Wararka

C/raxmaan Boore: "Waan ka xumahay in dacwad hal shaqsi ah lagu bixiyo $90 Milyan oo shacabka Jabuuti ka baahan yahay"

0 Visits: 780 | Thursday March 03, 2016 - 21:02:30
Ganacsadaha caanka ah ee dalka Jabuuti C/raxmaan Boore ayaa shaaca ka qaaday inuu ku guuleystay dawad uu sheegay inuu ku soo oogay Madaxweynaha Dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Read More »

Xoolo laga dhoofiyay dalka Soomaaliya oo gaaray dalka Masar

0 Visits: 686 | Thursday March 03, 2016 - 20:45:44
Xoolo laga dhoofiyay dekedaha dalka Soomaaliya ayaa gaaray dalka Masar kadib markii heshiis ay gaareen dowladaha Soomaaliya iyo Masar.

Read More »

DEG DEG: Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo dil toogasho ku xukuntay Xasan Xanafi

0 Visits: 682 | Thursday March 03, 2016 - 12:31:34
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwada loo heystay Xasan Xanafi Xaaji, kaasoo loo heystay inuu maleegay dilal loo geystay Wariyeyaal.

Read More »

Ugaasyada iyo Wabarada beelaha dega Baladweyn oo yeeshay shir wadatashi ah

0 Visits: 622 | Thursday March 03, 2016 - 12:26:43
Waxaa daraatoo taariikhdu ahayd 1-da marso 2016 shir wadatashi ku qabtay galbeedka magaalada Baladweyn beelaha dega galbeedka webi shabeelle ee gobolkaas.

Read More »

Mo Farah oo soo gaaray magaalada Addis Ababa ee wadanka Itoobiya

0 Visits: 668 | Thursday March 03, 2016 - 12:22:21
Cayaaryahanaka Asal ahaan ka soo jeeda dalkeena Soomaaliya ee Mo Farah ee Maanta soo Gaaray Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia halkaa oo uu ku qaadan doono Tababarka uu ugu diyaar Garoobayo Cayayaaraha Olompikada aduunka ee Braziil lagu qaban doono 2016.

Read More »

Golaha Ammaanka ee QM oo Cunno-qabateyn Cusub kusoo Rogtay Waddanka Waqooyiga Kuuriya

0 Visits: 773 | Thursday March 03, 2016 - 10:58:56
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ayaa ansixiyay shalay cunno-qabateyn cusub oo lagu soo rogay Waddanka Kuuriyada Waqooyi, kaddib tijaabadeedii gantaaallada ridada dheer iyo Hubka Nuclear-ka.

Read More »

Midawga Yurub oo dhaqaalo u ururinaya dadka magangalyo doonka ee dalalkaasi ku qulqulaya.

0 Visits: 694 | Thursday March 03, 2016 - 10:45:07
Madaxda ururka midawga Yurub ayaa diyaarinaya lacag dhan malaayiin Dollar oo ay ugu talo galeen in gar gaar loogu sameeyo qaxootiga faraha badan ee Yurub ku qul qulaya.

Read More »

Booliska Kenya oo gacanta ku dhigay Rag doonaayay inay Qaraxyo ku xiraan goob uu booqanaayay Madaxweynaha Kenya

0 Visits: 652 | Thursday March 03, 2016 - 10:42:18
Sida lagu daabacay maanta oo Khamiis ah Wargeysyada ka soo baxa dalka Kenya, ciidamada Booliska Kenya ayaa Talaadadii la soo dhaafay, waxa ay gacanta ku dhigeen labo nin oo ka mid ah uu yahay Ciidamada Booliska, kuwaasi oo qorsheynaayay in waxyaabaha qarxa ay ku xiraan goob uu booqanaayay Madaxweynaha…

Read More »

Xaalada Dhuusa Mareeb oo saaka degan, kadib dagaaladii cuslaa ee shalay ka dhacay

0 Visits: 681 | Thursday March 03, 2016 - 09:49:31
Xaalada magaalada Dhuusa Mareeb ayaa saaka ah mid degan, kadib dagaal culus oo habeen hore illaa shalay ka dhacayay magaalada, iyadoo Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusuna ay si buuxda gacanta ugu hayaan ammaanka magaalada.

Read More »

Gudoomiyaha Deegaanka Lamu "Cabsida ugu weyn ee aan qabno waa in Al-Shabaab.."

