Featured

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 1-JUNE-2020

0 Visits: 720 | Monday June 01, 2020 - 10:30:36
Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha ka dhashay Qaraxa qabsaday gaariga shacab ka saarnaayeen Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Kha saaraha ka dhimashada & midka dhaawaca ee ka dhashay Qaraxii Shalay qabsaday gaari ay saarna ayeen dad shacab ah oo maraayay deegaanka Xaa wo Cabdi ee G/Sh/hoose. Gaarigan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 31-MAY-2020

0 Visits: 748 | Sunday May 31, 2020 - 07:14:01
Dowladda oo ku dhawaaqday gargaar deg deg ah oo loo dirayo gobolada dalka R/Wasaaraha X/F/S.Xasan Cali Kheyre ayaa xalay shir guddoomiyay Shirka joogta da ah ee Guddiga Qaran ee xakameynta sa fmarka COV ID19,kaas oo habeen walba si joogta ah u qab sooma. Shirka oo u qabso omay hab muuqaal Internet-ka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 27-MAY-2020

1 Visits: 886 | Wednesday May 27, 2020 - 10:18:10
Duqa Muqdisho oo tagay goobtii daga alka uu ka dhacay ee duleedka Dayniile Guddoomiyaha G/Banaadir ahna duqa M/Muqdisho Md.Cumar Maxamud Max amed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta shaqaaqo dagaal oo xaafada Cara-Gud uud ee D/Dayniile ku dhaxmartay maamul ka D/Dayniile iyo ciidama hubeysan oo ay maamulka…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 24-MAY-2020

0 Visits: 849 | Sunday May 24, 2020 - 11:45:14
Madaxweyne Farmaajo Oo Ugu Hambalye eyay Dadka Soomaaliyeed Munaasabad da Ciidda Soonqaad Madaxweynaha JFS Md.Maxamed C/hi Far maajo oo ugu hambalyeeyay dhammaan umm adda Sooma aliyeed munaasabad da barakaysan ee Ciidul Fidriga ayaa Alle ka baryey inuu naga aqb alo soonkii iyo cibaadadii wanaag sanayd…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W. MOGTIMES EE SAAKAY OO AH TALAADO 19-MAY-2020

0 Visits: 982 | Tuesday May 19, 2020 - 11:35:29
Dowladda Somaliya oo Daawo iyo Agab Caafimaad geysay M/Buuhoodle Wafdi uu hoggaaminayo W/Khelluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee XFS Xildhibaan C/hi Bidhaan Warsame ayaa Shalay waxaa ay gaa reen M/Buuhoodle ee G/Togdheer. Wafdiga oo ka ambabaxay M/Muqdisho ayaa waxaa ay M/Buuhoodle gaarsiiyeen Daawooyin…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 18-MAY-2020

0 Visits: 897 | Monday May 18, 2020 - 10:19:26
Qarax Ka Dhacay Gaalkacyo, iyo Gudoo miyihii G/Mudug oo Lagu Dilay Faah-Faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ka dhacay Shalayeyd M/ Gaalkacyo ee Xarunta G/Mudug. Qaraxa ay aa ka dhacay meel ku dhow Xarunta Ma amulka G/Mudug ee Puntland,waxaana jira khsaare ka dhashay qaraxa. Sida ay inoo xaqiijiyeen…

Read More »

SAWIRO:Shirkada Somtel oo ka farxisay caruur Agoon iyo danyar isugu jirtay

0 Visits: 1100 | Tuesday May 12, 2020 - 15:42:50
Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ayaa Deeq Dhar Ciid ah Gaarsiisay Caruurta Danyarta & Agoomaha Ku jira Xarunta Dr Kadare Ee Dhaqan Celinta & Daryeelka Caruurta ee kutaala magaalada Muqdisho. Somtel ayaa deeqdan dharka ah ugu tala gashay in ay uga farxiso caruurta agoonta iyo kuwa danta yar ee ku xareesan…

Read More »

TAARIIKH NOLOLEEDKII QORAA SARE AWEYS XUSEEN XSAN {A.SHIINO} OO KOOBAN

0 Visits: 1142 | Tuesday May 05, 2020 - 14:56:59
Maamulka Wargeyska Mogadishu Times ayaa warbixin gaaban kooban ka qoray taariikh Nololeedkiis howleed ee xilliyada kala duw an ee wax qabadka Marxuum Aweys Xuseen Xasan.{A.shino} aya sida tan Marxuum Aways Xuseen Xasan (Aways Shiino) waxa uu ku dhashay M/Muqdisho sannadkii 1955-tii, waxa uu waxb arashadiisa…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-MAY-2020

0 Visits: 1020 | Tuesday May 05, 2020 - 11:09:38
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka tacsiyadeeyey geerida Qoraa sare Aways Shiino Alle ha u naxariistee, waxaa Shalay oo Isni in ah ku geeriyooday M/Caasimada ah ee Mu qdisho, qoraaga Aways Xuseen Xasan (Shii no) oo ka tirsanaa mas'uuliyiinta Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyada…

Read More »

TACSI TIIRAANYO LEH BAHDA SAXAAFADDA SOOMAALIYEED OO QOYSKIISA KAGA TACSIYADEYNAYAAN GEERIDII KU TIMID QORAA SARE WARIIYE AWEYS XUSEEN XASAN {A.SHIINO} OO MUQDISHO KU GEERIYODAY SHALAY

0 Visits: 1052 | Tuesday May 05, 2020 - 06:42:27
Maamulka iyo howladeennada Wargeyska Mogadishu Times Daily News Paper iyo guud ahaan Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed iyo Ax saab kaleba oo ka la ah Xabiibo Axmed Jimcaale {Biibto},Yuusuf Cismaanciil Axmed {Carrabeey}, Dr.Cismaan Axmed Jimcaale {Dr.Jimmy}, Wariiye Cali Muuse Cabdi, Muuse Maxamed Cismaan…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 29-4-2020

0 Visits: 994 | Wednesday April 29, 2020 - 10:09:10
Madaxweyne Farmaajo oo baaq deg deg ah ka soo saaray xaalada Khardho Madaxweynaha JF/S.Maxamed C/hi Farma ajo oo ka tacsiyeeyay musiibada naf iyo maa lba leh ee ka dhalatay daadadkii ku fatahay M/ Qardho ayaa ku baaqay in wad ajir loogu istaago shacab iyo do wladba u gurmadka dadkeenna ay soo gaartay…

Read More »

Somtel oo soo bandhigtay adeeg la magac-baxay Subcis

0 Visits: 1046 | Wednesday April 15, 2020 - 19:38:59
Shirkadda Isgaarsiinta Somtel ayaa soo bandhigtay adeeg cusub, oo loogu magac-daray (Subcis). Adeeggan ayaa ah mid loogu talagalay bulshada Soomaaliyeed, ee uu saamaynta ku yeeshay xanuunsidaha COVID-19, ee ka dhashay Coronavirus. Maadaama saddexdii toddobaad ee ugu dambeysay la fasaxay Madrasadaha…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 5-4-2020

0 Visits: 1078 | Sunday April 05, 2020 - 09:17:43
Xukuumadda oo ka tacsiyadeysay geerida ku timid halyeeygii weynaa ee Cabdulqaadir Cali Boolaay Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalx iis X/F/Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir " Maareeye" ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Alle ha u naxariistee marxuum Dr. Cabdu lqaadir Cali Boolaay. Sidoo kale, Wasiir…

Read More »

HALKAN KA AQRISO W.W MOGTIMES DAILY NEWS PAPER EE SAAKAY 4-APRIL-2020

0 Visits: 1333 | Saturday April 04, 2020 - 10:22:29
Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda Galbeedka magaalada Kismaayo. Madaxweyne M.C/hi Farmaajo oo ku tilma amay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga M/Kismaayo, wa xa uuna ku baaqay in si de g-deg ah oo shuruud la'aan…

Read More »

OGEYSIIS MUHIIM AH OO AY KUU HEYSO SHIRKADA ISGAARSIINTA SOMTEL

0 Visits: 1176 | Thursday April 02, 2020 - 13:48:15
Shirkada Isgaarsiinta Somtel Somalia ayaa Dhawaan Xariga Ka Jartay Xirmada $5 ee Adeegga Jumca Kariim Kaasoo Macaamiisha U Suuragilinaya In Mar Qura Uu Ku Shubto $5 Kuna Helo 10 GB & 100 Daqiiqo Oo Ku Hadal ah Oo aan Marnaba Ka Dhaceynin. Macaamiil Fara badan ayaa Ka Faa'ideeysta adeegga jumca Kariim…

Read More »

HALKAAN KA AQRISO W.W MOGTIMES EE SAAKAY OO AH 2-4-2020

0 Visits: 1182 | Thursday April 02, 2020 - 10:58:34
Soomaaliya oo kordhisay muddada xayiraadda ee duullimaadyada caalamiga ah. Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay dhibaatada fayraska Corona ee CO-VID19 iyo saameynta uu ku yeelan karo dalka iyo sidoo kale qaabka looga gaashaaman karo xan-uunkan dunida dhibaatada badan ku haya. Ra'iisul Wasaaraha…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 19-MAARSO-2020

0 Visits: 1181 | Thursday March 19, 2020 - 09:15:15
Amarkii R/wasaare Khayre ee xirida goob aha waxbarashada oo dhaqan galay Waxaa Shalay inta badan M/Muqdisho ka dhaqan galay amarkii Habeen hore ka soo baxay R/wasaaraha XFS ee ku aaddanaa in la xiro goobaha waxbarashada, saba bo ku aadan cudurka Corona virus. Xarumaha iskuulladda iyo kuwa Jaamacadaha…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 17-MAARSO-2020

0 Visits: 1195 | Tuesday March 17, 2020 - 08:58:59
Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray caabuqa Coronavirus Madaxweynaha JF/Soomaaliya Md. Max amed C/hi Farmaajo oo u diray shacabka So omaaliyeed farriin ku aaddan caabuqa Cor onavirus (Covid-19) ayaa tilmaamay in ay ka go'an tahay Dowladda Soomaaliyeed ilaa linta badqabka caafimaad ee dalka.…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO W.W MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER 10-3-2020

0 Visits: 1005 | Tuesday March 10, 2020 - 09:58:37
Maxey ka wada hadleen RW Kheyre & Madaxweyne Waare? Madaxweynaha D/G/Hir-Shabeelle Dr Ma xamed Cabdi Waare oo maalmahaan ku sug an M/Muqdisho ayaa waxaa uu kulan la qa atey R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Khe yre. Kulanka ayaa 2da mas'uul waxaa ay u ga wada hadleen Arrimo ay kamid yihiin Am niga iyo…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 7-DA -3 -2020

0 Visits: 1112 | Saturday March 07, 2020 - 09:38:31
Khayre oo daahfuray Munaasabadaha w/weynta ee Maalmaha Xorriyadda R/Wasaaraha XFS Md.Xasan Cali Kha yre ayaa xalay daahfuray munaasaba daha weyneynta xuska 60 sano guurada xorriyad da iyo midnimada Soomaaliyeed, oo lagu qa btay Beerta Qarannimada ee Xafiiska. R/Wasaaraha ayaa caddeeyay in of kas ta…

Read More »