Sports News

Saxaafada Gobolka Catalonia Oo Dab Ku Shiday Garsoorka Kulankii Barbaraha Kusoo Idlaaday Ee Barcelona Iyo Valencia, Kadib Markii Uu Gool Cadaan Ah Ka Diiday Lionel Messi.

0 Visits: 601 | Monday November 27, 2017 - 09:05:24
Wargeysyada kasoo baxa gobolka Catalonia ayaa waxay dabka ku shideen garsoorkii maamulayay kulankii xiisaha badnaa ee la wada sugayay ay kooxaha Valencia iyo Barcelona dhibcaha ku kala qeybsadeen Mestalla Stadium ee Iglesias Villanueva, kadib markii uu kulanka kusoo idlaaday barbaro

Read More »

Halkee La Kala Marayaa Tartanka Gooldhalinta Horyaalka Premier League Ka Dib Markii La Ciyaaray Kulamadii 13aad Ee Xilli Ciyaareedka?

0 Visits: 631 | Monday November 27, 2017 - 08:44:16
Waxaa shalay iyo Sabtidii la ciyaaray kulamada 13aad ee horyaalka Premier League iyadoo ay ka soo baxeen natiijooyin xiiso leh, kooxda Manchester City ayaa weli sideed dhibcood ku hogaamineysa horyaalka, Man United ayaa weli kaalinta labaad ku jira halka Chelsea ay xajisatay kaalinta seddexaad iyagoo…

Read More »

Ciyaarihii Qaboobaha Soomaalida Mareykanka oo Atlanta lagu soo Gaba-gabeeyay (Sawirro)

0 Visits: 854 | Sunday November 26, 2017 - 13:05:16
Magaalada Atlanta ee xarunta gobolka Georgia, ayaa waxaa lagu soo gaba-gabeeyay ciyaarihii qaboobaha dhalinyaradda Soomaaliyeed oo sannadkaan ay ka qeyb galeen illaa 16 koox oo ka kala yimid gobolada Mareykanka qaarkood, iskuguna jiray dhalinyaro iyo ciyaartooydii caanka aheyd ee Soomaaliyeed.

Read More »

Bayern Munich iyo Man City oo kusoo biireen loolanka loogu jiro saxiixa Emre Can

0 Visits: 681 | Tuesday November 21, 2017 - 12:35:02
Liverpool quus ayay ka taagan tahay sidii ay heshiis cusub kaga saxiixi laheyd cayaaryahan Emre Can oo qandaraaskiisa sii dhamaanayo.

Read More »

Soomaliya oo ka qeyb gashay Shirweynaha Kubadda Gacanta Adduunka+Sawirro

0 Visits: 699 | Monday November 13, 2017 - 21:02:14
Waxaa maalinti Axadda lagu soo gebagebeeyey Antalya, Turkiga Shirweynihii 36aad ee Xiriirka Kubadda Gacanta Adduunka oo ay ka soo qeyb galeen 176 waddan oo ay Somalia ku jirto, waxaana Xiriirka Kubadda Gacanta Somaliya u matelayey Xoghayaha Guud ee Xiriirka Nuur Maye Cusmaan.

Read More »

Update: 25 Xul Ee ilaa Haatan Sida Buuxda Ugu Soo Baxay Koobka Adduunka Russia 2018

0 Visits: 620 | Sunday November 12, 2017 - 07:22:31
Xulalka Morocco Iyo Tunisia ayaa u soo baxay koobka adduunka Russia 2018 kadib markii ay Group-yadooda kaga soo bexeen kaalmaha 1-aad. Labadan xul ayaa buuxinaya xulalka Africa u matali doona koobka adduunka kadib markii ay horay u soo bexeen xulalka masar,Nigeria iyo Senegal.

Read More »

RASMI: Xulalka Qaramada Waqooyiga Afrika Ee Morocco & Tunisia Oo U Soo Baxay Koobka Aduunka Iyo Shanta Xul Qaran Ee Qaarada Afrika Matali Doona Oo Dhamaystirmay.

0 Visits: 652 | Sunday November 12, 2017 - 07:13:13
Xulka qarankaMorocco ayaa muddo 20 sano ah markii ugu horaysay ka soo muuqan doona koobka aduunka kadib markii ay si rasmi ah u xaqiijisteen booskooda Russia 2018. Dhinaca kale xulka qaranka Tunisia ayaa isna si rasmi ah ugu soo baxay koobka qaramada aduunka ee Russia ka dhici doona sanadka cusub ee…

Read More »

BAAFIN DUKUMIINTI DHULEED OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

0 Visits: 1442 | Wednesday November 08, 2017 - 10:35:56
Anigoo ah Sokoreey Axmed Yuusuf ahna Soomaali,Degganna Xamar Gaar Ahaan Degmada Kaaraan ee Magaalada Muqdisho waxaan ku wargelnayaa dadweynaha ku nool M/Muqdisho inuu Dukumiinti Dhuleed uu iga lumay oo aan Baafinayo sidoo kale Sokoreey Axmed Yuusuf ayaa waxay si xushamad iyo Qaddarini ay ku jir to ugu…

Read More »

Liverpool Oo Anfield Ku Garaacday Kooxda Maribor , Dortmund Oo Markale Fashilantay Iyo Natiijooyinkii Kulamadii La Ciyaaray Ee UCL Oo Dhamaystiran

0 Visits: 635 | Thursday November 02, 2017 - 07:29:55
Liverpool ayaa guul muhiim ah Anfield kaga gaadhay kooxda Maribor oo qaybtii hore ee ciyaarta ku qasabtay in ayna wax goolal ah dhalin, laakiin qaybtii danbe ee ciyaarta ayay Liverpool guushan ku gaadhay 3-0 iyada oo Mohamed Salah, Emre Can iyo Daniel Sturridge ay min hal gool dhalyeen.

Read More »

Laacib Ka Tirsanaa Liverpool Oo Shaaciyay Waqtiga Uu Coutinho Si Rasmi Ah Ugu Biirayo Barca

0 Visits: 623 | Saturday October 28, 2017 - 08:57:16
Ciyaaryahan Coutinho, ayaa wuxuu ahaa mudooyinkii ugu dambeeyay sheekada kaliya ee ugu xiisaha badan, oo ay hadalhayaa warbaahinta kala duwan ee qaarada, yurub, waxaana ugaarsi ba'an ku haysa Barcelona.

Read More »

Hordhac: Athletic Bilbao v Barcelona – Ernesto Valverde Oo Ku Laabanaya Gurigiisa Xilli Barca Ay Dooneyso Inay Sii Xajisato Hogaanka La Liga

0 Visits: 576 | Saturday October 28, 2017 - 08:50:52
Athletic Club v Barcelona La Liga Garoonka: San Mames Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Juan Martinez

Read More »

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay In Aad Ka Ogaato Isku Aadka Siddeed Dhamaadka Ee Leaque Cupka?, Kulamada Mancheser Derby Iyo London Derby Oo Isku Aadka Laga Filan Karo.

0 Visits: 545 | Thursday October 26, 2017 - 07:27:17
Waxaa la soo gabagabeeyay wareegii afraad ee tartanka koobka Leaque Cup ee xili ciyaareedkan loo bixiyay Carabao Cup waxaana iskugu soo hadhay siddeed kooxood uu u soo gudbay wareega shanaad ee tartankan. Kooxaha Manchester United, Manchester City, Arsenal, West Ham United iyo Chelsea ayaa ah kala badh…

Read More »

Hordhac: Real Madrid Vs Fuenlabrada -Zidane Oo Doonaya In Markii Ugu Horaysay Uu Ku Guulaysto Copa Del Rey Iyo Shaxda Uu Caawa La Soo Shirtagi Karo.

0 Visits: 584 | Thursday October 26, 2017 - 07:22:09
Real Madrid ayaa booqanaysa kooxdaFuenlabrada kulanka lugta hore ee Copa Del Rey wareegiisa 32 ka kooxood. Zinedine Zidane oo aan waligii koobkan ku guulaysan isaga oo ciyaartoy ah ama tababare ah ayaa doonaya in sanadkan uu awooda saaro sidii ay kooxdiisu u hanan lahayd koobka boqorka Spain ee Copa…

Read More »

Tababarka tababarayasha kubadda Gacanta Soomaaliya oo Djibouti lagu soo xeray+Sawirro

0 Visits: 713 | Wednesday October 25, 2017 - 12:23:13
Waxaa maanta dalka Djibouti lagu soo gebagabeeyay tababarka kubadda Gacanta dajarda koowaad oo 15 Tababare muddo 10 cisho ah u socday, waxaana xafladda xeritaanka oo ka dhacda Caasimadda Djibouti kasoo qeyb galay Masuuliyiin ka socotay Safaaradda Soomaaliya ee Djibouti, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed…

Read More »

Inuu Arnaiz Bedeli Karo & Sababta Uu Keydka U Giliyay Suarez: Macalinka Barca Ayaa Ka Hadlay

0 Visits: 574 | Wednesday October 25, 2017 - 11:05:53
Kooxda Kubada cagta Barcelona, ayaa xalay dheeshay kulan ka tirsan Tartanka Copa Del Rey, waxaana macalinkeeda Valverde, oo saxaafada la hadlay kulanka kadib, uu amaanay ciyaaryahanka dhalinyarada ah ee Jose Arnaiz.

Read More »

Wenger Oo Dhulka Ku Jiiday Xidigaha Arsenal Ka Dib Markii Uu Amaanay Dayarkii Xalay Fakiyay

0 Visits: 600 | Wednesday October 25, 2017 - 10:59:13
Tababaraha Arsenal, lee Arsena Wenger, ayaa wuxuu ammaanay laacibkii xalay usoo saaray Tartanka League Cup—ka, ee dalka Ingiriiska, kasoo ka dhacayay garoonka ay ku dheesho Gunners-ka, ee ku yaala Woqoyga London.

Read More »

Leo & Cr7 Oo Isaga Jawaabay, Cida Ah Kan Ugu Fiican Aduunka Xili Ay Si Qarsoodi Ah Ay U Kulmeen

0 Visits: 587 | Wednesday October 25, 2017 - 10:56:06
Xidiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa wuxuu mar kale ku guuleystay abaalmarinta xidiga aduunka ugu fiican, waxaana uu ku garacay wiilka Barcelona ee Messi, kaasoo kaalinta labaad kasoo galay Biladaan.

Read More »

Madaxweynaha Real Oo Doonaya In Barca Uu Ku Garaaco Saxiixa Xidig Diirada U Saaran Kooxdan

0 Visits: 580 | Wednesday October 25, 2017 - 10:48:18
Sida ay sheegayaa wararka laga helayo dalka Spain, Madaxweynaha Real Madrid, ee Florentino Perez ayaa wuxuu doonayaa in kooxdiisu uu kusoo biiriyo loolanka lagu doonayo in lagu helo adeega Laacibka Liverpool ee Coutinho.

Read More »

KASHIFAAD: Waqtiga Iyo Goobta Ay Isku Barteen Messi & Wiilka Uu Dhalay Cr7 Oo La Ogaaday

0 Visits: 726 | Wednesday October 25, 2017 - 10:44:56
Lionel Messi ayaa wuxuu mar kale uu kula kulmay Magaalada London ee dalka Ingiriiska, saaxiibkiisa [Wiilka] uu dhalay xidiga ay xifaaltamaan ee Ronaldo, kaasoo isana lagu magacaabo Cristiano Ronaldo Jr.

Read More »

United, Arsenal & City Oo U Soo Baxay Wareega 8-da Ee Carabao Cup Ka Dib Markii Ay Badiyeen

0 Visits: 566 | Wednesday October 25, 2017 - 10:39:25
Sedax kamid ah kooxaha waa weyn ee Horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska ayaa dheelay ulan ciyaareed ka tirsan Koobka xiisaha leh ee laga dheelo gudaha dalka UK, ee lagu magacaabo Carabao Cup.

Read More »