0 Visits: 686 | Thursday March 03, 2016 - 09:44:17
Warbaahinta Kenya qaarkood ayaa qoray in gudoomiyaha degaan xeebeedka Lamu oo Kenya ku yaala inuu diiday in xero ay degaan ciidamada militryga in laga sameeyo degaankaas kadib markii uu sheegay inay caqabad ku tahay amaanka dadka degaanka degan.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka hadlay sababta Soomaaliya loogu diiday Suuqa Bariga Afrika

0 Visits: 720 | Thursday March 03, 2016 - 09:41:27
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya C/salaan Hadliye ayaa ka warbixiyay sababaha Soomaaliya loogu diiday xubinimada Suuqa Bariga Afrika ee loo yaqaano EAC oo ay ku bahoobeen illaa lix dal oo ku yaala Bariga Afrika.

Read More »

Askar lagu dilay weeerar ka dhacay dalka Jordan.

0 Visits: 779 | Thursday March 03, 2016 - 09:38:09
Illaa 7 askari oo ka tirsanaa ciidamada amaanka wadanka Jordan ayaa ku geeriyooday iskahorimaad ka dhacay magaalo Irbiid la yiraahdo oo ku taala waqooyiga wadanka dalka Jordan.

Read More »

Xasan Xanafi oo maanta la soo taagayo Maxkamad

0 Visits: 749 | Thursday March 03, 2016 - 09:34:27
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta bilaabeysa dhageysiga dacwada loo heysto Xasan Xanafi Xaaji oo loo heysto inuu maleegay dilal loo geystay tiro Saxafiyiin ah oo ka howl galayay magaalada Muqdisho.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA KHAMIIS 3-DA MAARSO 2016-KA

0 Visits: 928 | Thursday March 03, 2016 - 07:42:10
MADAXWEYNAHA OO SOO DHOWEEYAY GO'AANKII GOLAHA WASIIRADA EE XOOJINTA AMNIGA MAGAALADA MUQDISHO Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa soo dhoweeyay go'aamadii ka soo baxay Golaha Wasiirada ee la xiriiray…

Read More »

Kulanka Baarlamaanka Oo Goor Dhow Soo Gabagaboobay Iyo Beri Oo Mar Kale Loo Balamay Su'aallo Weydiin

0 Visits: 712 | Wednesday March 02, 2016 - 19:41:10
Kulanka Baarlamaanka ee maanta oo soo bilowday saakay ayaa goor dhow oo maqribnimadani ah soo gaba gaboobay, kaasi oo ay hortageen Ra'isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed, Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka…

Read More »

SAWIRRO: Ciidanka Badda Puntland oo Qabtay Doonyo ku jiray Kalluumeysi Sharci-darro ah

0 Visits: 1199 | Wednesday March 02, 2016 - 19:27:36
Ciidamada Badda Puntland oo haw-gallo ka sameeyay inta u dhexeysa magaalooyinka Boosaaso iyo Qandal ayaa soo qab-qabtay Shan doomood iyo shaqaalihii saaran oo si sharci-darro ah kalluumeysi sharci-darro ah kawaday Xeebaha Puntland.

Read More »

Soomaaliya: 60,000 oo Carruur ah oo Geeri Qarka u Saaran

0 Visits: 715 | Wednesday March 02, 2016 - 19:25:55
Peter de Clercq, oo ah isu duwaha QM u qaabilsan arimaha gargaarka Soomaaliya ayaa sheegay in ku dhawaad 60,000 oo carruur Soomaaliyeed ah ay qarka u saaran yihiin dhimasho.

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland oo ka digay in si sharci-darro ah loo banneysto dhul

0 Visits: 753 | Wednesday March 02, 2016 - 19:22:02
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiin C/llaahi Xaaji Cumar [Camey] oo Maanta Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in aysan jiri-karin cid dhul ay Xukuumaddu la socon cagaf-marsan karta ama xiran karta karta.

Read More »

Koonfurta Sudan oo Maanta si Rasmi ah ugu mid Noqotay Xubnaha Ururka Bariga Afrika ee EAC

0 Visits: 795 | Wednesday March 02, 2016 - 19:19:41
Dalka Koonfurta Sudan ayaa maanta si rasmi ah loogu ogolaaday inay noqoto Waddanka lixaad ee Ururka ay ku bahoobeen dalalka Bariga Afrika ee EAC, kaddib Shirkii Maanta uga furmay Magaalada Caruusha ee Wadddanka Tanzania.

Read More »

WARBIXIN: Booqashadii H. Clinton ay ku tagtay Xaafadda Soomaalida ee Minneapolis (DAAWO)

0 Visits: 899 | Wednesday March 02, 2016 - 19:14:49
Iyadoo shalay ay ahayd maalin doorashada hordhac ah ee Maraykanaka ay dhacaysay ayaa waxay masharaxiinta tartamaya tagayeen magaalooyin kala duwan si ay u helaan codadka shacabka.

Read More »