Xildhibaanada Golaha Shacabka oo yeeshay kulan Albaabada u xiran yihiin

0
Tuesday June 30, 2020 - 08:25:49 in Wararka by
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Golaha Shacabka oo yeeshay kulan Albaabada u xiran yihiin

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay kulan gaar ah oo Albaabada ay u xirnaayeen ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu ahaa mid go'aan looga ga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay kulan gaar ah oo Albaabada ay u xirnaayeen ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka. Ajendaha kulankaas ayaa waxaa uu ahaa mid go'aan looga gaarayay murano ka taagnaa Asteynta kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka, iyadoona xeerka asteynta kuraasta uu horyaallo Baarlamaanka.

      Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay muran ka jiray kuraasta Xildhibaanada deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland, kuwaasi oo la sheegay in qaarkood loo xawilay dhinaca Gobolka Gedo, balse dib loogu oo celiyay Jubada Hoose iyo Jubadda Dhexe.

     Si kastaba Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka digay kuraasta loo wareejinayo Gobollada aan marka hore laga soo dooran.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip