Wararka

Ra'iisal Wasaare ku xigeenka dalka oo xariga jaray Dayac-tir lagu sameeyay Wasaarada Ganacsiga

0 Visits: 214 | Tuesday June 30, 2020 - 21:01:58
Ra'iisal Wasaare ku xigeenka XFS Md. Mahdi Maxamed Guuleed(Khadar), Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS Mudane Inj. Cabdullaahi Cali Xasan iyo Safiirka dawladda Talyaaniga ee Soomaaliya, ayaa maanta si wada-jir ah xadhiga uga jaray dayac-tir lagu sameeyey dhismaha iyo xafiisyada Wasaaradda…

Read More »

Somaliland oo xukuntay dad jabiyay Amarkii ka hortagga Cudurka Corona virus

0 Visits: 233 | Tuesday June 30, 2020 - 20:56:50
Maxkamadda racfaanka gobolka Maroodi jeex ayaa ku xukuntay dadkii lagu soo qab qabtey Qaadka intii lagujiray bishii ramadaan oo xaaladii COVID-19 awgeed loo mamnuucay Qaadka. Dadkii ku howlanaa keenista Qaadka ee jabiyay Amarka ayaa lagu xukumay inta dhaxaysa hal sano iyo laba bilood ilaa hal sano iyo…

Read More »

Faysal Cali Waraabe oo ka jawaabay Dacwada lagu soo oogaayo

0 Visits: 221 | Tuesday June 30, 2020 - 20:51:32
Golaha wakiillada Somaliland ayaa xeer ilaalinta ugu baaqay in guddoomiyaha xisbiga ucid ee Faysal Cali Waraabe lagu soo oogo eedo la xidhiidha aflagaadeyn iyo kicin dadweyne. Waxay si gaar ah ugu eedeeyeen inuu ku xadgudbay karaamada iyo maamuuska dastuuriga ah ee guddoomiyaha golaha wakiillada Bashe…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 30-JUNE-2020

0 Visits: 355 | Tuesday June 30, 2020 - 10:36:05
Samiir Abdullahi Olat SOMALI ku Matalay Shirka Dhallinyarada Adduunka 2020 Shir Caalami ah oo COVID19 awgii Aala dda la iska arko ee ZOOM-ka ay ku yeeshe en Dhallinyaro kala matalaysay 183 Dal oo ay SOMALIA ku jirto, ayaa laga soo saaray qodobo muhiim u ah marxaladaha Adduun ka ka jira. ● Waxaa guud…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay guusha weyn ee Somalia ay ka gaartay QM

0 Visits: 234 | Tuesday June 30, 2020 - 08:36:23
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey shacabka iyo Goleyaasha DFS guusha taariikhiga ah ee dhanka diblumaasiyadda, kaddib markii dalkeenna loo doortay Guddoominta Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha oo uu weheliyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga…

Read More »

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo yeeshay kulan Albaabada u xiran yihiin

0 Visits: 240 | Tuesday June 30, 2020 - 08:25:49
Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay kulan gaar ah oo Albaabada ay u xirnaayeen ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu ahaa mid go'aan looga gaarayay murano ka taagnaa Asteynta kuraasta Xildhibaanada…

Read More »

Miliqa Siyaasadda Somaliya!!!. (Villa Wardhiigleey marna ma ogoleyn in Villa Karaan ey ku yeelato 13 Xubnood Aqalka Sare Welina…)

0 Visits: 1543 | Tuesday June 30, 2020 - 08:19:28
Somaliya Hal Madaxweyne ayey dhibsatay, waxa ey doorbiday 8 Madaxweyne. haddana waxa ey rabtaa 18 Madaxweyne. Hadda waxaa bilaabatay in la isku dhigu Qob Moos Siyaasadeed. Villa Wardhiigleey ayaa tuurtay Qobka 1aad. Villa Wardhiigleey marna ma ogoleyn in Villa Karaan ey ku yeelato 13 Xubnood Aqalka…

Read More »

Soomaaliya oo loo doortay ku-xigeenka golaha guud Ee QM

0 Visits: 267 | Monday June 29, 2020 - 22:24:17
Soomaaliya ayaa loo doortay Madaxweyne ku-xigeenka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay muda xilleedka 75-aad ee 2020/201. Abuukar Cusmaan Baalle oo ah safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay ayaa xilkaas loo doortay sida lagu shaaciyay bogga rasmiga ah ee ay Safaaradda Soomaaliya ku leedahay…

Read More »

Mareykanka oo kordhinaya taageerada uu siiyo Soomaaliya

0 Visits: 257 | Monday June 29, 2020 - 22:20:33
Safirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa maanta booqasho sharafeed xafiiskiisa ugu tagay siihayaha Safaaradda Mareykanka ee dalkaasi Mr. Brain. Mas'uuliyiinta labada dhinac ayaa kulankoodi waxaa ay kaga hadleen xoojinta iskaashiga iyo wadashaqeynta…

Read More »

Puntland oo sheegtay inay noqoneyso Dowlad gaar ah

0 Visits: 224 | Monday June 29, 2020 - 22:18:52
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Puntland, Xil.Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka iyo mowqifka Puntland ee Matalaada Gobolka Banaadir iyo Xeerarka doorashooyinka oo ay ansixiyeen Golaha Shacabka. Xildhibaanka oo la hadlay BBC-da ayaa sheegay in aan wax…

Read More »

Gudoomiye Mursal "Kuraasta qaar ee Golaha Shacabka qatar ayay galeysaa"

0 Visits: 273 | Monday June 29, 2020 - 22:15:02
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabraximaan ayaa sheegay in Xubnaha Baarlamaanka loogu talo galay inay guud ahaan u tartamaaan Shacabka Soomaaliyeed,hayeeshee ay muhiim tahay in loo maro si sharci ah. Guddoomiye Mursal waxaa uu sheegay in kuraasta deegaan doorashadooda laga wareejinayo…

Read More »

Kulan u dhaxeeyay Maamulada Hir-Shabeelle & DDS oo fashil ku dhamaaday

0 Visits: 250 | Monday June 29, 2020 - 22:13:20
Magaalada feer feer oo ku taalla Xadka uu gobolka Hiiraan la wadaago itoobiya ayaa waxaa ka socday shir u dhaxeeyay mas'uuliyiinta Gobolka Hiiraan ee Hir-Shabeelle & Mas'uuliyiin ka socotay Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya si xal looga gaaro Dagaal beeleedyo ka jiray halkaas,waxaana la sheegay…

Read More »

Samiir Abdullahi Olat SOMALI ku Matalay Shirka Dhallinyarada Adduunka 2020

0 Visits: 254 | Monday June 29, 2020 - 20:08:35
Shir Caalami ah oo COVID19 awgii Aaladda la iska arko ee ZOOM-ka ay ku yeesheen Dhallinyaro kala matalaysay 183 Dal oo ay SOMALIA ku jirto, ayaa laga soo saaray qodobo muhiim u ah marxaladaha Adduunka ka jira.

Read More »

Baarlamaanka Hirshabeelle oo si kulul ugu Jawaabey Baarlamaanka Puntland

0 Visits: 256 | Monday June 29, 2020 - 19:57:14
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa ka Jawaab kulul ka bixiyay hadalo kasoo yeeray Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo ay uga hadleen anixinta Metelaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare dalka. Qaar kamid ah Xildhibaanada Hirshabeelle oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa ay…

Read More »

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay hadalkii Xaliimo Yareey

0 Visits: 225 | Monday June 29, 2020 - 19:41:08
Xubnaha Beesha Caalamka ee taageera Soomaliya ayaa waxaa ay war kasoo saareen hadalkii dhawaan ay Baarlamaanka ka hor sheegtay Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka,kaas oo ku saabsanaa soo bandhigista labadii nooc doorasho. Qoraal kasoo baxay Xubnaha Beesha Caalamka ayaa lagu…

Read More »

Howlgal Dad lagu soo qabtay oo laga sameeyay Shabeellaha Dhexe

0 Visits: 232 | Monday June 29, 2020 - 19:35:45
Ciidamada dowladda Federaalka iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saacadaha soo dhaafay waxaa ay howlgallo ka sameeyeen deegaano dhowr ah oo hoostaga Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howlgalka sigaar uga fuliyay deegaanada kala ah Jaamaca, Mareereey,…

Read More »

UN envoy commends advances in testing of COVID-19, welcomes efforts to build medical capacity for the future

0 Visits: 1107 | Monday June 29, 2020 - 19:13:15
The United Nations envoy to the country commended Somalia's advances in diagnostic testing for COVID-19, and highlighted the importance of the national laboratory and other laboratories throughout the country in the COVID-19 response. "Over the last four months, the NPHRL has played a critical…

Read More »

Maxkamadda Ciidamada oo la horkeenay Askari laba qof ku dilay Muqdisho

0 Visits: 228 | Monday June 29, 2020 - 18:59:11
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay bilowday dhageysiga dacwadda askari 24-Kii Bishii Apriil xilli habeen ah Magaalada Muqdisho ku dilay laba qof oo Shacab ah.

Read More »

Barlamaanka Puntland oo madaxweyne Deni u sheegay in uusan aadin shirka Muqdisho

0 Visits: 244 | Monday June 29, 2020 - 18:38:15
Barlamaanka Puntland ayaa ugu baaqay madaxweyne Deni iyo xukuumadiisa in aysan ka qeyb galin shirka madaxweynaha dowlada federalka ku qabanayo Muqdisho, illaa inta laga saxayo waxay ugu yeereen xad gudubka loo geystay sharuucda iyo xeerarka doorashada. Baaqaan ayaa qeyb ka ah go'aan kasoo baxay…

Read More »

Somaliland bans Universal, Star TVs, orders cable companies to end services

0 Visits: 1100 | Monday June 29, 2020 - 18:22:21
Authorities in Somaliland have ordered cable TV companies to cease transmission of content from Universal and Star TV in effect blocking the two stations from operating in the breakaway region. A letter from the Minister of Information Suleyman Yusuf Ali seen by HOL directs Astaan cable, Hornsat cable…

Read More »