HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 30-JUNE-2020

0
Tuesday June 30, 2020 - 10:36:05 in Wararka by
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 30-JUNE-2020

    Samiir Abdullahi Olat SOMALI ku Matalay Shirka Dhallinyarada Adduunka 2020 Shir Caalami ah oo COVID19 awgii Aala dda la iska arko ee ZOOM-ka ay ku yeeshe en Dhallinyaro kala matalaysay 183 Dal oo ay SOMALIA ku jirto, ayaa laga soo saaray qodo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Samiir Abdullahi Olat SOMALI ku Matalay Shirka Dhallinyarada Adduunka 2020 Shir Caalami ah oo COVID19 awgii Aala dda la iska arko ee ZOOM-ka ay ku yeeshe en Dhallinyaro kala matalaysay 183 Dal oo ay SOMALIA ku jirto, ayaa laga soo saaray qodobo muhiim u ah marxaladaha Adduun ka ka jira. ● Waxaa guud ahaan lagu lafa guray sa ameeynta COVID19 uu ku yeshayCaalamka oo dhan, iyo sidii xagga horumarinta looga taageeri lahaa dalal ka uu la haray cudurka iyo dhammaan soo kabashada Dhaqaalaha iyo Shaqooyinka, waxaana Shi rkan qaban qaabadiisa iska kaashaday Uni ted Nations Development Program ( UNDP) iyo Wold Health Organization (WHO). ● Qodobo badan ayaa shirkani kasoo ba xay, waxaana ugu culus inaan dalna gadaal looga tagin oo taageero ballaaran si siman loogu fidiyo dalalka dunida gaar ahaan ku wa saboolka ah iyo wadamada dunida 3aad. ● Sidoo kale In laga dhabeeyo taakuleyn ta Qoysaska iyo dadka baahiyaha gaarkaa qaba ee cudurkaan Coronavirus uu same eyay. ● SOMALIA, ayaa kaalin ku laheyd shirk an caalamiga ah ee Dhallinyarada Adduun ka,waxaana bogaadin mudan in Samiir Cola ad oo hadda kusugan Dalka Rwanda uu cod keena ku biiriyey go'aamada la gaaray.


Howlgal Dad lagu soo qabtay oo laga sameeyay Sh/ Dhexe

      Ciidamada DF& kuwa Midowga Afrika ee AMISOM  ayaa saacadaha soo dhaafay wax aa ay howlgallo ka sameeyeen deegaano dhowr ah oo hoosta ga D/Bal cad ee G/Sh /Dhexe.     Ci ida mada dowlad da iyo kuwa AMISOM ayaa howlgalka sig aar uga fuliyay deeg aanada kala ah Jaa maca, Mareereey, Mukaydheere iyo Haanshiiq, isla markaana waxaa howlal ka lagu soo qabtay dad loo shakiyay in ay xir iir la leeyiin Al-shabaab.

    Taliyaha Guutada 3-aad ee Ciidamada Xo ogga dalka Abshir Maxamuud Maxamed Shaqtaqey oo hogaaminayay howlgalka ay aa waxaa uu sheeg ay in Ujeedka uu ahaa mid lagu xaqiijinayay amniga deegaanada hoostaga Degmada Balcad.

      Sidoo kale Taliye Abshir Shaqtaqey ay aa waxaa uu tilmaamay in dadka lagu soo qabtay howlgalka oo u badan dhalinyaro ay haatan ku socdaa baaritaano kala duwan, iyadoo qaarkoodna lasii daayay.

        Isaga oo sii hadlaayay Taliyaha Guuta da 3-aad ee Ciidamada Xoogga dalka ayaa waxaa uu sheegay in shacabka ku dhaqan deegaanada hoostaga Balcad looga baahan inay la shaqeeyaan Ciidanka, si looga horte go weerarada xiliyada qaar ka dhaca halkas.    Howlgalkaas ayaa waxaa uu kusoo aada yaa, iyadoo dhowr weeraro toos ah iyo kuwo loo adeegsaday Madaafiic lagu qaaday Deg mada Balcad ee G/Sh/Dhexe, halka kuwo kalena Al-shabaab ay ku qaadeen Saldhigya da Ciidanka dowladda iyo AMISOM ay ku leeyihiin halkaas.

Safiir Cabdixakiim Camey "Soomaaliya waxay Itoobiya ku taageereysaa dhisma ha biya xireenka Webiga Nile”

    Safiirka JFS u fadhiya dalka Itoobiya Da njire Cabdixakiim C/hi Cumar ayaa waxa uu sheegay in Soomaaliya ay si buuxdo u tag eersantahay biyo xire enka Itoobiya ay ka sameyneyso webiga Nile, kaasoo ay Dowl adda Masar diiddan tahay.

    Wareysi gaar ah uu siiyay shirkadda Warb aahinta Ethiopia ee Fana ayaa wa xa uu ku sheegay in biyo xir eenka Xukuumadda Adis-Ababa  ay ka dhis eyso Webiga Nile uu yahay mashru uc nab ad-gelyo ah oo aan wax dhibaato ah laheyn.

      "Waxaan ku rajo weynahay in uusan wax dhibaato ah laheyn, balse uu noqon doono mid keliya aysan Itoobiya ka faa’ideysan doo nin, oo uu noqon doono mid guud ahaan qa aradda anfici doono” ayuu Danjire Camey ku sheegay wareysigii uu siiyay Shirkadda warb aahinta Fana .

     Waxa uu sidoo kale qeexay in biya xireen kani uu noqon doono mid sal u ah koboc dhaqaale iyo is-dhexgal bulsho, si gaar ah gobolka geeska Afrika.

      Biya- xireenkan  ayeey Itoobiya dhismihii sa dib u billaabi doontaa bisha soo socota ee July. Hase-ahaatee Danjiraha Soomaali ya ee Itoobiya Cabdixakiin Camey ayaa qa ba inuu kusoo aaday waqtigii loogu tala-gal ay, wax dhibaata ahna uusan ku keeni dooni waddamada uu webigaan maro.

      "Soomaaliya waxay xushmeyneysaa xuq uuqda Itoobiya ay u leedahay in ay ka faa’I deysato kheyraadkeeda dabiiciga ah, waana sababta ay u diidday rabitaankii Masar ka yi mid ee la horkeenay Jaamacadda Carabta , kaas oo ka hor imaanayay danaha Itoobiya iyo guud ahaan kan gobolka bariga Afrika” ayuu sidoo kale ku sheegay wareysigiisa.

"Go’aanka Soomaaliya ayaa waxa uu yahay mid garab ku siinaya Itoobiya arrinta biyaha Nile, waxay  sidoo kale Soomaaliya aamin san tahay in qaddiyadda Afrikaanka dhex ta alkeliya ay Afrikaanka xallin karayaan” ayuu wareysigiisa kusoo xiray Danjire Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar. Wareysiga uu bixiyay safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya ayaa si cad u muujinaya mowqifka siyaasadda arri maha dibadda ee dalka ee ku wajahan mur anka u dhexeeya Itoobiya iyo Masar ee ku saleysan biyaha Nile.

 Isha: Fana Broadca st corporate

Madaxweynaha Soomaaliland oo Magac aabay Guddoomiyeyaal

  Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadoodu kala tahay JSL/ XM/ XKQ/ 222/1-530/062020 iyo JSL/XM/WM/222-531/ 062020, uu xilalkii kaga qaaday kuwa kale na ugu magacaabay gudoomiyeyaasha Go bolada qaar ka mid ah, sidoo kalena uu ku  sameeyey bedel.

      Waxaanay u dhignaayeen Wareegtooyin kaasi Madaxweynuhu Sidan:-

Wareegto Madaxweyne.

Ku: Yaasiin Maxamed Shide Ibraahim;

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hawd

Ku: Cabdiraxmaan Axmed Cali Muuse;

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Awdal

Og: Wasiirka W/Arrimaha Gudaha.

Ujeeddo: Xil Ka-qaadis

Mudanayaal,

     Sida aad la socotaan, xilka waxay dabcig iisa tahay in uu meerto noqdo, oo hadba loo igmado ciddii hanan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda Haatan aan idinka qaado xilalkii aad hore u hayseen. Waxaan idiinka mahad-celinayaa muddadii aad hayseen xilalka.

Magacaabid

     Markaan Arkay: Dastuurka Somaliland, Qodobka 90aad;

      Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;

Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;

Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;

Waxaan Go’aamiyey;

In laga bilaabo taariikhda Shalay aan xilalk an u magacaabo masuuliyiinta hoos ku xusan:

1. Maxamed Axmed Caalin Yuusuf Gudd oomiyaha Gobolka Awdal.

2. Axmed Cismaan Xasan Cilmi Guddoom iyaha Gobolka Sanaag

3. Axmed Maxamed Xaashi Ducaale Gudd oomiyaha Gobolka Saaxil.

4. Axmed Cige Maxamed Geeddi Guddoom iyaha Gobolka Hawd.

5. Cabdikariim Aadan Xaaji Diiriye Guddo omiyaha Gobolka Gabiley.

6. Maxamed Cismaan Xaaji Axmed Guddo omiyaha Gobolka Saraar.

 

Soomaaliya oo loo doortay Madaxwey ne ku-xigeenka golaha guud ee QM

    Soomaaliya ayaa loo doortay Madaxwey ne ku-xigeenka Golaha loo dhanyahay ee Q/Midoobay muda  xilleedka 75-aad ee 2020/201.

    Abuukar Cusma an Baalle oo ah sa fiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoob ay ayaa xilkaas loo doortay sida lagu shaaci yay bo gga rasmiga ah ee ay Safaaradda Soomaa liya ku leedahay dalka Mareykanka.

      Tallaabadan ayaa muujineysa doorka fir fircoon oo ay Soomaaliya ka gaartay arrima ha siyaasadda caalamiga ah iyo diblomaasi yadda.

Horey waxaa xilkan Soomaaliya u soo qab tay

  1963-64 Dr Xasan Nuur Cilmi

    1979-1980 Cabdirisaaq Xaaji Xuseen/ Axmed M. Aadan "Qeybe” iyo

    1986-87 Cabdullaahi S. Cismaan

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo yee shay kulan Albaabada u xiran yihiin

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarla maanka Soomaaliya ayaa xalay kulan gaar ah oo Albaabada ay u xirnaayeen ku yee shay Xarunta Villa Harg eysa ee Magaalada Mu qdisho ee Caasimadda dalka.

Ajendaha kulankaas ay aa waxaa uu ahaa mid go’aan looga gaarayay murano ka taagnaa Asteynta kuraasta Xildhibaanada Golaha Shacabka, iyadoona xeerka asteynta kuraas ta uu horyaallo Baarlamaanka.

       Warar la helayo ayaa waxaa ay sheega yaan in Xildhibaanada kuraasta ay ku fadhi yaan loo madax banaaneeyay in halka ay ra baan geysan karaan, hayeeshee shuruud lo oga dhigay in uusan bixin Xildhibaanka Maa mul Goboleedkii marka hore laga soo door tay.

     Maalmihii lasoo dhaafay ayaa waxaa soo baxayay muran ka jiray kuraasta Xildhibaa nada deegaan doorashadoodu tahay Jubbal and, kuwaasi oo la sheegay in qaarkood loo xawilay dhinaca Gobolka Gedo, balse dib lo ogu oo celiyay Jubada Hoose iyo Jubadda Dhexe.

     Si kastaba Guddoomiyaha Golaha Shac abka ee Baarlamanka federaalka Soomaali ya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka digay kuraasta loo wareejinayo Gob ollada aan marka hore laga soo dooran.

Hoos u dhac ku yimid kiisaska Cudurka Coronavirus ee Soomaaliya

     Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bu lshada XFS,Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa warb ixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoode en 23 qof oo cusub,  taasi oo tirada guud ee dadka bogsooday ka dhige ysa 910 Ruux.  Marwo Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sidoo kale caddeysay in la diiwaan gel iyay 10 xa alado cusub oo COVID-19 ah, oo kala jooga Puntland 9, So omaaliland, qof, taas oo tira da guud ee xaaladaha dalka laga diiw aan geliyay ka dhi geysa 2,904.

      Waxaa sidoo kale wasiir fowsiya ay cad eysay in  24-kii saac ee ugu dambeeysay ay jirin bukaan u geeriyooday COVID19, waxaa na tirada guud dadka u dhintay cudurka ay gaareysaa 90 qof.

     Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bu lshada Xukuumadda Federaalka Soomaali ya ayaa bulshada ugu baaqday in lagu dada alo ka hor tagga cudurka si loo yareeyo sa ameynta uu bulshada ku yeelanayo.

Mareykanka oo kordhinaya taageerada uu siiyo Soomaaliya

      Safirka JFS  ee dalka Suudaan Danjire Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa Shalay boo qasho sharafeed xafiiskiisa ugu tagay siiha yaha Safaaradda Mareykanka ee dalkaasi Mr. Brain.

    Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa kulan koodi waxaa ay kaga hadleen xoojinta iskaa shiga iyo wadashaqeyn ta ka dhexeysa Soo maaliya iyo Mareykanka, iy adoo danjiraha Soomaaliya ee Suudaan uu kaga mahad cel iyay taageerada Mareyk anka ee Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka labada dal.

     Dowladda Mareynk anka ayaa ka mid ah dalalka sida weyn Soo maaliya uga taageera dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Kulan u dhaxeeyay Maamulada Hir-Shab eelle & DDS oo fashil ku dhamaaday

      Magaalada feer feer oo ku taalla Xadka uu gobolka Hiiraan la wadaago itoobiya ay aa waxaa ka socday shir u dhaxeeyay mas’ uuliyiinta Gobolka Hiiraan ee Hir-Shabeelle & Mas’uuliyiin ka socotay Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya si xal looga gaaro Da gaal beeleedyo ka jiray halkaas,waxaana la sheegay in kulankaasi uu fashil kusoo dham aaday.

     Xubno ay kala hoggaaminayaan G/G/Hii raan Cali jeyte Cismaan & Guddoomiyaha G/Sha beelle ayaa tegay halkii ay dirirta 2da malee shiyo Beeleed ku dhex-martay, waxaana wa rar ka la helay ay sheegayaan in mas’uuliyiin ta ka socotay DDS ay Mas’uuliyiin G/Hiiraan u sheegeen dhulka ka caagan in la dego,la beerto hubkana ka caagan taas oo uu ka ca rooday guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

     Wariyeyaal wafdiga qeyb ka ahaa ayaa waxaa ay sheegeen in Guddoomiyaha G/Hiir aan Cali Jeyte Cismaan uu kasoo horjeestay hadalka mas’uuliyiin DDS, isla markaana uu u sheegay in go’aankaas maamulkiisa u cun tmayenin,kaas oo keeni kara colaad horleh maadaama dhulka laga wada hadlayo uu yahay Soomaaliya.

     Wararka ayaa waxaa ay intaasi ku dara yaan in Wafdiga uu hoggaaminayay G/G/Hii raan Md.Cali Jeyte Cismaan ay dib ugu soo laabteen M/Beleddweyne ee G/Hiiraan, iyad aoo aan wax natiijo ah laga gaarin shirkii ka dhacay Magaalada Feer feer.

Md.C/hi Sh. Xasan: Puntland waxay mu ujineysaa xaasidnimada iyo dagaal ka ay ku hayso reer Muqdisho

    Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dim uqraadiyadda Md.Cabdulaahi Sheekh Xasan ayaa ka hadlay ansixinta qoondada Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare iyo doodda iyo dii dmada ay ka keeneen reer Puntland.

Gud.C/hi Sh. Xasan oo wareysi siiyey Telefish inka Dalsan TV ayaa u gu horeyn Dowladda ayaa xildhibaanada uga mahadceliyey sidii ay uga soo shaqeysay ansixinta xeerka xaqs iinta Gobolka Banaadir.

    Md.C/hi Sh.Xasan ayaa wax laga xumaa do ku tilmaamay hadalka kasoo yeeray Ma amulka Puntland ee ah inaysan aqbali doo nin xaqsiinta Gobolka Banaadir.

     Guddoomiyaha ayaa sheegay in hadalka ay soo saartay Puntland uu yahay mid muuj inayo xaasidnimada ay u qabaan dadka ku nool M/Muqdisho sida uu hadalka u dhigay.

     "Waxaa soo baxayey warar lagu diidayo xaqsiinta G/Banaadir, haba u badnaadaan Maamulka Puntland oo diiday, taas waxay muujineysaa xaasidnimada ay u qabaan sha cabka Muqdisho, Dadka Muqdisho qabiil ga ar maahan, waa lagu kala badnaan karaa ba lse waa magaalo la wada degan yahay, ha ddii 13 xubnood loo ansixiyeyna taas kama dhigno in reer gaar ah la siiyey,” ayuu yiri Md. Cabdullaahi.

     Wuxuu sheegay in Maamulka Puntland uu dagaal ku hayo dadka Muqdisho "Runtii waxaan aragnaa in Maamulka Puntland uu dagaal kula jiro Shacabka Muqdisho, taasna waa mid aan aad uga xunahay”.

      Md.Cabdullaahi ayaa tilmaamay in siyaa siyiinta ka yimaado Puntland ay xilal ka qa ban jireen Muqdisho sida inay noqdaan ma daxweynayaal iyo R/wasaarayaal, wuxuuna xusay in dadka Muqdisho ay si fiican ula sha qeyn jireen si shuruud la’aan ah.

     Ugu dambeytii C/hi Sheekh Xasan ayaa Shacabka Puntland ugu baaqay inaysan ma daxdooda ku daba kicin qaladkaan ay sam eenayaan.

Faroole "Dalkii god buu ku socdaa Madax weynaha ayaa godka ku riday”

     Senator C/raxmaan Sh.Maxamed Faroo le oo ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaan ka Federaalka ayaa si kulul u



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip