Wararka

AMISOM oo soo gabagabeysay tababar ku saabsan ilaalinta rayidka.

0 Visits: 248 | Friday May 21, 2021 - 22:25:02
Maamulka Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AMISOM, ayaa tababar aqoon-kororsi ah oo ku saabsan ilaalinta dadka rayidka ah u soo gabagabeeyay askar Booliis ah ka tirsan mamulkaasi. Tababarkaan oo socday muddo saddex maalmood ah waxaa lagu qabtay magaalada Kismaayo, ee Dowlad Goboleedka Jubaland.…

Read More »

Adigoo Doorasho ka Caraaraa Dagaal iyo ceeb ka daran ha noo keenin=Nasashada Jimcaha.Q-253=

1 Visits: 1499 | Friday May 21, 2021 - 22:22:17
1. Caasha yareey ayaa la yiri: Markasta oo aad Qubeeysanee maxaad irida u balaqdaa? waxa ey tiri: waxaa i wareeriyay Ciyaal Baqbaqa Albaabka iga fiiriyo. ( F.S: 1aad). ( Adigoo Doorasho ka Caraaraa Dagaal iyo ceeb ka daran ha noo keenin) 2. Seynab oo Hooyadeed ka dhuumanee ayaa Habeen barkii ka baxday…

Read More »

Madaxweyne ku xigeenkii hore Puntland oo aas qaran loogu sameeyay Garowe

0 Visits: 208 | Friday May 21, 2021 - 22:19:03
Magaalada Garowe waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire oo shalay ku geeriyooday Muqdisho. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay dib ugu soo noqday Garowe, ku xigeenkiisa Axmed Kaarasha, goleyaasha dowladda, saraakiil…

Read More »

Beelaha ay ka soo kala jeedaan Wasiirada cusub ee maamulka Jubbaland.

0 Visits: 334 | Friday May 21, 2021 - 20:56:37
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa 19 bishan magacaabay xubnaha Golaha Wasiirada cusub ee Jubbaland, kuwaas oo ka kooban 23 Wasiir, 22 Wasiir kuxigeen iyo 5 Wasiiru-dowle. Hadaba waxaan idin la wadaagaynaa sida beelaha Jubbaland dega ay u qeybsadeen 23 Wasiir. Hoos ka…

Read More »

Israa'iil iyo Falastiin oo heshiis xabbad joojin ah wada gaaray.

0 Visits: 209 | Friday May 21, 2021 - 20:54:32
Xabad joojin ayaa ka dhaqan gashay Marinka Qaza saacadihii hore ee subaxnimadii Jimcaha ka dib markii Masar ay dhex dhexaadisay heshiis u dhexeeya Israel iyo Xamaas oo lagu joojinayo xabadda 11 maalmood. Bayaan ka soo baxay xafiiska ra'iisul wasaaraha Yahuuda Benjamin Netanyahu ayaa lagu sheegay…

Read More »

Tirada dadka laga helay cudurka Coronaha ee Soomaaliya oo gaartay 14,594 oo qof.

0 Visits: 221 | Friday May 21, 2021 - 20:52:51
Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 19 xaalado cusub oo COVID-19 ah, kuwaas oo laga diiwaangeliyay Gobolada dalka marka laga reebo Muqdisho. Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray…

Read More »

Ergeygii Midowga Afrika ee Soomaalida oo is casilay.

0 Visits: 208 | Friday May 21, 2021 - 20:50:15
John Mahama Madaxweynihii hore ee dhowaan loo magacaabay ergayga gaarka ah ee Midowga u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ka laabtay aqbalaadiisa, kaddib markii ay dowladda Soomaaliya ka hortimid magacaabidiisa. Warsaxaafadeed ay ku saxeexantahay kaaliyaha gaarka ah ee John Dramani Mahama, oo lagu…

Read More »

Ciidamo Kenyaati ah oo qarax lagula eegtay Deegaan ka tirsan gobolka Waqooyi Bari Kenya.

0 Visits: 207 | Friday May 21, 2021 - 20:48:05
Ciidamo ka tirsan booliiska Kenya ayaa qarax maanta lagula eegtay deegaanka Banisa degmada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya. Warbaahinta maxaliga ee Kenya ayaa sheegaysa in ugu yaraan shan sargaal oo ka tirsan booliiska Kenya ay ku dhaawacmeen qaraxa, isla markaasna uu geba ahaanba burburay gaarigii…

Read More »

SAWIRO:- Taliska Booliska Jowhar oo soo bandhigay hub & Maxaabiis

0 Visits: 251 | Thursday May 20, 2021 - 21:31:31
Taliska Ciidmada Booliska Hir-Shabeelle ee Magaalada Jowhar ayaa Maanta soo bandhigay Maxaabiis iyo hub ay sheegeen in lagu qabtay dagaalkii shalay ka dhacay Magaalada Jowhar. Maxaabiista la soo bandhigay ayaa gaaraya ilaa lix oo 5 kamid ah ay Booliska Hir-Shabeelle horay u xireen, kuwaas oo muddo todobaad…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka wadatashiga doorashooyinka

0 Visits: 218 | Thursday May 20, 2021 - 21:30:06
Waxaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho uu ka furmo Shirka wadatashiga Arrimaha doorashooyinka, kaas oo ay ka qeyb galayaan Madax uu horkacayo Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Shirka oo loo qorsheeyay in uu furmo Maanta oo…

Read More »

Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geerida Madaxweyne kuxigeenkii hore ee Puntland

0 Visits: 219 | Thursday May 20, 2021 - 21:27:34
Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore ee Puntland Janaraal Cabdisamad Cali Shire oo ku geeriyoodey magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuum Cabdisamed Cali Shire uu kaalin mug leh…

Read More »

Ganacsade Soomaali ah oo laba Todobaad lagu la'ayahay Nairobi

0 Visits: 230 | Thursday May 20, 2021 - 21:25:42
Bashiir Maxamuud oo ah ganacsade ayaa muddo todobaad ah la la'yahay meel uu jaan iyo cirib dhigay, balse waxaa labo maalmood kahor duleedka magaalada laga delay gaari la rumaysan yahay in uu yahay kiisa oo la gubay. Bashiir oo ah Soomaali Mareykan 35 sano jir ah, ayaan ilaa iyo hadda lagu heynin…

Read More »

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada oo xilka la wareegay

0 Visits: 243 | Thursday May 20, 2021 - 21:13:10
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Khaliif Ugaas Xuseen ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay wasiirkii hore ee Wasaaradda , Duraan Axmed Faarax , ka dib munaasabad ka dhacday xarunta Wasaaradda oo uu goobjoog…

Read More »

AMISOM oo raashin iyo agab kale ku wareejisay Wasaarada gargaarka Soomaaliya.

0 Visits: 255 | Thursday May 20, 2021 - 20:43:38
Ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM ayaa deeq isugu jirta raashin iyo agab kale ku wareejisay madaxda Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Qaranka, kaasi oo loogu talagalay in la gaarsiiyo dadka ku barakacay gudaha dalka iyo kuwa uu saameeyay fatahaadda ku dhuftay qeybo ka…

Read More »

Ciidamada Haramcad oo howlgal ka fuliyay Magaalada Jowhar

0 Visits: 255 | Thursday May 20, 2021 - 20:41:09
Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad ayaa xalay ilaa saaka waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle. Howlgalka ayaa ka dambeeyay kadib markii shalay ay Magaalada Jowhar ku dagaalameen Ciidamada Ammaanka…

Read More »

Xukuumadda Soomaaliya oo ka hadashay Shirka ka furmaya Muqdisho

0 Visits: 211 | Thursday May 20, 2021 - 20:38:11
Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in shirkii loo ballansanaa in uu maanta Muqdisho ka furmo uusan qorshihiisa waxba iska badalin islamarka uu ku dhici doono waqtigii loogu talagalay. Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Macallimu ayaa BBC u sheegay in qaar ka mid ah wufuudda…

Read More »

Muuse Biixi: Shaqaalaha dawladda iyo ciidamada waa ka mamnuuc siyaasadda

0 Visits: 223 | Thursday May 20, 2021 - 20:36:39
Shir ay yeesheen Golaha Wasiiradda Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in shaqaalaha dawladda iyo ciidamadu mamnuuc ka yihiin siyaasadda, xukuumadiisuna ay arrintaas fulinayso. "Shaqaalaha dawladdu hadduu ciidan yahay iyo hadduu shaqaale dawladeed yahay siyaasadda wuu…

Read More »

Dayactir balaaran oo lagu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Jowhar+Sawirro

0 Visits: 212 | Thursday May 20, 2021 - 20:35:10
Ciidanka Burundi ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM ayaa dhameystirey dayactirka dhabaha diyaaradaha ee garoonka Maxamed Dheere ee magaalada Jowhar. Dharer 3km iyo balac 30 mitir ayay dib u habeyn ku sameeyeen kaas iminka ah mid heer caalami ah. Dib u dhiska garoonka diyaaradaha ee Maxamed Dheere ayaa…

Read More »

Burcad dhanka Internetka ah oo dhacay ganacsatada Soomaalida Kenya

0 Visits: 257 | Thursday May 20, 2021 - 20:33:43
Guddiga gancsatada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan kooxo burcad dhanka Internetka ah, kuwaas oo maalmihii la soo dhaafay lacag badan ka dhacay soomaalida ku nool dalka Kenya. Xubnaha Guddiga suuqa Islii ayaa ugu baaqay bulshada Soomaalida inay ka feejignaadaan burcadda Internetka.…

Read More »

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Magaalada Boosaaso

0 Visits: 209 | Thursday May 20, 2021 - 20:30:42
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa shir Guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee amniga, kaasi oo goob-joog ka ahaayeen Saraakiisha Laamaha Amaanka iyo kuwa surdoonka C.I.Da qeybahooda kala gadisan ee Gobalka Bari. Shirkaan ayaa inta badan Maanta looga hadlay Amniga…

Read More »