Wararka

Maxaa Maanta looga hadlayaa Shirka Golaha wadatashiga Qaran

0 Visits: 222 | Wednesday January 05, 2022 - 08:42:31
....

Read More »

Ma saxan yahay qorshaha laga damacsan yahay NISA ee garoonka Aadan Cadde?

0 Visits: 131 | Wednesday January 05, 2022 - 08:31:13
...

Read More »

Puntland oo bilaawday baaritaanka Nin Oxygen loo diiday u geeriyooday

0 Visits: 131 | Wednesday January 05, 2022 - 08:17:11
...

Read More »

Dowladda Somalia Iyo Finland Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

0 Visits: 271 | Wednesday January 05, 2022 - 07:19:27
...

Read More »

Halkee ku dambeysay xiisaddii Boosaaso ee Deni iyo reer Diyaano?

0 Visits: 139 | Tuesday January 04, 2022 - 17:43:26
...

Read More »

Xukun lagu riday Askar Muqdisho ku dishay Wiil & Gabar Walaalo ah

0 Visits: 227 | Tuesday January 04, 2022 - 17:21:47
...

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya & Hay'adda WPF oo heshiis kala saxiixday

0 Visits: 147 | Tuesday January 04, 2022 - 17:03:01
....

Read More »

Laamaha Ammaanka Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Hub Iyo Gaadiid

0 Visits: 131 | Tuesday January 04, 2022 - 13:48:28
...

Read More »

Puntland oo qeylo dhaan kasoo saartay Abaar kajirta Gobolka Mudug

0 Visits: 174 | Tuesday January 04, 2022 - 13:17:09
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Shir Guddoomiyey Shirka Gudiga Abaaraha Gobolka Gobolka, kaas oo looga hadlayay waxka qabashada abaarta daran ee kajirta degaano kuyaalla Gobolkaas. Guddoomiyaha oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in guud ahaan dalka gaar ahaan…

Read More »

Mareykanka oo joojiyay duqeymaha uu ka fuliyo Soomaaliya

0 Visits: 129 | Tuesday January 04, 2022 - 13:13:37
Warbixin ay soo saartay hay'adda lagu magacaabo Airwars ayaa lagu sheegay in boqolkiiba 54 ay hoos u dhaceen weerarrada Maraykanka sannadkii ugu horreeyay ee madaxweyne Biden. Tirada weerarada duqeymaha ee uu Maraykanku ka geysan jiray Afgaanistaan, Suuriya, Ciraaq, Soomaaliya iyo Yemen ayaa hoos…

Read More »

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo Villa Somalia ku eedeeyay dagaaladii ka dhacay Boosaaso & Beledweyne

0 Visits: 136 | Tuesday January 04, 2022 - 13:10:13
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur kana mid ah Xubnaha Midowga Musharrixiinta ayaa ku eedeeyay Villa Somalia gaar ahaan Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Farmaajo in dalka ay ka abuurtay dagaal Beeleedyo iyo in dib loogu laabto colaad horay looga soo gudbay. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo…

Read More »

Sicir Bararkii Ugu Ba'naa Oo Laga Soo Sheegayo Dalka Turkiga

0 Visits: 157 | Tuesday January 04, 2022 - 11:28:52
...

Read More »