Sassou Nguess oo dib logu doortay madaxweynaha Congo

0
Thursday March 25, 2021 - 07:33:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sassou Nguess oo dib logu doortay madaxweynaha Congo

    ..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

..

      Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Congo ayaa sheegtay in Denis Sassou Nguesso dib loogu doortay madaxweynaha dalkaas doorashadii dhacday Khamiistii hore.

       Nguesso oo 77 jir ah ayaa helay 88.57% codadkii la dhiibtay, wuxuuna sidaas ku noqday madaxweynaha dalka Congo shanta sano ee soo socota.

Waxaa kaalinta labaad galay murashaxa mucaaradka ee lagu magacaabo Jay Price Parfi Colillas oo helay 7.84 codadkii la tiriyay.

       Jay Price Parfi Colillas wuxuu cudurka Karoona Fayras ugu dhintay dalka Faransiiska Isniintii lasoo dhaafay.

Sassou Nguesso ayaa ka mid ah hoggaamiyaasha ugu xukunka dheer qaaradda Afrika, wuxuuna Congo xukumaayay tan iyo 1997.

        Doorashada ka dhacday dalka Congo isbuuci hore, waxaa ku tartamay toddobo murashax , sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha ee dalkaas.

Sassou Nguess oo dib logu doortay madaxweynaha Congo




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip