HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAE EE MAANTA OO AH 2-DA DIC.2020-KA

0
Wednesday December 02, 2020 - 10:25:04 in Wararka by
  • Visits: 697
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPAE EE MAANTA OO AH 2-DA DIC.2020-KA

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

MADAXWEYNE FARMAAJO OO LOOGU BAAQAY IN AANU DALKA U HORSEEDIN QALALAASE SIYAASADEED

Iyadoo is mariwaaga siyaasadeed ee ka tag an doorashooyinka Soomaaliya uu sii xoogeysa nayo ayaa waxaa muuqata in doorashada aanu waqtigeeda ku dhici doonin, marka loo eego jad walkii doorashada ee lagu heshiiyay oo dib u dhac badan ku yimid, kaddib khilaaf ka dhashay Guddiyadii doorashada ee Xukuumadda magic awday.

Heshiiskii siyaasadeed ee door ashada ay ku heshiiyeen DFS iyo D/Goboleedyada ayaa qarka u sa aran inuu burburo, waxaana khilaaf ka cusub ee soo kala dhex galay DFS iyo Jubbaland uu sabab u noqon karaa in hannaanka doorashada uu dib u dhac galo.

Go’aankii DFS ay safiirkii Kenya ku amartay inuu dalkiisa ku laabto, ayna u yeeratay Safiirk eedii u joogay Nairobi, iyadoo Kenya ku eedeyn eysa in faragelin arrimaha gudaha, kuna cadaadi neysa Maamulka Jubbaland inay carqaladeyso heshiiskii doorashada.

Walaaca laga qabo in doorashadan ay dalka dib u dhac ku keento, isla markaan dalka uu galo qalalaase siyaasadeed iyo mid amni ayaa aad isu soo taraya.

Cabdi Barre Yuusuf oo ka mid ah Xildhibaan nadii hore ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farma ajo inaanu dalka u horseedin qalalaase iyo fo wdo, isla markaana wanaaggii daraad lagu door tay laga doonayo inuu sameeyo oo doorasho hufan uu qabto.

Sidoo kale Siyaasiyiin dhowr ah ayaa u jeediy ay Madaxweyne Farmaajo inuu dalka u turo, isla markaana uusan damaciisa siyaasadeed uu god ugu ridin dalka.

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa dhowaan ka digay in haddii dowladda Federaal ka ku adkeysato doorasho aan lagu qanacsan eyn ay sameyn doonaan hannaan doorasho oo dalka lagu badbaadinayo. Xigasho:jowhar.com

R/WASAARE ROOBLE OO GUDDOOMIYEY SHIRKA SANADLAHA EE GUDDIGA FULINTA AMNI GA IYO CADDAALADDA EE (CAS)

R/Wasaaraha XFS Md.Maxamed Xuseen Ro oble ayaa guddoomiyey shirka guddiga amniga iyo Caddaaladda (CAS) oo ay ka soo qaybgal een Hay’adaha Caddaaladda iyo amniga, wakiilo ka socday Q/Midoobay, Howlgalka Midowga Afr ika (AMISOM) iyo bahwadaagta caalamiga ah ee Soomaaliya ka taageerta dhinacyada amniga iyo caddaaladda.

Shirka ayaa diiradda saa ray xoojinta awoo dda hay’a daha amniga iyo caddaal adda, iyadoo lagu qiimeey ey wax yaabihii qa bsoomay sanadkii tagey, is la markaana laga wada had lay kuwa sanadkan wax laga qabanayo.

R/W/re Rooble ayaa Safiirrada Soomaaliya ka taageera dhinacyada amniga iyo Caddaala dda u xaqiijiyay inay ka go’an tahay xukuumadda dib u habeynta loo baahan yahay si dalka loo horumariyo, loona xoojiyo dhismaha iyo tayeynta hay’adaha ku shaqada leh Caddaaladda iyo amniga.

Danjireyaasha iyo Wakiillada shirka ka qeyb galay ayaa boggaadiyey qorshaha Xukuumadda ee ku aaddan sidii amniga iyo caddaaladda dal ka salka loogu dhigi lahaa, iyadoo ay ka qeyb qa adanayaan dhammaan dhinacyada ay quseyso, si sare loogu qaado dadaalka mideysan ee lagu ad kaynayo hay’adaha asasaaska u ah dowla dnimada. DHAMMAAD

MIDOWGA MUSHARAXIINTA OO WAR KA SOO SAARAY GO’AANKII AY DF KA QAADATAY KENYA

Warsaxaafadeed ka soo baxay midowga mu sharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa walaac looga muujiyey isku dayga uu madaxw eyne Farmaajo cadaawadda Kenya ugu adeegsan ayo ololihiisa doorashada, si la mid ah sidii uu Ethiopia ugu adeegsaday 2016.

"Golaha Midowga Murashaxiinta wuxuu walaac xooggan ka muujinayaa go’aannada Xukuumadda muddo xilkeedu dhamaanayo ka qaadanayso arrimaha muhiimka ah ee saamaynaya danaha Qar anka iyo shacabka Soomaaliy eed,” ayaa lagu yiri qoraalka mu sharaxiinta midoobey.Sidoo kale qoraalkan waxaa lagu sheegay in Goluhu uu u ar ko go’aanka ay xukuumaddu hoos ugu dhigayso xiriirka Kenya in uu yahay mid loo isticmaalayo olole doorasho ee aan loo xeerin danta qaranka iyo shacabka Soom aaliyeed.

"Goluhu wuxuu madaxweynaha uga digayaa in uu siyaasadda arrimaha debedda dalka u adeegsa do olole doorasho, nacayb iyo cadaawadna ka dhex abuuro labada dal ee deriska ah ee Sooma aliya iyo Kenya,” ayaa lagu yiri qoraalka midowga musharaxiinta.

Qoraalka ayaa intaas ku sii daray, "Goluhu wux uu ka welwelsan yahay saamaynta taban ee xiriir xumida labada dal ku yeelan karo Soomaalida ganacsiga ku leh dalka Kenya, ardayda wax ka barata, qaxootiga xeryaha Kenya ku jira, iyo dadka degan iyo kuwo safraya intaba.”

Warsaxaafadeedka musharaxiinta ayaa sidoo kale lagu muujiyey shaki ah in madaxweyne Far maajo uu ololaha doorashadan ku geli doono Ken yaan naceyb, si la mid ah kii hore oo uu ku galay Itoobiyaan naceyb.

"Waxaa xusid mudan in sanadkii 2016 ay Ken ya ay ahayd saldhigga ololaha doorashada Madax weyne Farmaajo, iyadoo hal hayska ololihiisa doo rashana uu ahaa in Itoobiya tahay cadawga Soom aaliya, Kenyana saaxiib, laakiin xilligan ay sida ka le isku rogtay” ayaa lagu yiri.

Ugu dambeyntii qoraalka midowga musharaxiin ta ayaa lagu yiri, "Xiriirka ay Soomaaliya la leeda hay dalalka dariska waa inuu ku salaysnaadaa da naha joogtada ah ee dalku leeyahay ee aysan mar ba la rogrogmin rabitaaanka, laablakaca iyo olola ha siyaasadeed ee Madaxweynaha.”

GUDDIGA LAGU MURANSAN YAHAY EE DOORASHO OYINKA DADABAN OO SOO SAARAY WAR

Qoraal shalay ka soo baxay guddiyada doora shooyinka iyo xallinta khilaafaadka ee lagu mur an san yahay walina ay ka maqan yihiin xubnihii qa ban lahaa doorashooyinka Jubbaland iyo Puntl and ayaa lagu faahfaahiyay waxyaa bihii u qab soomay.

Warka kasoo baxay Gudd iga ayaan sidaan u qornaa:

Wuxuu guddigan ka kooban yahay xubno ay magacawday XFS iyo kuwa ka yimid Dowlada ha Xubnaha ka ah DF, wux uuna ka dhashay Heshiiskii Siyaasadeed ee Madaxda 2da heer ay ku gaareen M/Muqdisho 17kii Sebtee mbar

Magacaabista Guddigan waxey timid ka dib mar kii habraacyadii heshiiskaas la dhammeys tiray,ay ansixyeen 2da Aqal ee Barlamaanka JFS, uuna saxixay Madaxweynaha

Taniyo intii uu Guddigan hawshiisa guda gal ay,waxaa noo qabsoomay inaan dhammeyst irno qodobadan.

Tababarka Guddiga Hirgelinta Doorashooyin ka Dadban, Guddiga Xallinta Khilaafadka iyo Gu ddi yada maamulaya doorashooyinka Somalil and iyo Banaadir.

Qabyoqoraalka Xeer Hoosaadka Guddiga Hir gelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Fed era al. Xeerka Hufnaanta Doorashooyinka oo til maam aya sida ay doorashooyinka u dhacaya an,sida dii waangelinta loo sameynayo iyo shur uudaha laga rabo dadka tartamaya iyo codbixiyeyaasha.

Xeerka Odayaasha Dhaqanka,Bulshada Ray idka ah iyo Ergada Doorashada.

Xeerka Habraaca Diiwaangelinta Ergada.

Waxaa kale oo aan hadda gacanta ku haynaa shuruudaha habraaca jadwalka doorashooyinka iyo diiwaangelinta musharrixiinta u taagan kuraas ta Golaha Shacabka ee B/J/F/S.iyo habraac yo ka le oo muhiim u ah qabsoomidda doorasho hufan oo waqtigeeda ku dhacda.

Guddiggaan ayaa horay waxaa u diiday dhamm aan Musharaxiinta xilka Madaxtinimada Soomaa liya, waxaana ay ku eedeeyeen inaysan dhex dhexaad aheyn.

DOWLADDA SOOMAALIYA OO WAR KASOO SAARTAY DAGAALKII BACAADWEYNE

Dowladda Soomaliya ayaa bogaadineysay dag aalkii daraad Alshabaab iyo Ciidanka dowladda ku dhexmaray degaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug.

Wasiirka Warfaafinta Somaliya Md.Cismaan Dubbe ayaa yiri "Taliska Ciid anka Xoogga Dal ku waxa uu xaqiijiyay in laga dil ay AlShabaab 51 qof oo ka tirsan malee shiyadooda, lagana qabtay lix (6) qof oo dhaawac ah oo uu ku jiro Horjoogihii weerarka hogaaminayay. Waxaa sidoo kale ku dhintay 15 qof oo isugu jiraAskar iyo Shacab”.

Sidoo kale Wasiirka oo ku hadlaya magaca Dowladda Soomaaliya waxa uu tacsi u dirayehe lada dadkii ku dhintay weerarkaasi ee isugu jira shacab iyo askar, isaga oo Alle caafimaad degdeg ah u weydiiyay muwaadiniinta dhaawacyadu ku soo gaareen dagaalkaas.

Dowladda Soomaaliya waxay tilmaamtay in ay caddaalada horkeeni doonto kooxdii ka damb eysay weerarkaas.

"Dowladda Soomaliya waxa ay ku bogaadiney saaShacabka degaanka Bacaadweyne ee gob olka Mudug dagaalkii geesinimada lahaa ee ay ka ga hortageen cadowga ummadda Soomaaliyeed ee Alshabaab iyo sidii ay isu barbar taageen Cii danka Xoogga Dalka Soomaaliyeed intii lagu guda jiray howlgalkii ay uga hortageen weerar ay koo xdaargagixisada AlShabaab ku soo qaadday de gaankaas daraad Isniintii 30kii November, 2020” ayaa lagu yiri warka dowladda kasoo baxay.

Warka dowladda ayaa intaas kusii daray "Dowladda Soomaaliya waxa ay caddaaladda horg eyneysaa horjoogayaasha iyo maleeshiyaadkii lagu qabtay dagaalkaasi si waafaqsan shuruucda dalka, waxaana kago’an XF boqolka maalmood ee ugu horreysa in guulo la

taaban karo ay ka keento dagaalka ka dhanka ah argagixisada”

MADAXWEYNAHA JUBBALAND OO UGA DIGAY MAD AXDA DOWLADDA IN DIINTA SI QALDAN U ADEEGSADAAN

Madaxweynaha D/G/Jubaland Md.Axmed ma xamed Islaam ayaa shalay kudbad u jeediyay Ururada Bulshada rayidka ah ee Jubaland iyo hay’adaha Dowlada.

Kulankan oo ahaa mid uu Madaxweynahu Bul shada iyo hay’adaha Dowlada kula wadagaayo xaalada uu dalka marayo ayaa wa xaa ka qaybgalay Haween dhalin yaro culimo siyaasiyiin Aqoon ya hano iyo masuuliyiin katirsan lab ada gole ee Dowlad Goboleedka Jubaland iyo xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka ah waxaana ugu horayn Madaxweyna hu uu ka hadlay Xaalada amaanka isagoo sheeg ay in maalmahii lasoo dhaafay Kooxda AlShab aab ay culays soo saareen deegaanada Jubaland isla markana ay fuliyeen falal amaanka lid ku ah isaga oo hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in shacabku ay laba jibaaran wada shaqaynta ha y’adaha amaanka taas oo uu sheegay Madaxwey nahu in habacsanaan ay ka jirto Wuxuu Madaxwe ynahu intaas ku dairy in hubka sharci darada ah aan la ogolayn cidii lagu helana talaabo laga qaadi doono

Dhamaan Bulshada ayuu Madaxweynahu kala dardaarmay khatarta qabyaalada isagoo xusay in Midnimo lagaga gudbi karo caqabadaha taagan wuxuuna ugu baaqay dhamaan shacabka ree Ju bbaland inay gacmaha is qabsadaan wuxuuna xu say in figradaha kala duman ibo aragtiyada siyaa siga ah aan marnaba lagu lamaanayn karin qaby aalad taas oo bulshada sii kala fogaynaysa.

Hay’adaha Dowlada ayun Madaxweynahu she egay in ay doorkooda qaatan oo wacyi galinta bul shada ay xooga safran isagoo sheegay in aar badan oo shacabka kamin ah lagu marin habaab inayo waxyaabo aan sal ido raad lahayn oo qay yaaladu ay ugu weyntahay.

Arimaha Doorashooyinka ayuu sheegay in ay Jubaland ka go’an tahay sidii ay doorashooyinka ay ugu dhici lahayd qaabkii lagu heshiiyay iyadoo dalkeena ay astaan u tahay in afartii sanaba hal mar Doorashooyin la aado isagoo sheegay in ay Jubbaland xaq u leedahay inay maamusho door ashooyinka ka dhacaya deegaanka.

Madaxweynaha yaa intaas ku daray in isku tanaa sulka iyo wadar ogolka ay asal u yihiin doorasho oyin xor iyo xalaal ah oo dalka ka dhaca si taas loo gaarana ay muhiim tahay in heshiiyadii la galay la fuliyo gaar ahaana in gudiga doorashooyinka Jub aland iyo Wasaarada Arima ha gudaha looga baahan ya hay inay tagaan goobta laba ad ee loo asteeyay doorash ada Baarlamaanka Federaalka ah.

Madaxweynaha ayaa ka digay khatarta ka dhalan karta hadalada xanafta leh ee ay adeegsanayaan Madaxda Dowlada kuwaas oo diinta ka saaraya dadka ka aragtida duwan sidii lagu yaqaanay figra daha xagjirka ah ee Argagixisada wax loo dulqaad an karana aanay ahayn.

NIN SHABAAB AHAA OO LAGU TOOGTAY M/MUQDISHO

Ciidamada Booliska ee G/Banaadir ayaa saqdii dhexe ee habeen hore waxay M/Muqdisho ku toogteen nin ka tirsanaa maleeshiyada Al Shabaab, xilli uu doonaayay in wadada uu miino ku aaso.

Ninkan oo ujeedkiisu ahaa in mii nada uu ku aaso Waaxda Hors eed, Laanteeda Nationka ee Degmada Warta Nabadda ayaa waxaa ka hortagay ciidamada am maanka.Saynab Maxamuud Warsame (Saynab Xaabsey), Gudoomiyaha Degmada Warta Naba dda ayaa sheegtay in ciidamada ay arkayn ninka asi, islamarkaana ay u suurtagashay inay toogtaan.

Gudoomiyaha ayaa ciidamada ammaanka ku amshalayy inay ku guuleysteen, oo ay ka hortag een qarax la doonaayay in shacabka lagu dhibaat eeyo.

Ciidamada ammaanka ayaa maalmo ka hor Degmada Xamar Weyne ku qabtay nin dhalinyaro ahaa, oo lagu eedeeyay in bambo gacmeyd uu ku tuuray Saldhiga Booliska ee Afar Irdood.

Tallaabada habeen hore lagu toogtay ninkan Shabaabka ka tirsanaa ayaa ku soo aadaysa, xilli muddooyin kii ugu dambeysay ay Caasimadda Muqdisho ku soo badanayeen qaraxyo la dhigo hareeraha wad ooyinka.

WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA OO ARAGTI CUSUB KA MUUJIYAY DAGAALKA TIGRAY, KANA HADLAY INAY CIIDAMO GEEYEEN

Wasiirka cusub ee arrimaha dibedda Soomaal iya, Maxamed Cabdirisaaq ayaa markii u horeysay aragti dabacsan kaga fal celiyay xaalada dagaal ee ka taagan dalka Itoobiya, xili uu Fa rmaajo taa geero buuxda la garab istaa gay howlgalka mill ateri ee toddobaa dyadii u dambeeyay ka socday dalka Itoobiya.

Wasiirka, oo wareysi siiyey VOA, ayaa shee gay inaysan marnaba xukuumadda Soomaaliya ay san u sacabo tumeyn dagaalo saameyn ku yaalan aya gobolka, isla markaana ay markasta ka qeyb ka qaadanayso xasiloonada mandaqada.

Waxa kale oo uu sheegay in dowladda federaalku ay farogelin ku sameynayn xaaladaha ka taagan gudaha Itoobiya, gaar ahaan gobolka Tigray, sida uu hadalka u dhigay.

"Aragtida ay dowladda federaalka ka qabi kar to wax ka socda dal kale gudihiisa ma jiraan, oo aan ka aheyn in aan walwal ka qabno dal deris na la ah oo xaalado dagaal ay ka jiraan, ma jeclin in khilaaf siyaasadeed uu ku yimaado Itoobiya, sida aan anagaba u jecleyn,” ayuu yiri.

Wasiirka ayaa keliya muujiyay walwalka xuku umadiisa ee ku aadan in dagaalka Itoobiya uu sam eeyo gobolka, isagoona ka gaabsaday inuu taage ero u muujiyo dhinacyada ku dagaalamaya dagaal kaasi ee dowladda dhexe iyo maamulka TPLF.

Sidoo kale waxa uu wasiirku beeniyay inay jir aan ciidamo Soomaali ah oo ka qeyb qaatay dag aalkaasi, taasi oo uu ku tilmaamay "mid aan aheyn caqligal”.

Si kastaba, madaxweyne Farmaajo ayaa hore garab istaag ugu muujiyey howlgalka millateri ee dowladda federaalka Itoobiya ay ka wado gobolka Tigray, kaasi oo ay dhawaan xukuumada Abiy ay sheegtay inuu soo gabagaboobay.

SHABAAB OO SOO BANDHIGAY GAADIID DAGAAL OO AY KU QABSADEEN DAGAALKII BACAADWEYN

Xoogaga Shabaab ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal oo ay ku qabsadeen dagaal culus oo shal ay ay ku qaadeen xero Ciidan oo ku taallo deeg aanka Bac aadw eyn ee Gobolka Mud ug.

Shabaabka ayaa we erar si weyn loo soo qo rsheeyay wax ay ku ekeeyeen Xerada Ciidamada Militariga ku le eyihiin deegaankaasi, iyagoona is ka caabin xoogan kala kulmay Ciid amada Militariga,

oo gacan helaya maleeshiyaad deegaanka ah.

Shabaabka ayaa waxaa u suurtagashay inay muddo kooban la wareegaan gacan ku hay nta deegaanka Bacaadweyne, balse saacado ka dib ayaa lagu khasbay in ay dib uga baxaan.

Warbaahinta Shabaab taageerta ayaa lagu soo bandhigay gaadiid ay saaran yihiin qoryaha culus oo Shabaabka ay sheegteen inay ka qabsad een Ciidanka Galmudug.

Gaari uu saarah yahay qoriga loo yaqaan Suu ga & Cabdi bilayaal ayeey Shabaabka soo bandhi geen, waxaana ay sheegeen dagaalkii daraad inay ku dileen in ka badan 50 Askari, inkastoo she egashadaasi aan la xaqiijin karin.

XOG: DIBADBAX KA DHAN AH KENYA OO LAGA ABA ABULAYO MUQDISHO IYO DF OO WADDA QORSHE CUSUB

Waxaa la filayaa in maalmaha soo socdo M/ Muqdisho lagu qabto banaanbax lagu tageerayo go’aankii ay dowladda Soomaaliya ugu yeeratay safiirkeedii dalka Kenya, sidoo kalane ay fartay inuu wadatashi u aado dal kiisa kii Ke nya.

Banaanbaxan ayaa qeyb ka ah qorshe sare loogu sii qaada yo xiisadda Soo maaliya iyo Kenya, oo had da la rumeysan yahay in ay qeyb ka tahay ololaha doo rashada madaxwey ne Farmaajo.

Wararka aan helnay ayaa sheegaysa in qorshu hu yahay in Madaxweynaha Soomaaliya ka qeyb galo, islamarkaana halkaas looga dhawaaqo go’ aano adag oo ah in dowladda ay talaabo adag ka qaadi doonto qof kasta oo si ka duwan sida dow ladda uga hadla arrimaha Kenya.

Dadka ay dowlada rabto inay hadalkaan ku ca daadiso waxay u badan yihiin siyaasiinta muc aaradka ah, Xildhibaano ka tirsan baarlamanka iyo warbaahinta oo ka sameysay falanqeyn badan.

Dhincyo ka tirsan xoogaga wadaniyiinta, mas’ uuliyiin ka tirsan maamulka G/Banaadir iyo saraa kiil kale ayaa la sheegay in Villa Somalia ka dalba tay in la hakiyo ilaa amar dambe banaanbaxaas waxaana socda wadatashi ku saabsan go’ aanka looga dhawaaqi doono.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, Xildhi baan Mahad Salaad, Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris, hogaamiyaal kale oo ka tirsan mucaaradka iyo qaar kale oo bulshada kamid ah ayaa dowlad da Soomaaliya ku dhaliilay go’aankii ay qaadatay oo lagu sheegay inay tahay sabab la xariirta khila afka kala dhexeeyo maamulka Jubbaland.

Dowladda Kenya ayaa taageereysay Axmed Madoobe tan iyo maalinkii uu xukunka yimid Farm aajo, iyo kasii hor, waxay intaas gaysatay tacaddi yo badan oo ka dhan ah shacabka Gedo, taasi oo dowladda federaalka aysan waxba ka qaban.

Jawaabta timid xilli ay laba bilood un ka hartay muddo xileedka Farmaajo ayaa la rume ysan yahay inay qeyb ka tahay qorshe ballaaran oo dowladda ay xasarad uga abuureyso Jubaland,wax aana qorshaha as qeyb ka ah in Axmed Madoobe meesha laga saaro.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ololihii doorasha da 2017 ku galay naceybka Ethiopia, oo uu door ashadiisa kadib la saaxiibay, waxaana hadda qor shaha uu yahay in ololaha 2021 uu ku gal naceyb ka Kenya, sida ay sheegeen xubnaha mucaar adka Xigasho:Caasimadda.net

CARO XOOGAN OO KA DHALATAY GO’AANKII SICIID DENI & DIBADBAXYO KA BILLOWDAY PUNTLAND

Kadib go’aankii habeen hore ka soo baxay madaxw eynaha Puntland, Md. Siciid C/hi Deni ee ahaa in canshuuraha deegaanada maamulkaasi lagu qa ado lacagta Dollerka Mareykanka ah ayaa waxaa arrintaasi ka dhalatay caro dadweyne iyo dibadba xayo shalay ka billowday deegaanada Puntland.

Dadweyne fara badan ayaa isugu soo baxay magaalooyinka waa weyn sida, Garoowe, Boosaa so iyo Gaalka cyo, kuwaas oo si isku mid ah u ga soo horjeeday amarka Deni.

Dibadbaxayaasha ayaa ku qelinayey erayo ka dhan ah hoggaanka maamulk aasi, iyaga oo ku eedeeyey inuu uga sii darayo si cir bararka baa hsan ee ka jira halkaasi. Arrinta u gu ee ay salka ku heyso xiisadan ayaa ka soo bil laabatay, kadib markii ganacsatada waaweyn ay ka biyo diideen qaadashada lacagta shillinka So omaaliga ah, ha lka kuwa yar yarna ay kasoo horj esten adeegsiga lacagta Dollerka Mareykanka ah.

Sidoo kale xeeldheerayaasha dhanka dhaqaa laha ayaa rumeysan in go’aankan uu uga sii dari karo xiisada dhaqaale ee ka taagan Puntland.

Si kastaba go’aanka habeen hore kasoo baxay madax weynaha D/G/Puntland ayaa shalay 1da Dece mber ka dhaqangalay maamulkaasi

MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO KULAN LA YEE SHAY SAFIIRKA CZECH REPUBLIC

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabiley Safiir ka Dalka Czech Republic Ee Fadhigiisu Yahay AddisAbaba Madaxweynaha Somaliland, Md. Mu use Biixi Cabdi, ayaa shalay xafiiskiisa ku qaa bi ley safiirka dalka Czech Republic u fadhiya Addisababa, Amb. Jar oslav Zukersein oo safar ku jo oga Somaliland.

Kulankaas waxa lagaga wa da hadlay iska ashiga xidhiidh rasmi ah oo dhexmara Somaliland iyo Czech iyo sidii ay labada dhinac uga wada shaqayn lah aa yeen horumarinta waxb ara shada, gaar ahaan far sama da gacanta, arrima ha ganac siga iyo isuso codka labada shacbi.

Sidoo kale, waxa uu madaxweynaha Somal ila nd, Md.Muuse Biixi Cabdi uu warbixin mugleh ka si iyey weftiga, horumarka iyo wax wadaqabsiga da wladnimada Somaliland ay halkan ku soo ga adh ay, inay tahay isfahanka iyo wada shaqaynta dawl adda iyo shacbigeeda oo heegan buuxa u ah inay ka mid noqdaan beesha caalamka, kana hel aan wixii ay xuquuq ku leeyihiin, iyagoo buuxiyey shur uudihii dawladnimo ee looga baahnaa oo dhan.

Ugu danbayntiina waxa uu kulankaasi ku dham maaday is afgarad buuxa iyadoo madaxw eynuhu uga mahadceliyey safiirka safarka shaqo ee uu ku yimid Somaliland.

SHALAY OO DUNIDA LAGA XUSAYO MAALINTA CAALAMIGA AH EE AIDS

Guud ahaan dalalka caalamka waxaa shalay la ga xusayaa munaasabadda maalinta caalamiga ah ee AIDS,taas oo ujeedada ka dambeysa ka ay ta hay in dadka lagu baraaru jiyo halis ta cudurk an,sida looga hortagi karo faafid da cudurkaasi iyo in la xus uusto dadka uu galaaftay ama uu dilay Aidsku.

12 Malyuun oo qof kuwaas ayaa la nool cudur ka HIV ,kuwaas oo ssn heysan daawo iyo daryeel caafimaad guud ahaan aduunka sida ay sheegtay qaramada midoobe. Soomaaliya waxaa xafiiska WHO uu sheegay inay ku yaalaan 16 xaru mood oo daawooyin iyo talooyin dhanka caafima adka iyo maskaxiyan ah ay ka helaan dadka xanu unka qaba.Xafiiska UNICEF soomaaliya wuxuu sheegay in dadka la nool xanuunka aanay ku filneyn kaniin iga iyo talooyinka balse ay u baahanyihiin tag eerida bulshada oo aan la faquuqin lagana qeyb galiyo shaqooyinka.

Sanadkaan waxaa aduunka mashquuliyay xaa ladda feyraska Covid19 sida ay heegtay qaram ada midoobe ay.

MAALMIHII UGU DAMBEEYAY EE MADAXTIN NIMA DA TRUMP: ‘WAXAY LA TAHAY INAAN LAGA GUULEYSAN’.

Iyadoo lagu jiro maalmihii ugu dambeeyay ee Trump ee Aqalka Cad, ayaa waxaa dhismaha aqa lka ka jirta aamusnaan. Brian Morgenstern, oo ah ku xigeenka agaasimaha warfaafinta, wuxuu xi rnaa jaakad ay ku xardhan tahay astaanta Aqalka Cad, isagoo ku sugnaa xafiiskiisa ku yaalla West Wing.Jaakadda waxaa ilaa kor u xirnaa shiny eerka, isagoo u muuqday inuu sii baxayo. Qolka oo wax yar u jira xafiiska Oval, wuxuu ahaa mugdi.

Madaxweynaha, wuxuu ku sugnaa qeyb kale oo Aqalka Cad ka tirsan. Xilligaas, Donald Trump wu xuu sameecadda telefoonka kula had layay Rudy Giuliani, oo ah madaxa kooxda sharciga ee la loollameysa natiijada doorashada, iyo koox xil dhibaanno ah oo isugu timid "dhegeysiga”, sida ay hadalka u dhigeen, hoteel ku yaalla Gettysburg, Pennsylvania.

"Doorashadana waa lagu shubtay mana oggola an karno,” ayuu yiri madaxweynaha.

Morgenstern wuxuu doorashada kala socday kum biyuutarkiisa. Xoogaa kaddib wuxuu ku dangiigs aday kursigiisa wuxuuna la hadlay qof soo booq day isagoo kala sheekeystay kuleejka, guryaha, kubadda gacanta, iyo sidoo kale guulaha madax weynaha.

Dadaallada Trump ee ah inuu la loollamo natii jada doorashada ee gobolka Pennsylvania ayaa guul darreystay Jimcihii. Xaakim ku sugnaa maxka madda racfaanka ayaa sheegay in sheegashadiisa aysan sal lahayn. Waxaa muuqatay in madaxwey naha la doortay ee Joe Biden uu gobolkaasi ku gu uleystay ilaa 80,000 oo cod ah.

Codadka Arizona waxaa la ansixiyay Isniintii si doo kalena Wisconsin goor dhow ayaa la filayaa – labada gobolba Biden ayaa ku guuleystay. Saraak iisha dowladda ayaa bilaabay inay ka shaqeeyaan xilwareejinta, madaxweynaha cusub ayaana sha qada bilaabaya 20ka January.

Rudolph Giuliani, shown in Pennsylvania with lawyer Jenna Ellis, leads the president's effort to challenge the election

Trump ayaa weli sheeganaya guul. Laakiin gud aha Aqalka Cad, dadku waxay arkaan sida ay wax u socdaan. Way ogyihiin in maalmaha ay ku sugan yihiin West Wing ay xisaabsan yihiin. Waxay sidoo kale ogyihiin in ninka madaxda u ah uu guul darr eystay.

Morgenstern ayaa qaba in wax walba ay sido odii yihiin: "Weli si adag ayaan u shaqeyneynaa.” Ayuu yiri. Wuxuu aha qofka keliya ee ku sugnaa xafiisyada West Wing.

Caadi ahaan, xafiisyadaas waxaa ka buuxa dad – kalkaaliyeyaal shaqeynaya saacadaha oo dhan. Balse hadda xaalku sidaa maaha

Jack O’Donnell, oo mar u shaqeyn jiray Trump, ay aa sheegaya inuu fahansan yahay sababta dadka u shaqeeya madaxweynaha aysan u hadleynin hadda."Waxaad ku dul socotaa qolofta ukunta. Qof na ma doonayo inuu wax khaldan sheego.”Brian Morgenstern, who started working at the White House in July O’Donnell ayaa dib u xusuusanaya, Trump ay aa ku dhex socday qol ka mid ah guri uu dhisme ku socday. "Arrimo ayaa jiray,” ayuu yiri O’Donnell. Wuxuu kala jeeday waxyaabo ka khaldanaa day actirka, oo uu Trump durba arkay.

"Kor ayuu u booday wuxuuna feer ku duftay sa qafka” ayuu yiri O’Donnell. "Qofna ma doonayo in uu agtiisa joogo markii uu careysan yahay.”

Carada iyo hanka madaxweynaha waa kuwo soo jireen ah. Wuxuu caan ku ahaa dafiridda guuldarr ada, waana hannaan hoggaan oo ka soo bilowday xilli hore.

Wuxuu ka soo muuqday qolka shirka jaraa`id toddobaadkii hore, isaga oo ku faanaya suuqyada saamiga. Waxay jebiyeen rikoorka ah 30,000. Mad axweynaha ayaa sheegay in Morgenstern, uu "u dabaal degayay guusha suuqa oo ka mid ahayd si yaasadihiisa”, sida "sare u qaadidda heshiisyada ganacsiga” iyo "tamarta”.

ProTrump protesters in Atlanta

Maalgashadayaasha ayaa sheegay in suuqyada saamiga ay sare u kaceen sababo la xiriira xil ku wareejinta maamulka Biden ee sida rasmiga ah lo ogu dhawaaqay. Balse waxayTrump la tahay, in guushaasi ay isaga u sugnaatay.

Sheegashadiisa guusha iyo diidmadiisa inuu qi rto in laga guuleystay, wax saameyn ah kuma laha natiijada – xil ku wareejinta Biden way socotaa.

Welise fekerka madaxweynaha micno ayuu same ynayaa – malaayiin qof ayaa taageere u ah. Way la jirayaan marka uu ka tago Aqalka Cad, haddii uu mar kale madaxtinnimada u istaagi doono, sida ay dad badan rajeynayaan, iyo haddii kaleba.

AntiTrump graffitti

Si uu isaga ilaaliyo guuldarrada, Trump ayaa da fira xaqiiqda, sida ay qabaan kuwa isaga yaqaan na. Wuxuu ganacsade ahaan dhowr jeer codsaday deyn cafin, wuxuuse ka dhigi jiray inay qeyb ka ahayd qorshaha. "Wuxuu dhihi jiray: ‘Si ula kac ah ayaan u sameeyay,'” ayuu yiri Jack O’Donnell, oo u soo shaqeeyay Trump, wuxuu intaas ku daray: "Waa waxba kama jiraan.”

"Waxay la tahay inaan laga guuleysan lahayn,” ayuu yiri O’Donnell, isaga oo kala jeeda doorasha da. "Weligiis isma dhiibi doono. Waxay mar walba ahaan doontaa: ‘Waa leyga qaatay.'”

Trump wuxuu haatan ka dhiidhinayaa sida ay Jamhuurigu ugu badan yihiin Aqalka Sare, isaga oo qorsheynaya in Sabtida uu aado Georgia si uu u taageero musharraxiinta u tartamaya doora shada ku celiska ah.

Dhanka kale, bannaaka xafiiska Morgenstern, mid ka mid ah miisaska maran waxaa lagu xar dhay: "Guul darradu ma aha ikhtiyaar.”

Hal ku dhiggaasi wuxuu soo koobayaa fekerka iyo hannaanka Trump iyo sida uu u arko madaxt innimada – ugu yaraan ilaa uu ka tagayo Aqalka Cad. Xigasho:BBCSomali

RAG HUBEYSAN OO WEERARAY XARUN BANGI IYO KHASAARO KA DHASHAY

Rag hubeysan ayaa weerar ku qaadday bangi ku yaalla magaalada Criciúma ee dalka Brazil. Wa xaana la maqlayay dhawaaqa rasaasta iyo qarxyo, muuqaallo lasoo dhigay baraha bulshada ayaa mu ujinayaa rag qoryo ku hubeysan oo ku sugnaa waddooyinka magaalada.

Mayarka magaalada ayaa qoraal uu soo dhigay barta Twitterka ku sheegay ‘in magaalada lagu soo qaaday weerar xooggan’, wuxuu shacabka ugu baaqay inay guryahooda joogaan.

Waxaana weerarkaas ku dhaawacmay qof wa ardiye ahaa iyo sarkaal ka tirsan ciidamada.

Maamulka bangiga la weeraray weli kama

Aysan hadlin dhacdada isla markaana ma aysan sheegin inta ay dhan tahay lacagta laga dhacay

R/WASAARAHA ITOOBIYA OO ARRIN HALIS AH KU EEDEEYEY TPLF

Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axm ed ayaa eedeyn culus u jeediyey hoggaanka TP LFee dagaalka kula ji ra ciidama diisa. Abiy Axm ed oo warbixin sii nayey baarlamaanka Itoobiya ayaaku eedeeyey TPLF inay sume eyeen janar aalka tir san ciidamada militeriga ee dalkaasi, kaa oo ka howlgalayey saldhig ku ya alla gobol ka Tigray, ka hor inta aysan bilaaban dagaalla da labada dhinac.

R/wasaaraha ayaa sheegay in janaraalka la sumeeyey oo lagu magacaabo, Diriba Mekon nen uu dhibkii kasoo gaaray sunta uu ilaa iyo ha dda kasoo kici la’ayahay isla markaana uu sha qada ku laaban waayay, tan iyo markii la sumee yey Sidoo kale wuxuu shaaca ka qaaday in sa rkaalkaas la sumeeyey, kaddib markii uu lasoo qadeeyey madaxda TPLF.

Abiy ayaa sidoo kale intaasi ku daray in tan iyo markii uu billowday dagaalka ay ku qaadeen gobolka Tigray in hal qof oo rayid ah aanan lagu dilin howlgalkaasi, balse waxaa hadalkaasi si weyn uga soo horjeestay hoggaanka sare ee gobolka Tigray. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo xukuumadda Itoobiya ay ku dhowaaqd ay wejigii ugu dambeeyey ee dagaalka waqooyi ga dalkaasi ee u dhexeeya ciidamada federalka iyo kuwa TPLF, waxaana dowladda ay sheegat ay inay qabsatay caasimada Makelle.

jowhar.com

LACAGTII HORE EE ITOOBIYA OO SHALAY LA JOOJIYAY ISTICMAALKEEDA

Sida uu shaaciyay Bangiga Qaranka ee Itoob iya waxaa shalay guud ahaan la joojiyay isti cmaalka lacagtii hore ee Itoobya, iyadoo aan wa xba lagu kala iibsan doonin laga bilaabo shalay oo Talaado ah.

Bangiga ayaa sidoo kale sheegay inay ma almo kooban sii socon doonto badalaada laca g tii hore, cidda jeebkeedu kusii jirtana ay ka bad alan karto bangiga muddo 2 tod dobaad gudahooda.

Degaanka Soomaalida ayaa meelaha qaar laga soo sheega yaa bangiy ada oo ku yar awgii in wali dadku haystaan lac agtii hore.

WARARKII UGU DAMBEEYAY DAGAALKA ITOOBIYA IYO TIGREYGA OO SII DAAYAY 4,000 OO ASKARI

Siyaasiyiinta Xisbiga TPLF ayaa sheegay inay sii daayeen afar kun oo askari, oo ka tirsan Ciidamada Federaalka, oo toddobaadyadii ugu dambeysay sida ay sheegeen u xirnaa.

Tigreyga ayaa shee gay in cii damadan ay qayb ka ahaayeen Tali ska Ciidamada Waqoo yiga, ha yeeshee la xir ay markii hora antii bishii November ay Ciidamada Tigreyga weera reen saldhiggii Militariga Federaalka ee halkaasi ku yaalay.

Militariga Itoobiya ayaa saldhig weyn oo ciidan ku lahaa Gobolka Tigreyga, ka hor inta aan la weerarin. Ciidamada ayaa laga kala keenay gobolada kala duwan ee dalka asi. Ka dib markii Xoo gaga Tigrey ga ay si la ma fillaan ahayd u weerareen, ulana war eegeen gac an ku hay nta saldhigaasi ayaa cii damadii aan qowm iyadda Tigreyga ahayn ay isu dhi ibeen TPLF. Warbaahinta Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in la sii daayay in ka badan 3kun oo askari. Warbaahinta waxay sheegtay in ciidamadaasi ay ku jiraan kuwo ka soo jeeda deegaanka Tigreyga, balse diiday inay dagaalamaan.

R/ Wasaare Abiy Ahmed ayaa daraad sheegay in Ciidamada Militariga ay ku guuleysteen dagaalkii in ka badan saddexda toddobaad ka socday gobolka asi, walow ay TPLF sheegtay in weli uu dagaalku soc do. Dagaalka Waqooyiga Itoobiya ayaa la sheegay In ay ku dhinteen boqolaal qof, oo ay ku jiraan dad rayid ah, balse Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed waxa uu Baa rlamaanka u sheegay inaanan qof shacab ahi lagu dilin dagaalkaasi.

TPLF ayaa Isniintii sheegtay inay dib ula wareege en gacan ku haynta magaalada labaad ee gobolkaasi ugu weyn ee Askum, islamarkaana ay soo rideen di yaarad dagaal, ha yeeshee dowladda ayaa waxba ka ma jiraan ku tilmaamtay.

LA TALIYIHII LAGU EEDEEYAY IN UU TRUMP SIIYAY XOG KHALDAN OO ISCASILAY

La taliyihii gaarka ahaa ee Madaxweynaha Mare ykanka Donald Trump ee coronavirus, Scott Atlas, ayaa is casilay. Dr Atlas oo lagu muransanaa ayaa isaga oo u ma had celinaya Mr Trump, wuxuu shee gay inuu "mar wa lba ku tiirsanaa sayniska iyo cadd eymihii ugu dam beeyay isagoo aan eegeynin siy aasadda amaba ay san jirin wax fara gelin ah”.

4tii bilood ee uu xilka hayay, wuxuu su`aal geli yay baahida loo qabo maaskarada wejiga iyo tallaa booyin kale oo lagu xakameynayo xanuunka safmar ka ah. Waxay sidoo kale dhowr jeer isku dhaceen xu bnaha kale oo kooxda coronavirus.

Ninkan ku takhasusay raajada wuxuu kooxda ku biiray bishii August, wuxuu sidoo kale ka soo horje eday xayiraadaha isaga oo taageersanaa fekerka ah in qofka uu xanuunka kaga adkaado difaaca jirkii sa.Khubarrada caafimaadka bulshada sida Dr Antho ny Fauci iyo Xarumaha Xakameynta iyo Kahortagga Cudurka (CDC) ayaa ku eedeeyay Dr Atlas inuu Madaxweyne Trump siiyay xog khaldan oo marin habaabin ah oo ku saabsan faafitaanka fayraska.

IMAARAADKA OO JAWAAB AAN LA FILEYN KA BIXIY EY DILKA SAYNISYAHANKII IRAN

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaare ysay dilka "xun” ee loo gaystay saynisyahankii sare ee Nukliyeerka ee Iran, kaasi oo Tehran ay ku eedey say Israel. "Imaaraadka Carabta waxay cambaareyn ayaan khaarijinta Mohsen Fakhrizadeh, waxayna ugu baaqayaan dhammaan dhi nacyada inay muujiyaan is xakameyn si looga foga ado in gobolka la geliyo heerar cuusb xasillooni darro ah, iyo halis am ni,” waxaa sidaas qora al ay twitter soo dhigtay ku tiri wasaaradda arri maha dibedda Imaara adka.

Wasaaradda ayaa dilka Fakhrizadeh ku qeexday "dambi aad u foolxun”.

Fakhrizadeh, oo Israel ay ugu yeertay "aabaha” barnaamijka Nukliyeerka Iran, ayaa waxaa si darran Jimcihii loogu dhaawacay markii koox hubeysan ay weerareen gaarigiisa islamarkaana iska horimaad uu dhexmaray ilaaladiisa, meel dibedda ka ah mag aalada Tehran, sida ays heegtay wasaaradda gaasha andhigga Iran. Wuxuu dhintay goor dambe.

Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa ballanqaaday in dalkiisa uu waqtiga ku habboon ka aarg udan doono dilka, islamarkaana aanu ku dhici doonin "shirqool”. Cambaareynta xooggan ee Imaaraadka Carabta ayaa imaneysa toddobaadyo kadib markii ay xiriir ras mi ah la yeesheen Israel.

MAXAA HOOYADAN KU QASBAY IN AY WIILKEEDA GURI KU XIDHATO MUDDO 40 SANO AH?

Booliska swedhiska ayaa xidhay haweeney da 'ah oo looga shakisan yahay inay wiilkeeda ku haysay guri ay deganaayeen oo ku yaal xaafad ku taal Stoc kholm ilaa soddon sano.

Waxay beenisay xabsi be en ah iyo dhibaato jidh aha aneed ay u geysatay kadib markii wiilkeeda, oo hadda jira 40 jir, la helay isagoo dha awacan oo ku nool xaalad adag. Waxay u muuqataa inuu kaliya ogaaday qof qara abo ah Axadii ka dib markii hooyadiis xanuunsatay lo ona qaaday isbitaalka.

Haatan waxaa qalliin loogu sameynayaa isbitaalka lagu daawaynayo dhibaabtooyinkii soo gaadhay

Booliska ayaa xidhay guriga oo ku yaal Haninge, oo ah xaafad koonfurta ka xigta caasimada, si ay u sameeyaan baadhitaankooda waxayna raadinayaan markhaatiyaal iyagoo isku dayaya inay isla meel dhigaan wixii dhacay.

Haweeneyda oo 70 jir ah ayaa la filayaa inay ku sii jirto gacanta booliska inta baadhitaanka uu socdo. Haddii lagu helo dambi ah xabsi been abuur ah oo ay gelisay wiilkeeda, booliska waxay sheegeen inay wajihi karto toban sano oo xadhig ah

Ehel aan la magacaabin ayaa guriga aaday fiidnimadii Axada iyada iyo ninkeeda ka dib markay maqleen in hooyadu isbitaalka ku jirto, sida ay sheegeen

Waxay ahayd qiyaastii 20 sano tan iyo markii ugu dambeysay ee ay na soo booqatay ama aan booqday, ayay tidhi, xilligaas oo cunuggu ahaa 11 illaa 12 jir, waxaana hore uga dhintay wiil hore.

Waxay sheegtay markii ay booqatay ee ay furtay albaabka gurigooda, waxay aragtay xaalad mugdi iyo gudcur ah, kaadi u soo uraysa, wasakh kale iyo boodh. Cidina uma ay jawaabin markii ay salaantay ee "hello" ku tidhi cidda guriga joogta, ka dib gudaha ayay u gashay gurigii.

Waxay maqashay jabaq ka socota jikada, waxay aragtay nin fadhiya meel gees madow ah, oo uu hayo iftiinka ka imanaya laambadda wadada banaankeeda ah. Nabarro ayaa daboolay lugahiisa ilaa jilbaha.

Markuu arkay, ayuu istaagay oo magaceedii ku celceliyey marar badan. Wuxuu lumiyay ku dhowaad dhammaan ilkihiisii oo codkiisuna wuu yaraaday, ayay ku tidhi warqadda.

Markii ninka la geeyay cisbitaalka, dhakhaatiirtu waxay ku wargeliyeen booliska, hooyadiina waa la xidhay. Dacwad oogaha Stockholm ee Emma Olsson ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegtay in ninkan uu u baahday qalliin, isaga oo aan bixin faahfaahin dheeri ah.

Afayeenka booliska Ola thatsterling ayaa u she egay idaacada BBCda "faallooyinka kaliya ee laga bixinayo waqtiga qofkaasi hooyadiis u xidhnaa" waxaan hubnaa inay ahayd waqti dheer.

"Ma qiyaaseyno inta sano. Taasi waa qeyb ka mid ah baaritaanadeena hadda, si aan u helno mac luumaad faahfaahsan oo ku saabsan waqtiga saxda ah."

Maxa ku kallifay xaalkan?

Ma jiro wax rasmi ah oo laga soo weriyay laakiin ehelka wiilka helay ayaa u sheegay TVga dadweyna ha ee Iswiidhan in hooyadu ay ka xumaatay inay ilm ahoodi hore lumiso iyadoo yar.

Markii ay mar labaad umushay, wiilkeeda cusub waxaa loo bixiyay isla magacii kii hore.

Waxay dooneysay in wiilkeeda dhintay dib loo soo celiyo, qof xigto ah ayaa laga soo xigtay inuu yiri, wa xayna noqotay mid aad u ilaalisa. Waxaan kaliya u gu mahadcelinayaa inuu helay caawinaad wuuna bad baadi doonaa, ayay qaraabada wiilkeeda heshay u sheegeen Expressen.ZxdXIGASHO BBC

MUSLIMIINTA FARANSIISKA: MA NIDAAM NACEYB KU SALEYSAN BAA MISE WAA IS FAHAM LA’AAN?

Toddobaadyadii la soo dhaafay, Muslimiinta Fara nsiiska waxay dhexda u galeen doodda siyaasadeed iyo tan fekerka ku dhisan ee ku saabsan xuqu uqdooda, xorriyaddooda, iyo tan noloshooda maa linlaha ah.

Qaar ka mid ah Muslimiintaas waxay ka baqayaan in mar uu dalka Faransiiska raadiyo tallaabooyin ad ag oo wax looga qabanayo weerarrada, isagoo hal dhinac marinaya dhammaan Musli miinta ku nool dal kaas, uuna u ar ka inay yihiin koo xo isticmaala rab shado.

Cabsidan waxay xoogeysatay daraad, kaddib markii ay rabshado dhex mareen booliiska Faransiiska iyo dibadbaxayaal ka cabanayay sharciga ammaanka oo qaarkood ay sheegeen inuu caqabad ku yahay xorriyadda.

Dhanka kale, waxay qaarkood aaminsan yihiin in falcelintii ahayn in aan la iibsan badeecadaha Faransiiska ee Muslimiinta dunida ay ka bixiyeen sawirradii wargeyska "Charlie Hebdo” uu ka sameeyay Nabi Muxamad NNKH, ay horseedeyso in xuquuqda Muslimiinta ku nool Faransiiska loo adeegsado dano siyaasadeed.

Warbixin ay soo saartay sannadkan dhexdiisa, Ololaha ka dhanka ah Islaam nacaybka ee Faransiiska, waxaa lagu xusay in 77% ay kordheen weerarrada ku saleysan diin nacaybka kana dhanka ah Muslimiinta, intii u dhaxaysay sannadihii 2017 iyo 2019.

Sannadkii 2019, waxay kooxdu diwaan geliyeen ilaa 789 ficil oo la xiriira nacaybka loo qabo Muslimiinta, iyagoo sheegay in 59 ka mid ah falalkaas ay geysteen waaxaha dowladda.

Kooxdan waxay labo maalmood kahor ku dhawaaqday in ay howlaheeda u wareejisay meel ka baxsan Faransiiska, kaddib markii wasiirka arrimaha gudaha dalkaas, Gerard Darmanan, uu ku eedeeyay in ay taageeraan Muslimiinta.

Waxa hay’adaha xuquuqda aadanaha walaaca ku hayo hadda waa waa in dhowr magaalo oo Faransiiska ku yaalla laga fuliyay xirxiridda tiro carruur iskuulley ah, oo lagu eedeeyay "inay marmarsiyo u sameeyeen argagixisanimada,” sida uu daabacay waregyska New York Times.

Toddobaadyadii la soo dhaafay, booliiska ayaa galay guryaha ardayda, si ay u baaraan, iyagoo la wareegay telefoonno iyo laptopyo, isla markaana xiray muddo saacado ah, iyagoo weydiiyay su`aalo ku saabsan diinta ay haystaan qoysaskooda.

Arrintan ayaa ka dameysay ka dib markii ardaydu ay feker loo arkay "inuusan habbooneyn” ka dhiibteen dilkii bartamihii bishii hore loo geystay Samuel Patty oo dhigi jiray taariikhda.

BBC Arabic ayaa wareysatay qaar ka mid ah Muslimiinta ku nool Faransiiska:

Astaanta Masaajidka Paris

Yasser Al Lawati: Waxay doonayaan in aynaan muuqan

Yasser Al Lawati wuxuu madax u yahay "Guddiga Caddaaladda iyo Xorriyadda Dadka oo dhan”, oo qaabilsan difaacidda xuquuqda Muslimiinta iyo wacyigelinta Islaam nacaybka gudaha Faransiiska.

Marka la eego fekerkiisa, kala qeybsanaanta ugu daran waxay bilaabatay xilligii kacdoonkii xisbiga mayalka adag ee garabka midig ee gudaha Faransiiska, sanado kahor, iyadoo looga falcelinayo "isku dhafidda Muslimiinta iyo bulshada Faransiiska, iyo soo bixiddoodii ay ku muujiyeen aragtidooda, iyagoo aan kala sooceyn diintooda Islaamka iyo dhalashadooda Faransiiska.”

Sida uu qabo, waxaa loo kala qeybsan yahay labo koox: "koox dooneysa in dalka Faransiiska uu cayaaro door mayal adag, iyo koox laga tiro badan yahay oo diiday inay noqdaan kuwo aan muuqan.”

Sida uu qabo Al Lawati, fursadda ah in gabar xiran niqaab ay gudaha Faransiiska ka hesho shaqo waa boqolkiiba 1%, iyadoo boqolkiiba 99% qalalaasaha ka dhaca dalkaas loo geysto Muslimiinta, waxaana kordhay surtogalnimada ah in qofka la xiro illaa boqolkiiba 30%, haddii uu qofku yahay Carab ama madow ba.

Wuxuu yiri, "Waxaan qabaa, Faransiisku ma ahan Cilmaani, marka laga reebo in dooddaas loo adeegsado in Muslimiinta looga hor istaago goobaha bulshada. Waxa ugu horreeya ee dadka looga dhigo kuwo mayal adag waa dareenka dad badan oo dhalinyaro ah oo ku dhashay Faransiiska in ay qariib ku yihiin dalkooda.”

Wuxuu intaas ku daran in mas`uuliyadda qalalaasaha aysan dusha uga dhaceynin Muslimiinta Faransiiska, balse loo aaneynayo sida ay u guul darreysteen barnaamijyada la dagaallanka argagixisada ee ay muddo sanado ah wadday dowladda Faransiiska, sababtoo ah "Muslimiintu waa dhibbanayaasha ugu horreeya ee argagixisada, mayal adeyggana aanan loola dagaallami karin iyadoo la xoojinayo Islaam nacaybka.”

Al Lawati wuxuu xusay in warbaahinta Faransiiska ay ka hadasho Muslimiinta balse aysan iyaga la hadlin.

Askar boolis Faransiis ah oo taagan taag magaalo Faransiiska ku taalla

Maysaluun Nasar: Doorka dhibbanaha waa halis

Maysaluun Nasar oo ah weriye u dhalatay dalka Lubnaan isla markaana barnaamij soo jeediye ka ah telefishin, waxay Faransiiska ku nooleyd muddo sanado ah. Waxay Telefishinka fFrance 24 ka soo jeedisaa barnaamijka "Fi Fellak AlForbidden”.

Barnaamijkeeda oo looga hadlo mowduucyo loo arko in ay yihiin kuwo aan laga hadlin, waxaa cambaareeyay qaar ka mid ah imaamyada Faransiiska, waxayna ku baaqeen in la mamnuuco.

Waxaa sidoo kale hanjabaado joogto ah usoo dira kooxo Muslimiin mayal adag oo ku nool gudaha Faransiiska.

Maysaluun waxay sheegtay in walaaca dowladda Faransiiska ee xagjirnimada ay ku saleysan tahay xaqiiq la taaban karo.

Iyo sidoo kale sameynta shuruuc wax caadi ah ka dhigaya diinta Islaamka ee gudaha Faransiiska, sababtoo ah "dhammaan waaxaha diinta Islaamka oo ay ku jiraan ururrada, masaajidyada, waxaa leh dalal ay ka mid yihiin Turkiga, Kuwayt, Qadar, Sacuudiga, Algeriya iyo Morocco.” Shuruucda Faransiiska waxay mamnuucayaan in laga dhiso goobo lagu cibaadeysto.

Waxay aaminsan tahay,in xasaradaha haatan taagan aysan ahayn wax cusub, balse ay tahay mid hore oo sii xoogeysatay. "Dalka Faransiiska wuxuu moodi jiray in ay isaga ka fog tahay, maddaama ay ka dhacayso dibadda, gudaha Suuriya ama Ciraaq, hadda, waxay ogaadeen in ay u soo wareegtay gurigooda, iyadoo ay kordheyso tirada Muslimiinta Faransiiska, haddana in ay wax caadi ah tahay in arrinta ay isku beddesho siyaasad.

Sida ay qabto Maysluun, sharciga Faransiiska wuxuu qof walba siinayaa xorriyad uu ku qeexo fekerkiisa, xitaa haddii ay meel ka dhac ku tahay diin, balse wuxuu ka soo horjeedaa tacaddiyo ka dhan ah diintaas, amaba ficillada lagu takoorayo.

طفلة خلال تظاهرة في مدينة تولوز الفرنسية نوفمبر 2020

Jamal Badoua: Waxaa jiro is faham la’aan

Saxafi u dhashay Morocco oo deggan Faransiiska, Jamal Badoumeh, wuxuu sheegay in xaaladda amniga Faransiiska, gaar ahaan arrinta argagixisada ay tahay mid duqowday oo mar hore ahayd, balse hadda muhiim u ah in codbixiyeyaasha lagu soo jiito taas oo xisbiga Macron u adeegsanayo in uu kaga guuleysto axsaabta kale ee midigta fog.

Wuxuu sharaxay in dalka Faransiiska uu ku dadaalayo meelmarinta sharci xoojinaya Cilmaaniyadda iyo aragtida uu dalkaas ku dhisan yahay – Waxaana taa loo garanayaa xeerka ‘Dhameystirka Amniga’ – waxyaabaha halista ah ee ka dhalan karana waxaa ka mid ah in meesha ay ka baxaan xuriyadaha qaar.

Waxaa la filayaa in shuruucdan ay ka mid yihiin in la mamnuuco muuqaal laga duubo booliska xilliga ay howlgallada ku jiraan, iyo xuquuqda in guriga gudihiisa wax laga ogaado.

"ماكرون أنت مخطىء، لسنا ارهابيين"، خلال تظاهرة في مدينة تولوز الفرنسية قبل أيام، احتجاجاً على منع التعليم في المنازل

Badouma wuxuu u arkaa in arrintan ay tahay dadaal la isugu deyayo in "la is waafajinayo xaaladda adag ee u dhexeysa amniga muwaadiniinta iyo ilaalinta xuquuqda hadalka ee aasaasiga ah. Dadka nugul ee Soo galootiga iyo Muslimiinta waa kuwa sida ugu badan ay u saameyn doonto, sababtoo ah waxaa jiri doono arrimo si gaar ah u janjeera oo lagu abuurayo jahwareer ku saabsan argagixisanimada”.

Wuxuu sheegay in isaga ahaan – qof soo galooti ah oo ku dhashay Morocco – in uu Faransiiska u guuray xilligii uu waxbaranayay, ayna suuragal u tahay in uu dareemo "dhanka wanaagga ee hannaanka Muslimiinta, taas oo aan u muuqan Muslimiinta ku dhashay Faransiiska.”

Sababta waxay tahay in dalkaas ay marwalba ka taagnayd "dhibaato ah dhanka u cadaalad falka kooxda la faquuqo, taas oo aan weli xal laga gaarin”, ayuu yiri.

Baduma wuxuu rumeysan yahay in "ururka ay ku mideysan yihiin maamullada masaajidda iyo in ay ka madaxbannaanaadaan faragelin dibadda ah in ay muhiim u tahay xaaladda lagu jaajuusayo xagjirnimada ee maamulka Faransiiska iyo sidoo kale la tababaro Imaamyada Faransiiska”.

Wuxuu farta ku fiiqay in jahwareerka hadda taagan uu sababay in islaamka uu noqdo diin cusub taas oo aysan horey u ogeyn Xeerka Dalkan Cilmaaniga ah ee 1905, xilligaas oo dadka Faransiiska ugu badan ay ahaayeen Masiixiyiin ama Yahuud.

Taas wuxuu ula jeedaa in hadalkii Macron si kale loo fahmay, uusanna weerarin Islaamka, mana uusan la hadlayn Muslimiinta Caalamka oo dhan, balse hadalkiisa uu ku wajahnaa Muslimiinta Faransiiska.

Macron wuxuu doonayaa in xaaladda Muslimiinta Faransiiska ay noqoto arrin gudaha dalkiisa quseysa, sababtoo ah Faransiiska dal ahaan "wuxuu xaq u leeyahay in uu sameysto shuruuc ku saabsan diimaha dhulkaas ka jira,” sida ku xusan sharciga dalkaas.

Wuxuu Bidouma u arkaa in "Xeerarka Faransiiska ay ogol yihiin xuriyad oo qofka ku cibaadeysto iyo aaminaaddiisa diin, ayna tahay arrin gaar u ah qofka, iyo in heerka bulsho ay ka duwan tahay, iyo in aysan jirin diin ka sareysa sharciga u degsan Faransiiska ee qof kasta uu u hoggaansan yahay.”

Wuxuu yiri: "Waxay aniga ila tahay in laga hadlo Islaam naceyb heer dowladeed ah in ay tahay arrin la buunbuuniyay. Waxaa suuragal ah in marka xaaladda la bedelo in dadka qaar ay dareemaan in si gaar ah loo bartilmaameedsaday ayna yihiin kuwa u nugul dhibaato. Sikastaba, waa in la ogaado in ay jirto xaalad halis dhab ah iyo in Faransiiska in uu xeer adag hordhigayo arrinta



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip