Wararka

Hilary Clinton oo Kuguuleysatay Doorashada South Carolina

0 Visits: 590 | Sunday February 28, 2016 - 11:25:07
Hillary ayaa codadka ugu badan ka heshay dadka madowga ah. Guushaan ayaa ay soo hoysay ayadoo Talaadadana la filayo doorasho kale oo tijaabo ah waa maalinta lagu magacaabo'Super Tuesday'. Saddex maalmood oo qura ayumbaa doorashadaa ka harsan qabashadeeda.

Read More »

Midowga Yurub oo shaacisay inay dhimayo dhaqaalaha ay siiyo ciidamada AMISOM.

0 Visits: 604 | Sunday February 28, 2016 - 11:15:16
War-saxaafadeed laga soo saaray xafiiska Midowga Yurub ayaa looga hadlay weerarkii Al-Shabaab masuuliyadiisa ay sheegteen oo habeen ka hore ka dhacay magaalada Muqdisho.

Read More »

Kenya iyo Israel oo ku heshiiyay la dagaalanka Al-Shabaab.

0 Visits: 627 | Sunday February 28, 2016 - 11:11:07
Dowladaha Kenya iyo Israel ayaa ku heshiiyey inay iska kaashadaan dagaalka Alshabaab, kadib markii uu Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta isbuucii hore booqday dalkaasi.

Read More »

Wasiirka amniga oo ka codsaday baarlamaanka inay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada

0 Visits: 640 | Sunday February 28, 2016 - 10:55:00
Wasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Axmed ayaa baarlamaanka ka codsaday inay meel mariyaan sharciga la dagaallanka argagixisada, si looga hortagop dhagarta ay maleegayaan argagixisada Al-Shabaab.

Read More »

Xildhibaan Jeesow oo qaylo dhaan ka muujiyay qaraxyadii xalay gil gilay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 581 | Sunday February 28, 2016 - 10:53:15
ildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya, ayaa waxaa uu ka hadlay weeraradii qaraxyada loo adeegsaday, ee Ururka Al Shabaab uu xalay ka gaystay Magaalada Muqdisho.

Read More »

Xoogaga Shabaab oo xalay weerar ku qaaday Xerada Maslax oo ciidanka Amisom degan yihiin

0 Visits: 632 | Sunday February 28, 2016 - 09:57:45
Xoogag ka tirsan Ururka Al Shabaab, ayaa xalay fiidkii weerar ku qaaday Fariisinka ciidanka Amisom ay ku leeyihiin Xerada Maslax ee duleedka dhanka Waqooyi ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Ammaanka caasimadda oo lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir

0 Visits: 727 | Sunday February 28, 2016 - 09:45:17
Kulankan oo ahaa mid deg deg ayaa waxaa looga hadlayey Amaanka magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galay oo shir guddoominaaye Taliyaha Ciidanka Nabad-sugidad iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare, ku-simaha Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, Saraakisha Hey'adaha Amniga, Guddoomiyeyaasha…

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA AXAD 28KA FEBARAAYO 2016KA

0 Visits: 599 | Sunday February 28, 2016 - 09:19:44
MADAXWEYNAHA OO CAMBAAREEYAY QARAXYADII HABEEN HORE GIL GILAY MAGAALADA MUQDISHO Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya aaney marnaba hakin doonin dagaalka ay kula jirto kooxda caadeysatey dilka maatada iyo shacabka aan waxba galabsan ee Al Shabaab.

Read More »

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Djibouti oo ka wadahadley xaaladda gobolka iyo xiriirka labada dal

0 Visits: 791 | Sunday February 28, 2016 - 09:15:39
Djibouti: 27 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah magaalada Djibouti kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Read More »

Madaxweynaha Turkiga oo Maalmaha soo Socda Booqanaya Afar DAL oo ku yaalla Qaarada Afrika

0 Visits: 686 | Saturday February 27, 2016 - 20:14:05
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa booqasho ku tagaya toddobaadkan afar waddan oo Afrikaan ah oo ay ku jirto Nigeria, Waxaana booqashadiisan ay billaaban doontaa Axadda Berri a, sida lagu sheegay Warbixin laga soo saaray Maanta oo Sabti ah Xafiiskiisa Ankara.

Read More »

Wasiirada arrimaha dibadda iyo difaaca ee ciidamadooda ka jooga Soomaaliya oo shir yeeshay

0 Visits: 744 | Saturday February 27, 2016 - 20:10:34
Wasiirada Arrimaha dibadda ee dalalka ka jooga ciidamadooda Soomaaliya ayaa maanta shir uga furmay dalka Jabuuti, kaasi oo looga hadlayo xoojinta la dagaallanka argagixisada ah.

Read More »

Daawo Sawirada: Dad badan oo ku dhintay weerarkii SYL Hotel Ee Magaalada Muqdisho

0 Visits: 927 | Saturday February 27, 2016 - 20:07:24
Ugu yaraan waxaa la xaqiijiyay in 15 qof ku dhimatay weerarkii bahalnimada ahaa ee xalay lagu qaaday SYL Hotel, halka in ka badan 40 kalana ay ku dhaawacantay. Hotelku wuxuu ku dhowyahay Madaxtooyada Somaliya (Villa Somalia).

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Jabuuti

0 Visits: 763 | Saturday February 27, 2016 - 20:04:11
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Dalkaasi Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Read More »

Wasiirro, Xildhibaanno iyo Wax-garad Maanta Gaaray Magaalada Beledweyne [SAWIRRO]

0 Visits: 862 | Saturday February 27, 2016 - 19:59:35
Magaalada Beledweyne ayaa Maanta si weyn loogu soo dhaweeyay wafdi ka kooban labada golle ee dowladda Soomaaliya iyo Salaadiin kasoo jeeda Gobolka Hiiraan.

Read More »

JACOB ZUMA: Burundi Waxaa dhawaan Tagaya Kormeerayaal ka Socda Ururka Midowga Afrika

0 Visits: 729 | Saturday February 27, 2016 - 19:54:13
Madaxweynaha Koonfur Afrika ayaa wuxuu sheegay maanta oo Sabti ah in Midowga Afrika uu u darayo Burundi 100 Kormeerayaal Xuquuqda Aadanaha ah iyo 100 Kormeerayaal ciidan ah, kuwaas oo indho-indheyn ku sameyn doona xaaladaha uu dalkaas ku jiro.

Read More »

Wasaaradda Warfaafinta oo soo dhaweysay

0 Visits: 850 | Saturday February 27, 2016 - 19:25:48
dadaalka guddiga xal raadinta ee suxufiyiinta

Read More »

Askartii xalay naftooda u huray difaaca shacabka oo aas Qaran loo sameeyay "SAWIRRO"

0 Visits: 762 | Saturday February 27, 2016 - 19:02:49
Askartii xalay ku dhimatay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ka geysteen Muqdisho ayaa maanta loo sameeyay aas Qaran oo ay ka qeyb galeen Xildhibaanno iyo saraakiil ka tirsan ciidanka amniga.

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Istanbul kula kulmay mas'uuliyiin kala duwan "SAWIRRO"

0 Visits: 717 | Saturday February 27, 2016 - 18:53:52
Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga kula kulmay madaxda xafiiska Asia iyo bariga dhexe u qaabilsan midowga Magaalooyinka adduunka iyo Dowladaha hoose ee Turkiga.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo arday Soomaaliyeed kula kulmey magaalada Bursa ee dalka Turkiga

0 Visits: 652 | Saturday February 27, 2016 - 18:48:58
Bursa, 26 February, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay ardayda Soomaalida ee wax ka barta magaalada Bursa ee waqooyiga galbeed ee dalka Turkiga.

Read More »

R/Wasaare Cumar oo Cambaareeyey Qaraxii Xalay ka dhacay Taaladda SYL.

0 Visits: 709 | Saturday February 27, 2016 - 18:40:32
Muqdisho, February 27, 2016……Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa cambaareeyey Qaraxii Argagixiso ee xalay ka dhacay Taalada SYL. Wuxuuna tacsi u diray ehelada iyo qaraabada dadkii ku dhintay weerarka, wuxuuna ALLAH uga baryey in uu…

Read More »