Wasiir Sabriye" Dadka Muqdisho waa inay helaan xaquuqdooda"

0
Wednesday February 12, 2020 - 23:00:19 in Wararka by
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Sabriye" Dadka Muqdisho waa inay helaan xaquuqdooda"

    Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha ee Cabdi Maxamed Sabriye ayaa waxa uu ka hadlay muhiimada ay lee dahay maqaamka u gaar ah oo ay yeelatao Magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in muhiimad gaar ah ay tahay in dadka Muqdisho ay helaan maqaam gaar ah,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha ee Cabdi Maxamed Sabriye ayaa waxa uu ka hadlay muhiimada ay lee dahay maqaamka u gaar ah oo ay yeelatao Magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in muhiimad gaar ah ay tahay in dadka Muqdisho ay helaan maqaam gaar ah,isla markaana ay xaliyaan waxyaabaha ay tabanayaan dadka Magaalada Muqdisho. "Waa arin muhiim ah in doodan la qabto islamarkaana la xaliyo baahiyaha ay tabanayaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee reer Muqdisho waxaan uga mahadcelinaaya wasaarada Dastuurka sida ay isaga xilsaareyso howlaha kusaabsan maqaamka Muqdisho".





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip