Somali Lagu Casuumay Khudbadda Obama

0
Saturday January 09, 2016 - 10:08:04 in Wararka by
  • Visits: 690
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somali Lagu Casuumay Khudbadda Obama

    C/raxmaan Ciise Kaahin oo ah mulkiilaha makhaayaddaha Afro Deli oo ku yaalla gobolka Minnesota, kana mid ah ganacsatada sida dhow ula shaqeeya bulshada Somalida ee ku dhaqan gobolkaasi ayaa lagu casuumay inuu ka qayb galo khudbadda uu madaxwaynaha Ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

C/raxmaan Ciise Kaahin oo ah mulkiilaha makhaayaddaha Afro Deli oo ku yaalla gobolka Minnesota, kana mid ah ganacsatada sida dhow ula shaqeeya bulshada Somalida ee ku dhaqan gobolkaasi ayaa lagu casuumay inuu ka qayb galo khudbadda uu madaxwaynaha Maraykanku sanad walba jeediyo ee

State Of The Union loo yaqaano.

Khubdasaasi ayaa qorshaysan inuu madaxwayne Barack Obama qabto 12 bishan January, taasi oo noqonaysa khudbad sanadeedkii ugu dambeeyay ee u Obama qabto.

Cabdiraxmaan Ciise Kaahin ayaa u waramay wariyaha VOA ee Minnesota Maxamuud Mascadde.

Abdirhaman Kahin

Abdirhaman Kahin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip