
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo afar gaadiidka martida ka heshay Dowladda Korea.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay uga mahadcelinysaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Korea deeq ka kooban afar gaadiid oo ah nooca martida oo loogu deeqay Waaxda habmaamuuska qaranka ee Wasaaradda. Gaadiidkan
ayaa Wasaaraddu u adeegsan doontaa martida shisheeye ee dalka soo
booqata , waxa ayna qeyb ka noqon doonaan dadaalo balaaran oo
Wasaaradda lagu qalabeyn doono , laguna tayeyn doono habsami u socodka
shaqo iyo shaqaale .

Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda
Section of Press and Public Relations
Follow us on Twitter and Connect to our Facebook page
https://www.twitter.com/mofasomalia
https://www.facebook.com/mofa.somalia
Wasaaraddu , waxa ay cadeyneysaa in isabadalada iyo horumarada ay hiigsanayso ay yihiin kuwa loogu adeegayo dadka iyo dalka Soomaaliya , laguna ilaalinayo madax banaanidiisa, qaranimadiisa,midnimadiisa iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.
Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda
Section of Press and Public Relations
Follow us on Twitter and Connect to our Facebook page
https://www.twitter.com/mofasomalia
https://www.facebook.com/mofa.somalia


0 



Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo afar gaadiidka martida ka heshay Dowladda Korea.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay uga mahadcelinysaa Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Korea deeq ka kooban afar gaadiid oo ah nooca martida oo loogu deeqay Waaxda habm