Shir looga hadlayay Arrimo muhiim ah oo ka furmay Baladweyne

0
Wednesday February 12, 2020 - 23:01:22 in Wararka by
  • Visits: 243
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir looga hadlayay Arrimo muhiim ah oo ka furmay Baladweyne

    Wasiirka qorsheynta Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle Guuleed Cabdiraxmaan Cabdullaahi Macalin ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ka furay Shir looga hadlayay Soo bandhigida Baahiyaha ka jira Hirshabelle. Kulanka waxaa ka qeyb g

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka qorsheynta Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle Guuleed Cabdiraxmaan Cabdullaahi Macalin ayaa Maanta Magaalada Beledweyne ka furay Shir looga hadlayay Soo bandhigida Baahiyaha ka jira Hirshabelle. Kulanka waxaa ka qeyb galay Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Hirshabelle, Hey'ado ka socda Midowga Yurub, iyo Xubno ka socday Wasaaradda Qorsheynta Federaalka Soomaaliya. Wasiirada Beeraha,kaluumeysiga,Haweenka,Xanaanada Xoolaha,Haweenka, ayaa soo bandhigay baahiyaha ka jira Hirshabelle, iyadoo la isla qiray muhiimada ay leedahay Dhisida iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha, wadashaqeynta Hey'adaha Caawiya Soomaaliya Iyo Hirshabelle iyo fulinta mashaariic deg deg oo la xiriira Horumarka iyo dib u dhiska.





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip