Wararka

Sanbaloolshe oo ka cabsi qaba in dowlada Farmaajo ay ku burburto waddada tii Maxamed Siyaad oo kale

0 Visits: 207 | Thursday February 13, 2020 - 21:30:37
Taliyihii hore ee nabad sugida Soomaaliya, Cabddullaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) oo bixiyey wareysi cusub ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah, isagoo weerar afka ah ku qaaday madaxda dowladda Soomaaliya. Sanbalooshe ayaa wareysigaan kaga hadlay xaaladda dalka, wuxuuna sidoo kale dusiyey xogo cusub oo…

Read More »

Garyaqaan Guuleed Dafac "Eray Bixinta Ay Xaqa U Leedahay Hadii Aanu Isticmaalayn MD Farmaajo Ha Iska Haysto Cudurdaarkiisa"

0 Visits: 267 | Thursday February 13, 2020 - 19:06:47
Xili maanta Madaxweyne Maxamed Cabdi Farmaajo khudbad uu ka jeediyay shirka golaha garsoorka ee ka socday magaalada Muqdisho waxa uu cudur-daar iyo raaligelin ka bixiyay dhibaatadii loo geystey shacabka ku nool gobolada Waqoyi ee dalka taasi oo ay geysatay dowladdii hore ee Kacaanka ee uu hogaaminayay…

Read More »

Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay Dhuusamareeb iyo xiisad ka jirta

0 Visits: 235 | Thursday February 13, 2020 - 18:57:20
Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in qarax ka dhacay goob ganacsi ay ku dhaawacmeen saddex ruux.

Read More »

Amnesty: "Suxufiyiinta Somalia cabsi ayey ku nool yihiin"

0 Visits: 262 | Thursday February 13, 2020 - 18:52:30
Hay'adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa warbixin ay maanta soo saartay ku sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya "la haysto," wajahayaan qaraxyo, garaac, weeraro iyo xarig. Soomaaliya ayaa muddo ahayd mid ka mid ah dalalka ugu halista badan ee suxufiyiinta ay ka howl-galaan,…

Read More »

Siyaasi loo Maxkamadeynayo tacadi uu u geystay Dad ay Somali ku jiraan

0 Visits: 262 | Thursday February 13, 2020 - 18:46:49
Aqalka Sare ee Baarlamaanka dalka Talyaaniga ayaa kulan ay yeesheen waxaa ay u codeeyeen in xasaanada laga xayuubiyo hoggaamiyaha Midigta fog ahna Madaxa Xisbiga league Italy Matteo Salvini. Mas'uulkaan ayaa loo heystaa xilligii uu ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha dalka Talyaaniga eedeymo ay kamid…

Read More »

NISA oo sheegtay in uu is casilay Madaxii Amniyaatka Al-Shabab ee gobolka Banaadir

0 Visits: 209 | Thursday February 13, 2020 - 18:43:40
Hay'adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaalieed ayaa shaacisay in uu shaqada ka tegay isna casilay madaxii Amniyaatka Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Banaadir.

Read More »

Soomaaliya iyo Midowga Boostada Adduunka oo heshiis kala saxiixday

0 Visits: 227 | Thursday February 13, 2020 - 18:40:16
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa heshiis la saxiixatay Midowga Boostada Adduunka (UPU), kaas oo dalkeena looga caawinayo sidii loo sugi lahaa ammaanka boostada dalka dibeddiisa u baxaysa. Saxiixa heshiiskan oo ka dhacay xarunta dhexe ee UPU ee caasimadda dalka Switzerland ayaa…

Read More »

Xaliimo Yarey "Ma jiro Xisbi doorasho ka qeyb gali kara xiligaan, sababtoo ah…"

0 Visits: 292 | Thursday February 13, 2020 - 18:36:28
Muqdisho:-Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo yarey) oo warbaahinta kula hadashay Magaalada Muqdisho ayaa waxay ka hadashay arimaha doorashooyinka qaranka iyo arrimo kale.

Read More »

Taliyaha ciidanka Maraykanka ee Afrika oo Bosaso kula kulmay madaxweynaha Puntland

0 Visits: 248 | Thursday February 13, 2020 - 18:29:47
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidanka Maraykanka Afrika (Africom) Gen. Stephen J.Townsend iyo wafdi uu hoggoominayo oo booqasho ku tagay Boosaaso. Madaxweynaha iyo Taliyaha Taliska Africom Gen. Stephen J.Townsend waxay ka wada hadleen Amaanka Guud…

Read More »

Maraykanka oo xayiraadii ka qaaday shirkadii Al-Barakaat

0 Visits: 234 | Thursday February 13, 2020 - 18:23:26
Dowlada Maraykanka ayaa ku dhowaaqday inay ka qaaday xayiraadii ay ku soo rogtay sanadkii 2001dii shirkada Barakat oo ganacsi xoog leh hore ugu lahayd dalka Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay Waaxda Maaliyada ee dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in la joojiyay oo la xirey dhammaan eedeymihii loo haystay…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo raalli galin ka bixiyay gabood fal uu sheegay in loo geystay gobolada waqooyi

0 Visits: 263 | Thursday February 13, 2020 - 18:01:34
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirka Sanadlaha ah ee Garsoorka dalka ayaa si faahfaahsan u soo bandhigay xiriirka dhow ee ka dhaxeeya cadaaladda, horumarka, amniga iyo midnimada. Madaxweynaha ayaa faray hay'adaha Dowladda, gaar ahaan garsoorka…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 13-FEB-2020

0 Visits: 396 | Thursday February 13, 2020 - 09:13:15
Sidee Villa Somaliya uga hadashay kul ankii Farmaajo iyo Biixi? Md.Cabdinuur M.Axmed Agaasimaha war faafinta Madaxtooyada Soomaaliya Mad axtooyada Soomaaliya ayaa ka hadalay ku lan ay Dorraad Addis Ababa ku yeesheen Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweyna ha Somallilnad Muuse Biixi. Bayaan kooban oo bartii…

Read More »

Duqa Muqdisho oo Casho sharaf sagootin ah u sameeyay Madax dhaqameed Soomaaliyeed+Sawirro

0 Visits: 246 | Wednesday February 12, 2020 - 23:06:35
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xalay kulan casha sharaf sagootin ah u sameeyay Isimada Soomaaliyeed ee ka socday dowlad goboleedka Puntland iyo dowlad deegaanka Soomaalida kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada…

Read More »

Golaha Aqalka Sare oo ansixiyay sharci muhiim ah

0 Visits: 254 | Wednesday February 12, 2020 - 23:04:45
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku yeeshay xarunta Aqalka Sare Kulankii 38aad ee Kalfadhiga 6aad iyada oo uu shir Guddomiyay Guddomiyaha Aqalka Sare Senatar Cabdi Xaaahi Cabdullahi. Kulanka waxaa ku wehliyay Guddomiye Ku-xigeenka 1aad ee Aqalka Sare Senatar Abshir Maxamed…

Read More »

Maqaamka Muqdisho oo maanta laga dooday

0 Visits: 400 | Wednesday February 12, 2020 - 23:02:47
Wasaaradda dastuurka Soomaaliya ayaa maanta qabatay dood adag oo ku saabsan maqaamka caasimada oo muddo la'isku hayo. Dooda oo aheyd mid xasaasi ah ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro, xildhibaano, guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, guddoomiye ku-xigeenada maamulka gobolka…

Read More »

Shir looga hadlayay Arrimo muhiim ah oo ka furmay Baladweyne

0 Visits: 242 | Wednesday February 12, 2020 - 23:01:22
Wasiirka qorsheynta Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle Guuleed Cabdiraxmaan Cabdullaahi Macalin ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ka furay Shir looga hadlayay Soo bandhigida Baahiyaha ka jira Hirshabelle. Kulanka waxaa ka qeyb galay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Hirshabelle,…

Read More »

Wasiir Sabriye" Dadka Muqdisho waa inay helaan xaquuqdooda"

0 Visits: 219 | Wednesday February 12, 2020 - 23:00:19
Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha ee Cabdi Maxamed Sabriye ayaa waxa uu ka hadlay muhiimada ay lee dahay maqaamka u gaar ah oo ay yeelatao Magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in muhiimad gaar ah ay tahay in dadka Muqdisho ay helaan maqaam gaar ah,isla markaana ay xaliyaan waxyaabaha ay tabanayaan…

Read More »

Xeer illaaliyaha Qaranka: Cid kasta oo dowladnimada ka soo horjeeda waa halis

0 Visits: 255 | Wednesday February 12, 2020 - 22:58:52
Xeer illaaliyaha guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud, ayaa ka hadlay arrimaha Garsoorka & Cadaaladda. Isaga oo ka hadlaayay shirka sanadlaha ee Garsoorka dalka, ayaa waxa uu sheegay cid kasta oo ka soo horjeesata nidaamka dowliga in gacan bir lagu qaban doono. Xeer illaaliyaha guud ee Qaranka,…

Read More »

Mareykanka oo dib u bilaabay taageeradii uu siin jiray Ciidanka Qaranka

0 Visits: 242 | Wednesday February 12, 2020 - 22:56:19
Dowladda Mareykanka ayaa waxay xaqiijisay inay dib u bilowday toddobadkan qayb ka mid ah taageeradii, ay siin jirtay Ciidamada Dowladda Somaliya. Qoraal ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in Mareykanka dib u bilaabay bixin qayb ka mid ah kaalmadii tooska ahayd,…

Read More »

Xog laga bixiyey kulankii Axmed Madoobe, Yamamoto iyo Jeneral Townsend

0 Visits: 320 | Wednesday February 12, 2020 - 22:54:12
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qaabilay safiirka dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya danjire Donald Yamamoto iyo taliyaha howlgalka AFRICOM Gen. Stephen J. Townsend. Sida lagu sheegay qoraal kasooo baxay Jubaland, danjiraha iyo Axmed Madoobe ayaa waxa…

Read More »