Puntland oo qeylo dhaan kasoo saartay Abaar kajirta Gobolka Mudug

0
Tuesday January 04, 2022 - 13:17:09 in Wararka by
  • Visits: 177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo qeylo dhaan kasoo saartay Abaar kajirta Gobolka Mudug

    Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Shir Guddoomiyey Shirka Gudiga Abaaraha Gobolka Gobolka, kaas oo looga hadlayay waxka qabashada abaarta daran ee kajirta degaano kuyaalla Gobolkaas. Guddoomiyaha oo kulank

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur ayaa Shir Guddoomiyey Shirka Gudiga Abaaraha Gobolka Gobolka, kaas oo looga hadlayay waxka qabashada abaarta daran ee kajirta degaano kuyaalla Gobolkaas. Guddoomiyaha oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in guud ahaan dalka gaar ahaan degaannada Gobolka Mudug ay kajirto abaar baahsan ooia8gu jirta Cunto iyo Biyo yari taas oo keentay in muddo Gobolkaas uusan ka da'in wax roob ah. Waxaa uu ugu baaqay Madaxda Puntland, Ganacsatada, Qurba Joogta iyo Hay'adaha in laga qayb qaato gurmaska Abaarta Ba'an ee ka jirta degaannada Gobolka Mudug. Degaano iyo degmooyin ka tirsan Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa xilligaan kajira Abaar daran, iyada oo dowladda Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada ay doorashada laga mashquuleen u gurmashada dadka ay abaartu saameeysay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip