
Beelaha ay ka soo kala jeedaan Wasiirada cusub ee maamulka Jubbaland.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa 19 bishan magacaabay xubnaha Golaha Wasiirada cusub ee Jubbaland, kuwaas oo ka kooban 23 Wasiir, 22 Wasiir kuxigeen iyo 5 Wasiiru-dowle.
Hadaba waxaan idin la wadaagaynaa sida beelaha Jubbaland dega ay u qeybsadeen 23 Wasiir.
Hoos ka Akhriso Magaca Wasiirka, Wasaaradda uu joogo iyo Beesha uu ka soo jeedo.
Beelaha ay ka soo kala jeedaan Wasiirada cusub ee maamulka Jubbaland.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa 19 bishan magacaabay xubnaha Golaha Wasiirada cusub ee Jubbaland, kuwaas oo ka kooban 23 Wasiir, 22 Wasiir kuxigeen iyo 5 Wasiiru-dowle. Hadaba waxaan idin la wadaagaynaa sida b