Wararka

DF Soomaaliya oo sheegtay sababta ay Kenya ugu aragto cadow, Itoobiyana saaxiib

0 Visits: 168 | Wednesday December 02, 2020 - 18:36:18
Wasiirka Warfaafinta SoomaaliyaCismaan Abuukar Dubbe ayaa warbaahinta u faah-faahiyay sababta ay xukuumadda uu ka tirsan yahay u kala dooratay dowladaha dariska ah ee Kenya iyo Itoobiya, oo mid ay ugu aragto cadow, midna saaxiib. Wasiirka wuxuu xukuumadda Nairobi ku eedeeyay iney xad-gudub cad sameysay…

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo xil cusub u magacaabay Danjire Yuusuf Garaad

0 Visits: 176 | Wednesday December 02, 2020 - 18:32:19
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareegto ugu magacaabay Danjire Yuusuf Garaad Cumar in uu noqdo Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed.

Read More »

Cali Cabulaahi Cosoble oo ku baaqay in la soo dhoweeyo Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle Cali Guudlawe By

0 Visits: 240 | Wednesday December 02, 2020 - 18:23:29
Madaxweynihii hore ee Hirshabelle, Mudane Cali Cabdullahi Cosoble ayaa ugu baaqay dadka ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle ee ku sugan magaalada Beledweyne inay wadahadal la yeeshaan Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen.

Read More »

IRAN oo farriin cabsi leh gaarsiisay IMAARAADKA

0 Visits: 150 | Wednesday December 02, 2020 - 18:18:41
Iran ayaa "si toos ah" ula xiriirtay dhaxal-sugaha Abu Dhabi Mohammed bin Zayed toddobaadkii tegay, uguna hanjabtay weerar culus oo jawaab u ah weerar kasta oo Mareykanka ay ku qaadaan Tehran, waxaa sidaas weriyeyMiddle East Eye.

Read More »

Shil diyaaradeed oo maanta ka dhacay GAROOWE iyo wararkii ugu dambeeyey

0 Visits: 172 | Wednesday December 02, 2020 - 18:13:33
Faah faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya shil diyaaradeed oo maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha Janaraal Maxamed Abshir Muuse ee magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in diyaaradda Air Jabuuti ay…

Read More »

Agaasimihii Guud ee Wasaarada Gaashaandhigga oo shaqo joojin lagu sameeyay

0 Visits: 238 | Wednesday December 02, 2020 - 18:10:47
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa shaqada looga joojiyay Agaasimihii guud ee Wasaaraddaas Axmed Cabdi Kooshin.

Read More »

AXMED MADOOBE oo soo saaray dalab la xiriira DF

0 Visits: 181 | Wednesday December 02, 2020 - 17:59:13
..

Read More »

Booliska Masar oo baaraya gabar iyadoo xiran dharka faraaciinta isku sawirtey Ahraamta

0 Visits: 187 | Wednesday December 02, 2020 - 17:36:26
Booliska Masar ayaa xirey sawir qaadihii Salma El Shimi oo ah gabar iyadoo xiran dharka Faraaciinta sawiro isaga qaaday Ahraamta dalka Masar. Booliska ayaa sheegay in ciidamada baaritaan ku sameyn doonaan sawir qaadaha balse waxa ay beeniyeen in la xirey Salma El Shimi. Warbaahinta iyo baraha bulshada…

Read More »

Maxaa hooyadan ku qasbay in ay wiilkeeda guri ku xidhato muddo 40 sano ah?

0 Visits: 217 | Tuesday December 01, 2020 - 21:20:29
Booliska swedhiska ayaa xidhay haweeney da 'ah oo looga shakisan yahay inay wiilkeeda ku haysay guri ay deganaayeen oo ku yaal xaafad ku taal Stockholm ilaa soddon sano.

Read More »

Madaxweynaha Jubbaland oo uga digay Madaxda dowladda in diinta Si qaldan u adeegsadaan

0 Visits: 219 | Tuesday December 01, 2020 - 21:09:58
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed maxamed Islaam ayaa maanta kudbad u jeediyay Ururada Bulshada rayidka ah ee Jubaland iyo hay'adaha Dowlada. Kulankan oo ahaa mid uu Madaxweynahu Bulshada iyo hay'adaha Dowlada kula wadagaayo xaalada uu dalka marayo ayaa waxaa ka qaybgalay…

Read More »

Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka dadaban oo soo saaray war

0 Visits: 241 | Tuesday December 01, 2020 - 21:08:28
Qoraal maanta ka soo baxay guddiyada doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka ee lagu muransan yahay walina ay ka maqan yihiin xubnihii qaban lahaa doorashooyinka Jubbaland iyo Puntland ayaa lagu faahfaahiyay waxyaabihii u qabsoomay.

Read More »

Imaaraadka oo jawaab aan la fileyn ka bixiyey dilka saynisyahankii Iran

0 Visits: 225 | Tuesday December 01, 2020 - 21:06:36
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay dilka "xun" ee loo gaystay saynisyahankii sare ee Nukliyeerka ee Iran, kaasi oo Tehran ay ku eedeysay Israel. "Imaaraadka Carabta waxay cambaareynayaan khaarijinta Mohsen Fakhrizadeh, waxayna ugu baaqayaan dhammaan dhinacyada inay muujiyaan is…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalkii Bacaadweyne

0 Visits: 240 | Tuesday December 01, 2020 - 21:03:51
Dowladda Soomaliya ayaa bogaadineysay dagaalkii shalay Alshabaab iyo Ciidanka dowladda ku dhexmaray degaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug. Wasiirka Warfaafinta Somaliya mudane Cismaan Dubbe ayaa yiri "Taliska Ciidanka Xoogga Dalku waxa uu xaqiijiyay in laga dilay Al-Shabaab 51 qof oo ka tirsan maleeshiyadooda,…

Read More »

Traders in Galkaayo protests Deni's decree on use of US dollar

0 Visits: 1099 | Tuesday December 01, 2020 - 16:04:04
..

Read More »

Somali families driven off their land by desert locusts

0 Visits: 1052 | Tuesday December 01, 2020 - 16:02:14
..

Read More »

Kenya Not Meddling With Somalia Affairs: MFA

0 Visits: 1072 | Tuesday December 01, 2020 - 16:00:06
..

Read More »

KQ resumes flights to New York City, Customers to enjoy discount offers

0 Visits: 1019 | Tuesday December 01, 2020 - 15:56:41
..

Read More »