Somaliland oo xukuntay dad jabiyay Amarkii ka hortagga Cudurka Corona virus

0
Tuesday June 30, 2020 - 20:56:50 in Wararka by
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland oo xukuntay dad jabiyay Amarkii ka hortagga Cudurka Corona virus

    Maxkamadda racfaanka gobolka Maroodi jeex ayaa ku xukuntay dadkii lagu soo qab qabtey Qaadka intii lagujiray bishii ramadaan oo xaaladii COVID-19 awgeed loo mamnuucay Qaadka. Dadkii ku howlanaa keenista Qaadka ee jabiyay Amarka ayaa lagu xukumay i

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxkamadda racfaanka gobolka Maroodi jeex ayaa ku xukuntay dadkii lagu soo qab qabtey Qaadka intii lagujiray bishii ramadaan oo xaaladii COVID-19 awgeed loo mamnuucay Qaadka. Dadkii ku howlanaa keenista Qaadka ee jabiyay Amarka ayaa lagu xukumay inta dhaxaysa hal sano iyo laba bilood ilaa hal sano iyo afar bilood oo xarig ah. Maxkamada ayaa sidoo kale ku xukuntay gaadiidkii lagu keenay qaadka inta u dhaxaysa 2 melyan oo shilinka Somaliland ah ilaa 4 milyan . Maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa hore ugu xukuntay in gaadiidkaasi ciidanka boolisku qaataan halka dadkii wateyna xarig intan ka badan lagu xukumay . Somaliland ayaa horay u sheegtay in tilaabo waafaqsan Sharciga laga qaadi doono Cidwalba oo jabisa Amarka ku aadan ka hortaggida Cudurka Corona virus oo ay soo rogtay xayiraad. .


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip