Wararka

Jabuuti iyo Sucuudiga oo ka wada-hadlay arrimo muhiim ah

0 Visits: 178 | Thursday March 25, 2021 - 07:40:36
..

Read More »

Sassou Nguess oo dib logu doortay madaxweynaha Congo

0 Visits: 192 | Thursday March 25, 2021 - 07:33:21
..

Read More »

Ku xigeenkii Amiirkii Dubai Sheikh Hamdan bin Rashid oo geeriyooday

0 Visits: 158 | Wednesday March 24, 2021 - 22:30:31
..

Read More »

Imisa LACAG ah ayaa lagu cunaa mashruuca aan dhamaadka lahayn ee Janan?'

0 Visits: 208 | Wednesday March 24, 2021 - 21:08:44
1. Janan oo dambiile ah, dad shacab ah xasuuqay, maxkamadna soo saartay waaran lagu soo qabanayo! 2. Janan oo dowlada isku soo dhiibay. Fahad Yasiin na kala shaqaynaya duminta maamulka Jubaland! 3. Janan oo ku xiran xabsi ku dhex yaala xarunta Nabad Sugida ee Habar Khadiijo! 4. Janan oo baxsad ah kana…

Read More »

Renowned botanist Prof Warfa passes away in Mogadishu from COVID-19

0 Visits: 769 | Wednesday March 24, 2021 - 21:04:17
...

Read More »

DF oo digniin culus u dirtay beesha caalamka, kadib hanjabaado uga yimid

0 Visits: 198 | Wednesday March 24, 2021 - 20:26:23
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hadashay fariimaha kulul ee dalalka beesha caalamka ah ee saaxiibada Soomaaliya uga hadlayaan doorashada oo xiligan uu ka taagan yahay khilaaf xoogan. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cusmaan Dubbe oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaysan marnaba…

Read More »

Cudurka Corona oo fara ba'an ku haya Magaalada Baydhabo

0 Visits: 226 | Wednesday March 24, 2021 - 20:01:16
Warrarka laga helayo magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya inay korodhay tirada dadka u dhimanaya cudurka COVID19 iyadoo la soo weriyay labadii bilood ee ugu dambeeyay inay dhinteen tobannaan qof. Maamulka magaalada ayaa isku dayaya inay xakameeyaan faafitaanka cudurka oo sidoo kale la soo…

Read More »

Farmaajo oo taageero dhaqaale ka dalbaday Ururka Jaamacadda Carabta

0 Visits: 207 | Wednesday March 24, 2021 - 19:55:30
Ilo-wareed ka tirsan Xoghaynta Ururka Jaamacadda Carabta ayaa waxay xaqiijiyeen in Madaxweyne Farmaajo uu mar kale Dhambaal u soo diray Xoghayaha Guud ee Ururka Jamaacadda Carabta, Axmed Abu Kheyd oo uu kaga codsaday Taageero Dhaqaale ee xilligan xasaasiga u ah Somalia. Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo…

Read More »

Safaaradda NORWAY oo ka laabatay qoraalkii ay ku dalbatay xil wareejinta DF, soona saartay mid cusub

0 Visits: 190 | Wednesday March 24, 2021 - 19:22:37
Dowladda Norway ayaa saacado kadib dib uga laabatay qoraalkii ugu adkaa ee ay kasoo saarto khilaafka doorashada Soomaaliya, kaasi oo ay si cad uga dalbatay Villa Somalia inay xukunka deg-deg u wareejiso. Qoraalka cusub ee kasoo baxay safaaradda Norway ee Muqdisho oo lasoo dhigay twitter-ka, ayaa waxaa…

Read More »

Dowladda Turkey oo war ka soo saartay is-mari waaga doorashada Soomaaliya

0 Visits: 195 | Wednesday March 24, 2021 - 19:18:37
Wasaaradda arrimaha dibedda Turkiga ayaa sheegtay inay ka walaacsan tahay heshiis la'aanta saamilesya siyaasadda Soomaaliya ee ku aadan hanaanka doorashada dalka.

Read More »

Shir u socdo maalintii saddexaad Farmaajo & dowlad Goboleedyada tageersan

0 Visits: 257 | Wednesday March 24, 2021 - 19:09:42
Shir u dhaxeeya Madaxweynaha muddoo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Dowlad Goboleedyada taageersan loogana hadlaya arrimaha doorashooyinka ayaa Maalintii Saddexaad uga socda Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho. Mas'uuliyiintan ayaa xalay Warbiixn ka dhageystay…

Read More »

Weerar Askar lagu dilay oo ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 177 | Wednesday March 24, 2021 - 19:06:27
Rag hubeysan ayaa waxaa la sheegay in askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku dileen Isgoyska Siinaay ee Magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in ragga ku hubeysan bustoolado ay dileen Saddex Askari oo ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliya oo kamid ahaa kuwa ilaalada…

Read More »

Qarax dhimasho sababay oo ka dhacay Mandheera

0 Visits: 191 | Wednesday March 24, 2021 - 18:51:31
Wararka ka imaanaya ismaamulka Mandheera ayaa sheegaya in qarax nooca loo yaqaano miinada ee dhulka lagu aaso uu ka dhacay tuulada Koromey ee ismaamulkaas, kaasi oo la kacay Gaari Bas ah oo rakaab badan siday. Gaariga uu qaraxu haleelay ayaa ugu horeyntii rakaab badan ka qaaday deegaanka Lafey, wuxuuna…

Read More »

Ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo qaraxyo lagula eegtay duleedka BALCAD

0 Visits: 209 | Wednesday March 24, 2021 - 18:31:54
Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM qaraxyo nooca miinada ah lagula eegtay wadada dheer ee xiriirisa magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolkaasi. Qaraxyada oo labo ahaa ayaa ka dhacay agagaarka deegaanka Gololey oo hoostaga Balcad, iyada…

Read More »

UN-ka oo ka walaacsan ismariwaaga siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya

0 Visits: 228 | Wednesday March 24, 2021 - 18:04:32
Sarkaalka ugu sareeya ee qaramada midoobay ayaa mar kale ku celiyey walaaca uu ka qabo jahwareerka siyaasadeed ee sii kordhaya ee doorashooyinka soomaaliya, in kasta oo dhowr jeer oo wada tashi ah lala yeeshay jilayaasha siyaasada ee dalka, afhayeenkiisa ayaa yiri. Ismariwaaga daba dheeraaday wuxuu…

Read More »

Yaa u diiday Cabdi Xaashi ka qeyb-galka shirka Afisyoone?

0 Visits: 240 | Wednesday March 24, 2021 - 17:59:14
Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee Soomaaliya, islamarkaana haatan ah guddoomiyaha Madasha Badbaado Qaran oo ay sameysteen Jubbaland, Puntland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ayaa wareysi uu siiyey BBC kaga hadlay xaaladda cakiran ee dalka iyo dhaq-dhaqaaqyada ka socdo magaalada Muqdisho. Cabdi Xaashi…

Read More »