Cudurka Corona oo fara ba'an ku haya Magaalada Baydhabo

0
Wednesday March 24, 2021 - 20:01:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cudurka Corona oo fara ba'an ku haya Magaalada Baydhabo

    Warrarka laga helayo magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya inay korodhay tirada dadka u dhimanaya cudurka COVID19 iyadoo la soo weriyay labadii bilood ee ugu dambeeyay inay dhinteen tobannaan qof. Maamulka magaalada ayaa isku dayaya inay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warrarka laga helayo magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya inay korodhay tirada dadka u dhimanaya cudurka COVID19 iyadoo la soo weriyay labadii bilood ee ugu dambeeyay inay dhinteen tobannaan qof. Maamulka magaalada ayaa isku dayaya inay xakameeyaan faafitaanka cudurka oo sidoo kale la soo sheegay inay u jiifaan boqollaal qof. Maayarka Baydhabo Xasan Macalin Axmed Biikole oo waraysi siiyay BBC-da ayaa sheegay inay mamnuuceen isu imaatinnada ay kamidka yihii tacsida iyo aroosyada. Wuxuu intaas ku daray in laa 230 qof ay cudurka ugu dhimatay Baydhabo, sidaas darteed ay qaadeen tallaabooyinkan lagu xakameynayo cudurka Covid-19.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip