xogtan shaaciya.

Askariga la eedeeyey ayaa waxaa su’aalo weydiiyey dacwad-oogayaasha 12-kii July, waxaana u harsan su’aalo kale, hase yeeshee weli si rasmi ah dacwad looguma soo oogin, si da uu sheegay ilo-wareedka garsoor.

Xafiiska madaxweyne Macron ayaa ahmiyad ka dhigtay inuu iska ilaaliyo fadeexad kale oo qabsata tan iyo shaac ka qaadistii ceebta lah eyd ee ku saabsaneyd in mid ka mid ah ila aladiisa gaarka ah uu weeraray qof da’yar oo dibad-bax dhigayey, bishii May ee 2018-kii.

Askarigaas oo lagu magacaabo Alexandre Benalla ayaa toddobaadkii tegay lagu xuk umay saddex sano ee xabsi ah, balse ma geli doono xabsi marka la eego xeerka xukunada Faransiiska, wuxuuse xiran doonaa aalad lugta lagu xirto oo la socota dhaq-dhaqaaqiisa.

Sida uu sheegay wargeyska Libération, gab adha sheegtay in la kufsaday iyo askariga ay eedeysay ayaa saaxiib ahaa, waxayna ka wada shaqeynayeen xafiis amnigiisa aad loo sugo oo ka tirsan madaxtooyada Élysée Palace, oo shaqadiisu tahay arrimaha xasaasiga ah ee dowladda gaar ahaan, sirta culus.

Wargeyska ayaa sheegay in gabadha ay ashtakada kufsi ka diiwaan-gelisay saldhig boolis oo ku yaalla meel u dhow madaxtooya da, islama rkaana askariga la eedeeyey laga joojiyey shaqada Élysée.

Sarkaal ka tirsan madaxto oyada oo arrintan wax laga we ydiiyo ayaa AFP u sheegay "is lamarkii eedeyntan ay timid, waxaa la qaaday tallaabooyin deg deg ah oo lagu taageerayo dhibanaha la sheegay, islamarkaana eedeysanaha ayaa deg deg looga wareejiyey xarunta Élysée.”

Wasaaradda gaashaandhigga Faransiiska waa ay diiday inay ka hadasho arrintan.

Maxkamad Ku Taalla Dalka Jabuuti Oo Xuk un Dheer Ku Ridday Duuliye Ka Tirsanaa Ciidanka Dalkaas

Maxkamad ku taalla dalka Jabuuti ayaa 10 sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo gaa raya 12,000 oo doollar ku ridday duuliye Fu’ aad Yuusuf Cali oo ka tirsanaa cii danka dalk aas, taasoo ka careysi isay qoyska Fu’aad.

Fu’aad, oo ahaa duuliye ciidan, muddo 10 sano ahna ciidanka Jab uuti ka tirsanaa ayaa u cararay Itoobiya 27-kii bishii Maarso ee sa nadkii hore, ka dib markii uu dhalleeceeyay "cadaalad darrada ka dhex jirta militariga dal kaas,” sida ay qortay wa rbaahinta RFI oo isa ga soo xigatay.

Dawladda Jabuuti ayaa markii dambe soo saartay amar ah in la soo xiro Yuusuf oo Itoo biya ku sugnaa laguna soo wareejiyo.

Horraantii bishii April ee sanadkii hore, xilli uu isu diyaarinayay inuu gudbisto codsi megen gelyo ayaa duuliyaha lagu xiray Addis Ababa.

Wararkii ugu dambeeyay xaaladda Itoobiya iyo Wafdi gaaray Addisababa

Madaxweynha dalka Kenya ayaa gaaray dalka ay dariska yiihiin ee Itoobiya xili ay dagaallo ka socdaan qaybo ka mid ah dalka kuwaas oo u dhaxeeya xoogaga TPLF iyo ciidamada dowladda.

Uhuru Kenyaantta waxaa magaalada Adis Ababa kus oo dhaweyay raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed, waxaana la filayaa in ay ka wadahadalayaan xaaladihii ugu dambeyay ee gobalka gaarahaanna colaadda Itoobiya ka taagan maadama labada dal ay xuduud wadaagaan.

Tagitaanka Uhuru kenyaatta ee Itoobiya ayaa imaanaya xili la sheegayo in wadahadallo nabadeed aaney suurta gal ahayn inta dagaalladu sii xoogeysanayaan.

Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria,Olusegun Obasanjo oo ah ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Geeska Afrika, ayaa sheegay in uu ku rajo weyn yahay wadahadallada suurtagalka ah, balse loo baahan yahay in dhammaan dhinacyada ay joojiyaan dagaalka oo la helo fursad abuuri karta wadahadal.

 


 


 
UNOPS  JOBS

 

 

 

Operations - Senior Assistant



Job categoriesProject Management,ProgrammeManagement

Vacancy codeVA/2021/B5001/22878

Department/officeNYSC, Peace and Security Cluster

Duty stationBaidoa, Somalia

Contract typeLocal ICA Support

Contract levelLICA-5

DurationOngoing contract (Open-ended, subject to organizational requirements,

availability of funds and satisfactory performance)

Application period10-Nov-2021 to 25-Nov-2021


Applications to vacancies must be received before midnight Copenhagen time (CET) on the closing date of the announcement.


 Background Information - PSC

 

Peace and Security Cluster

 

The UNOPS Peace and Security Cluster (PSC) is a principal service provider in the field of mine action with the United Nations Mine Action Service (UNMAS), UNDP, UNICEF, Governments of mine-affected countries and other mine action partners.  It is led by the Director, who has overall authority and accountability for the performance PSC on behalf of its clients.  The Director is responsible for administering and providing oversight of the day-to-day management of the Project Field offices, both according to the client requirements and in line with UNOPS rules and

regulations.

UNMAS

 

United Nations Mine Action Service (UNMAS) is a division of the Office of Rule of Law and Security Institutions (OROLSI) in the Department of Peacekeeping Operations (DPKO). UNMAS is mandated by the United Nations General Assembly (RES/68/72) to ensure an effective, proactive and coordinated response to the problem posed by a wide range of explosive hazards. Legislative mandates also recognize UNMAS technical expertise in responding to threats posed by unsecured and unsafe conventional weapons and ammunition stockpiles. As an office within DPKO, UNMAS supports peacekeeping and special political missions in accordance with Security Council mandates. 

UNMAS as a component of the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) provides explosive hazard management capacities, including mitigation, to AMISOM as part of a logistical support package. Non-lethal tactical advice and analysis are delivered by UNMAS technical advisors located in each AMISOM Sector Headquarters and at AMISOM Force Headquarters, who support AMISOM planning and operations. UNMAS support includes both enabling ("operate in spite of IEDs”) and response ("defeat the device”). As a component of the UN Mission in Somalia (UNSOM) UNMAS also supports the Federal Government of Somalia, including the Somali Police Force, Somali Explosive Management Authority and National Security Advisor. 

 Functional Responsibilities


The Operations - Senior Assistant works under the direct supervision of the Operations Officer in support Somalia Humanitarian Explosive Management for Stabilization (HEMS) Project. In close coordination with the rest UNMAS HEMS team, he/she support the management of the overall operations in the field.

·He/she assist the HEMS operations team in day-to-day activities for contracted teams, analyzing team tasks and checking reports.

·Visit task sites to monitor Quality Assurance (QA) Quality Control (QC) & assure the progress of field service delivery by the contractors.

·Coordinate land release and handover of cleared sites in collaboration with SEMA and contractors.

·Identify potential clearance task sites in coordination with the affected land users and SEMA.

·He/she facilitates and supports the provision and issuance of tasking order to the contractors delivering services to mitigate explosive threats across the Federal Member States (FMS) and state level.

·He/she provide assist the project to develop routine and ad hoc-reports on operational activities and during formal incidents/accidents BOI investigations.

·He/she verifies the project information management by updating project filing and documents, control the share driver/systems and ensure all project memories are properly archived. 

·He/she assist the project and other section in translation and interpretation to and from local languages.

·He/she plays a leading role in liaison between UNMAS and relevant stakeholders including implementing partners/contractors, local communities, clan/elders, relevant FMS ministries, national authorities, and partners from other programs. 

·He/she assists in routine logistical and administrative duties and monitor equipment issued and  loaned to implementing partners.

·He/she organizes routine field visits to assess the service delivery of the partner and assist to measure the impact of the services delivered by the contractor and mission in general.

·He/she organizes and provides the general regional security and political updates to the project management team. 

·Any other duties as assigned by the supervisor or the Project Manager. 

 Competencies


Treats all individuals with respect; responds sensitively to differences and enc...

 Education/Experience/Language requirements


*CANDIDATES WITH NO UN OR UNOPS EXPERIENCE ARE ENCOURAGED TO APPLY
*Qualified female candidates are strongly encouraged to apply

a)      Education

·A First Level University degree (Bachelor’s Degree or equivalent) with a minimum of one year of relevant experience is required; OR

·High School (Secondary or equivalent) with five years of relevant experience is required.

b)      Experience

·Relevant experience is defined as experience inprogrammemanagement, project management, project development, project administration, operation support or administration support.

·Experience in report writing is required;

·Experience in Explosive Hazard Management is highly desired;

·Computer literacy is required.

c)      Language

·Fluency in English (speaking, reading and writing) is required.

·Fluency in Somali (speaking, reading and writing) is required.

 Additional Considerations


Please note that the closing date is midnight Copenhagen time Applications ...

 Background Information - UNOPS

UNOPS is an operational arm of the United Nations, supporting the successful imp...



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip