SAWIRO:- Taliye Xijaar oo Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

0
Monday November 15, 2021 - 19:47:02 in Wararka by
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SAWIRO:- Taliye Xijaar oo Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

    .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

.

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar Shaqo ku jooga Magaalada Lyon ee Dalka Faransiiska ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud ee Booliska Caalamiga ah ee Interpol Jurgen Stock.

labada mas’uul ayaa waxaa ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga ka dhexeeya Booliska Soomaaliya iyo Interpol ee ka hortagga danbiyada caalamiga ah iyo la dagaallanka waxa loogu yeero argagixisada.

 

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa uga mahad celiyay Xoghayaha Guud ee Booliska Caalamiga ah Interpol wadashaqeynta ka dhaxeeysa, isaga oo sheegay inay dhinacooda dardar gelin doonaan.

Booliska Caalamiga ah ee Interpol ayaa Ciidamada Booliska ee dalalka Caalamka waxaa uu kala Shaqeeyaa soo qabashada dadka dambiyada culus gala ee la baadi goobayo markii laga dalbado.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip