Wararka

DEG DEG: Beesha caalamka oo qoraal niyad jab ah kasoo saartay doorashooyinka Soomaaliya

0 Visits: 195 | Monday November 15, 2021 - 21:38:29
War-saxaafadeed kasoo baxay beesha caalamka ayaa niyad jab iyo walaac looga muujiyey dib u dhaca doorashooyinka Soomaaliya, ee marar badan dib uga dhacay waqtigooda. "Saaxiibbada Caalamiga ah waxa ay markale carrabka ku adkeynayaan walaacooda xooggan ee ah in mar walba oo uu dib-u-dhaca doorashadu…

Read More »

SAWIRO:- Agabka doorashada Golaha Shacabka oo la geeyay Beledweyne

0 Visits: 134 | Monday November 15, 2021 - 19:43:14
.

Read More »

QM oo si adag uga digtay abaaraha ka jira Soomaaliya

0 Visits: 126 | Monday November 15, 2021 - 19:17:05
Hay'addaha gargaarka Qaramada Midoobay ayaa ka digay Haqab-beelka cunnada inay si weyn uga sii dari doonto bisha May 2022 gudaha Soomaaliya, iyadoo qoysas badan ay la soo deristay hoos u dhac ku yimid awooddooda la tacaalidda cunno la'aanta. Xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusaareeb

0 Visits: 127 | Monday November 15, 2021 - 19:02:21
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug Ra'iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku soo dhaweeyay madaxweynaha Galmudug…

Read More »

Dowladda UK oo war ka soo saartay Qarixii ka dhacay Liverpool

0 Visits: 123 | Monday November 15, 2021 - 19:00:32
Qarax ka dhacay bannaanka Isbitaalka Haweenka ee Liverpool maalintii Axadda ayaa boolisku waxay ku dhawaaqeen inuu ahaa fal argagaxiso ah. Gaari taksi ah ayaa ku qarxay banaanka isbitaalka, waxaana halkaas ku dhintay rakaabkii gaariga saarnaa, sidoo kale waxaa ku dhaawacmay darawalkii gaariga waday.…

Read More »

Shir uu FARMAAJO ka qeyb geli lahaa oo baaqday

0 Visits: 131 | Monday November 15, 2021 - 18:50:36
Dowladda Uganda ayaa dib u dhigtay shir madaxeedka IGAD oo la filayay in maanta, November 15 ka furmo caasimadda dalkaas ee Kampala. Lindah Nabusayi oo ah agaasimaha warfaafinta Madaxweyne Museveni ayaa u sheegtay wariyeyaasha in Shirka dib loo dhigay mudo todobaad ah. Shirkaas oo looga hadli lahaa…

Read More »

Hub badan oo la soo galiyey MUQDISHO – Maxay kala socotaa DF Soomaaliya?

0 Visits: 185 | Monday November 15, 2021 - 18:47:39
Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa xalay howl-gal qorsheysan ka sameeyey illaa afar degmo oo ka tirsan gobolka Banaadir, waxaana lagu xaqiijinayey ammaanka magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Howl-galkan ayaa waxaa si gaar ah looga fuliyey xaafado ka tirsan degmooyinka Xamar Jajab,…

Read More »

DENI oo qorshe siyaasadeed weyn u kaashanaya Axmed Madoobe, kahor doorashada

0 Visits: 131 | Monday November 15, 2021 - 18:46:21
Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland. Sida ay Caasimada Online u sheegen ilo xogagaal ah Safarka Axmed Madoobe ayaa yimid kadib markii uu madaxweyne Deni ka dalbaday inay kulmaan, si…

Read More »

Xizbullah 'oo dhaqdhaaqyo ka wada' dalka Colombia

0 Visits: 132 | Monday November 15, 2021 - 18:44:29
Colombia ayaa Axaddii sheegtay inay isha ku hayso dhaqdhaaqyo ay kooxda Xizbullah ee Shiicada ah ka waddo dalkaas, ayada oo ku eedeysay inay fuliso falal dambiyeed. "Laba bil kahor waxaan ku qasbanaanay inaan la tacaalno xaalad keentay inaan abaabulno howlgal lagu qabtay laguna eryey laba dambiilayaal…

Read More »

Arrinta suura-tagal ka dhigi karta in doorashada Aqalka Hoose ka muddo gaabnato tii Aqalka Sare

0 Visits: 117 | Monday November 15, 2021 - 18:37:47
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka heer federaal Maxamed Xasan Ciro oo ka hadlay arrimaha doorashooyinka ayaa sheegay inay suurtagal tahay in 38 maalmood gudaheed lagu soo gebagabeeyo doorashada Aqalka Hoose, maadama ay yihiin kuraas furan. Guddoomiye Ciro ayaa sheegay in doorashada Aqalka Hoose ay…

Read More »

Yaa lagu soo qabtay howl-galkii ay NISA ka fulisay degmooyin ka mid ah Muqdisho?

0 Visits: 133 | Monday November 15, 2021 - 18:34:24
Ciidanka NISA, gaar ahaan kuwa Duufaan ayaa howl-galo ballaaran oo saacadihii lasoo dhaafay ay ka sameeyen qaar kamid ah degmooyinka Howl-wadaag, Yaqshiid iyo deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho, ayaa waxay soo qabteen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab. Saraakiisha Shabaabka ah ee…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo ku wajahan Galmudug

0 Visits: 141 | Monday November 15, 2021 - 10:24:24
..

Read More »

Madaxweynayaasha Puntland & Jubbaland oo ka wada hadlaya doorashooyinka

0 Visits: 162 | Monday November 15, 2021 - 10:17:50
...

Read More »

Saddex nin oo loo soo qabtay qaraxii Magaalada Liverpool

0 Visits: 177 | Monday November 15, 2021 - 09:39:39
...

Read More »

Ahlu Sunna oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii General Laba Afle

0 Visits: 143 | Monday November 15, 2021 - 09:35:43
...

Read More »