Wararka

Mareykanka oo gacanta ku dhigay Sarkaal muhiim u ahaa Daacish

0 Visits: 226 | Thursday March 10, 2016 - 18:13:35
Ciidamada Mareykanka, ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen sarkaal sare oo Daacish u qaabilsanaa Hubka Kiimikada, kadib howlgal ciidamada Mareykanka ay ka fuliyeen dalka Ciraaq.

Read More »

Maroodi dib ugu laabtay Soomaaliya muddo 20-sano kadib (Sawirro)

0 Visits: 203 | Thursday March 10, 2016 - 18:01:27
Maroodigii u horeeyay muddo 20-sano kadib ayaa dib ugu laabtay Soomaaliya, iyadoo uu socday illaa boqol KM, si uu uga gudbo xadka u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH KHAMIIS 10-KA MAARSO 2016-KA

0 Visits: 280 | Thursday March 10, 2016 - 09:26:28
MADAXWEYNAHA: "XOOJINTA CULUUNTA SAYNISKA IYO TIKNOLOOJIYADDA WAA FURAHA HORUMARKA SOOMAALIYA'' Dhagax dhiga kuliyadii hore ee Macalimiinta Farsamada hadana laga dhigayo kuliyadaha Seyniska iyo Tiknoolajiyada kuna taala degmada Waabari ee Gobalka banaadir waxaa ka qeybgalay Madaxweynahadalka,…

Read More »

Ciidamada Yahuuda oo toogtay Falastiiniyiin weeraray rakaab gaari saarnaa

0 Visits: 268 | Wednesday March 09, 2016 - 19:34:13
Booliska Israel ayaa toogasho ku dilay 2 ruux oo Falastiiniyiin ah oo lagu eedeeyay inay weerareen gaari nooca dadweynaha qaada ah oo marayay magaalada Qudus qeybta Isra'el

Read More »

Guddoomiyaha Gobolka oo Baarlamaanka ka dalbaday inuu Cadeeyo Maqaamka Muqdisho{DHAGEYSO}

0 Visits: 261 | Wednesday March 09, 2016 - 19:29:03
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho oo maanta ka hadlay Munaasabad ka dhacday Magaalada ayaa Baarlamaanka Soomaaliya ka dalbaday inuu cadeeyo kaalinta ay Muqdisho ku yeelaneyso Nidaamka Federaalka iyo Maqaamkeeda.

Read More »

Shir looga hadlayay xoojinta wada shaqeynta ka dhexeysa hay'adaha talinta sharciga iyo Wasaaradda Garsoorka

0 Visits: 222 | Wednesday March 09, 2016 - 19:21:31
Shirkan looga hadlayay isku xirka hay'adaha ka shaqeeya talinta sharciga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaalladda iyo Garsoorka ee Xukuumada Federaalka ah Soomaaliya ayaa waxaa diiradda lagu saaray wada shaqeynta hay'adaha ka shaqeeya Cadaalladda iyo arrimaha garsooka si loo horumariyo…

Read More »

Haweenka Soomaaliyeed Ee Mareykanka Oo Minneapolis Ku Xusay Maalinta Haweenka Aduunka

0 Visits: 335 | Wednesday March 09, 2016 - 19:18:28
Munaasabadabni oo lagu maamusyaayay maalinta caalamiga ah ee haweenka aduunka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka. munaasabadani ay soo qaban qaabisay urur ay leeyihiin haween Soomaaliyeed oo magaciisu yahay Isuroon ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas'uuliyiin'aqoonyahano…

Read More »

Howlgallo lagu soo qabqabtay ku dhawaad 10 ruux oo laga sameeyay Baydhabo

0 Visits: 230 | Wednesday March 09, 2016 - 19:11:42
Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa maanta howlgallo ay ka sameeyeen xaafadaha magalaada Baydhabo iyo duleedka bari ee magaalada ku soo qab qabtay 10 qof oo lala xiriirinayo inay ku lugleeyihiin qaraxii dhawaan ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay Kuliyadii hore ee Macalimiinta Farsamada "SAWIRRO"

0 Visits: 281 | Wednesday March 09, 2016 - 19:06:01
Dhagax dhiga kuliyadii hore ee Macalimiinta Farsamada hadana laga dhigayo kuliyadaha Seyniska iyo Tiknoolajiyada kuna taala degmada Waabari ee Gobalka banaadir waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha dalka, Mudanayaal ka tirsan labada gole ee dowladda , guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, safiirka…

Read More »

Ciidamo Ajaanib ah oo howlgal Qorsheysan ka fuliyay Degmada Awdheegle ee Sh.hoose

0 Visits: 466 | Wednesday March 09, 2016 - 12:42:54
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha hoose, labo Diyaaradood oo nooca Helicopter-ka ah ayaa howlgal qorsheysan waxa ay xalay ka fuliyeen Degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha hoose.

Read More »

Mooto Bajaaj ku qaraxday Wadada 21-Oktoobar iyo ciidamada Booliska oo qabtay ninkii waday mootada

0 Visits: 252 | Wednesday March 09, 2016 - 12:36:13
Saraakiisha ciidamada Booliska Somaliyed ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen ninkii waday Mooto Bajaaj saaka aroortii ku qaraxday wadada loo yaqaan 21-Oktoobar ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

WHO oo Warbixin Kasoo Saartay Cudurka ZIKA

0 Visits: 198 | Wednesday March 09, 2016 - 10:21:01
Hayada Caafimaadka Adduunka ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano WHO ayaa uga digtay dumarka uurka leh inay u socdaalaan dalalka fayraska cudurka ZIKA uu ka jiro gaar ahaa dalalka Latin Amerika oo uu ku badan yahay. WHO oo Warbixin Kasoo Saartay Cudurka ZIKA

Read More »

Sawirro: Markii Ugu Horeysay Taariikhda Xulka Gabdhaha Afghanistan Oo Loo Sameeyay Xijaab Madaxa U Astura Oo Maaliyada Ay Ka Hoos Xiran Karaan

0 Visits: 331 | Wednesday March 09, 2016 - 09:29:29
Shirkada soo saarta agabka isboortiga ee Hummel ayaa ogolaatay inay maaliyad u soo sameyso xulka gabdhaha Afghanistan taasoo lagu soo daray xijaab madaxa u qariya.

Read More »

Daawo Sawirada: Saraakiil Booliska ka tirsan oo ku geeriyooday Qaraxa Baabuur ee Muqdisho ka dhacay

0 Visits: 249 | Wednesday March 09, 2016 - 09:15:38
Warar dheeraad ah ayaa waxa ay ka soo baxayaan Khasaaraha ka dhashay Qarax loo adeegsaday Gaari oo saaka aroortii ka dhacay afaafka hore ee xarunta Gaadiidka Booliska Somaliyed ee loo yaqaan (Xero Gaadiid).

Read More »

Dhaawaca Liibaan Madaxweyne oo la geeyay Magaalada Gaalkacyo

0 Visits: 201 | Wednesday March 09, 2016 - 09:00:17
Maamulka Ahlu Sunna ee Gobolada Dhexe ayaa waxa ay si rasmi ah u xaqiijiyeen in Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug, xalay la geeyay Dhaawaca Sarkaal Liibaan Madaxweyne oo ka tirsanaa ciidanka Dowladda kana soo goostay oo ku biiray Ahlu Sunna, balse Ahlu Sunna kula dagaalamay Magaalada Dhuusamareeb…

Read More »

Hogaamiye sare oo ka tirsan IS oo lagu dilay duqeyn Mareykanka ka geystay Suuriya

0 Visits: 284 | Wednesday March 09, 2016 - 08:31:45
Milateriga Mareykanka iyo Laamaha Sirdoonka ayaa qiimeynaya duqeyn todobaadkii hore diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drone ka fuliyeen Suuriya, kaasoo ay macquul tahay in lagu dilay Hogaamiye sare oo ka tirsan IS, kaasoo lagu magacaabo Omar al-Shishani.

Read More »

Qarax saaka ka dhacay agagaarka Xarunta Gaadiidka Booliska (Sawirro)

0 Visits: 251 | Wednesday March 09, 2016 - 08:21:36
Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa goor dhow ka dhacay agagaarka Xarunta Gaadiidka Booliska ee degmada C/casiis, iyadoo qaraxan uu ka dhashay gaadiid yaallay meel ku dhow ilinka laga galo xarunta gaadiidka booliska.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA ARBACO 9-KA MAARSO 2016KA

0 Visits: 448 | Wednesday March 09, 2016 - 08:00:22
MADAXWEYNAHA OO HAWEENKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA 8-DA MAARSO Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxam uud, ayaa hambalyo u diray haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 8-da Maarso awgeed ee maalinta haween weynaha caalamka.

Read More »

Wasiirka Amniga "Tirada lagu dilay duqeynta Mareykanka 150-200 ayay u dhaxeysaa"

0 Visits: 224 | Tuesday March 08, 2016 - 20:06:49
Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in duqeyntii Sabtidii ka dhacday deegaanka Raaso ee Gobolka Hiiraan uu ahaa mid dowladda Soomaaliya lagu soo war geliyay.

Read More »

Madaxweynaha oo haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 8-da Maarso

0 Visits: 318 | Tuesday March 08, 2016 - 19:36:50
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 8-da Maarso awgeed ee maalinta haween weynaha caalamka.

Read More »