Turkiga oo qabtay hub ay lahaayeen Kooxda PKK

0
Sunday November 14, 2021 - 19:07:49 in Wararka by
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Turkiga oo qabtay hub ay lahaayeen Kooxda PKK

    Dowlada Turkiga oo gacanta ku dhigtay hub la doonayey in lagu weeraro saldhig ay leeyihiin ciidanka gaarka ah ee turkiga kuwaasi oo fariisan ku leh xadka suuriya. Sarkaal sare oo katirsan turkiga ayaa sheegay in hubkaan ay lahaayeen kooxda pkk.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Turkiga oo gacanta ku dhigtay hub la doonayey in lagu weeraro saldhig ay leeyihiin ciidanka gaarka ah ee turkiga kuwaasi oo fariisan ku leh xadka suuriya. Sarkaal sare oo katirsan turkiga ayaa sheegay in hubkaan ay lahaayeen kooxda pkk. Dowladda Turkiga ayaa dagaal adag waxaa ay kula jirtaa Kooxda PKK oo ka dagaalanta xadka Suuriya, waxaana Turkiga uu dhowr jeer sheegay in uu dagaalyahano ka dilay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip