Dowladda UK oo war ka soo saartay Qarixii ka dhacay Liverpool

0
Monday November 15, 2021 - 19:00:32 in Wararka by
  • Visits: 124
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda UK oo war ka soo saartay Qarixii ka dhacay Liverpool

    Qarax ka dhacay bannaanka Isbitaalka Haweenka ee Liverpool maalintii Axadda ayaa boolisku waxay ku dhawaaqeen inuu ahaa fal argagaxiso ah. Gaari taksi ah ayaa ku qarxay banaanka isbitaalka, waxaana halkaas ku dhintay rakaabkii gaariga saarnaa, sid

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax ka dhacay bannaanka Isbitaalka Haweenka ee Liverpool maalintii Axadda ayaa boolisku waxay ku dhawaaqeen inuu ahaa fal argagaxiso ah. Gaari taksi ah ayaa ku qarxay banaanka isbitaalka, waxaana halkaas ku dhintay rakaabkii gaariga saarnaa, sidoo kale waxaa ku dhaawacmay darawalkii gaariga waday. Afar nin ayaa lagu xiray magaaladaas, kuwaasoo lala xiriirinayo falkii Axaddii dhacay. Rakaab tagsiga raacay ayaa lagu tuhunsantahay inuu sameeyay "walxaha qarxa" kaas oo sababay qaraxa, ayuu yiri Madaxa La-dagaalanka Argagaxisada ee Waqooyi Galbeed Russ Jackson. Waxa uu warbaahinta u sheegay in uu fahamsan yahay in dareewalka Delta Taksi uu qof rakaab ah ka soo qaaday waddada Rutland Avenue, oo u dhow Sefton Park, Axaddii. waxa uuna codsaday in la geeyo Isbitaalka Haweenka Liverpool, kaas oo u jiray ilaa 10 daqiiqo," ayuu yiri ACC Jackson




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip