Agaasimihii Guud ee Wasaarada Gaashaandhigga oo shaqo joojin lagu sameeyay

0
Wednesday December 02, 2020 - 18:10:47 in Wararka by
  • Visits: 241
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Agaasimihii Guud ee Wasaarada Gaashaandhigga oo shaqo joojin lagu sameeyay

    Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa shaqada looga joojiyay Agaasimihii guud ee Wasaaraddaas Axmed Cabdi Kooshin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa shaqada looga joojiyay Agaasimihii guud ee Wasaaraddaas Axmed Cabdi Kooshin.

Isla wareegtada ayaa si kumeel gaar ah waxaa loogu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Gaashaandhigga Cabdiraxmaan Cunsheeye Axmed oo hore u ahaa Agaasimaha Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda Gaashaandhiga.

Wareegtada ayaa waxaa lagu xusay in muhiimad ay leedahay kala dambeeynta gudashada waajibaadka Dastuuriga ee Shaqaalaha Wasaaradda iyo howlaha shaqo ee horyaalla Wasaaradda oo u baahan la jaanqaadida habraacyada Cusub ee Maamulka Wasaaradda Gaashaandhiga.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista ee Wasiir Xasan Xuseen.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip