Wararka

Gaari qaad u sidey magaalada Jowhar oo lagu weeraray duleedka deegaanka Gololey

0 Visits: 225 | Tuesday October 02, 2018 - 19:30:01
Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in dabley hubeysan ay wadada u galeen gaari noocisu ahaa mini Bus kaasoo qaad u sidey magaalada Jowhar.

Read More »

Duqa Muqdisho oo sheegay 2 bilood kadib in lagu cayaari doono Stadium Muqdisho

0 Visits: 236 | Tuesday October 02, 2018 - 19:24:47
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa boggaadiyey dar-darta ay ku socoto howlaha dib loogu hagaajinayo Garoonka Cayaaraha ee Staadiyo Muqdisho. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay barnaamij qeyb ka ah Ololaha Is-xilqaan oo…

Read More »

Press Release :- Presentation on the findings of the Somalia Confidence Index Survey: "One year later: What the Somalis think about the President and his Government.

0 Visits: 486 | Tuesday October 02, 2018 - 18:52:30
Ipsos Limited and Farsight Africa Research recently conducted a Confidence Index Survey on Somali Citizens. The survey covered 6 regions and sought to assess the economic and security perceptions of the Federal Government of Somalia and its institutions.

Read More »

Juventus oo ku dhawaaqday ciyaaryahanada ay ku wajaheyso kooxda Young Boys

0 Visits: 595 | Tuesday October 02, 2018 - 11:52:48
Kooxda kubadda cagta ee Juventus ayaa isku diyaarineysa kulanka ay wajahayaan kooxda reer Switzerland ee young boys. Cristiano Ronaldo ayaa ka maqan liiskan maadaama uu kaar casaan ah uu qaatay kulankii ay kooxdiisu wajahday naadiga reer Spanish ee Valencia

Read More »

Inter Milan oo soo nooleysay xiisaha ciyaaryahan Mousa Dembele

0 Visits: 618 | Tuesday October 02, 2018 - 11:48:25
Kooxda kubadda cagta ee Inter Milan ayaa soo nooleesay Xiisaha ay u qabto kubadd abuuraha naadiga Tottenham Mousa Dembele. Tababare Luciano Spelleti ayaa taageero weyn u ah hanaanka uu ciyaaro laacibkan reer Belguim waxaana uu doonayaa inuu keeno horyaalka talyaaniga. Mousa Dembele qandaraaska uu kula…

Read More »

Madaxda Hirshabelle Ayaa Katacsiyeeyay Odayaal Ku Shahiiday Ladagaallanka Alshabab,Ballanna Ku Qaday In Ay Jawaab Deg Dega Ay Kabixin Doonaan.

0 Visits: 259 | Tuesday October 02, 2018 - 11:37:25
Madaxda Hirshabelle ayaa katacsiyeeyay Odayaal ku shahiiday ladagaallanka Alshabab,ballanna ku qaday in ay jawaab deg dega ay kabixin doonaan. Lataliyaha sare ee dhanka saxaafadda Madaxweynaha Hirshabelle ayaa bartiisa facbooka kusoo daabacay ,bayaanka kasoo baxay mas'uuliyiinta Hirsbabelle ,sidaan…

Read More »

Dhageyso:-Dowladda Jabuuti Oo Ku Baaqday In Xal Laga Gaaro Khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada

0 Visits: 329 | Tuesday October 02, 2018 - 11:32:36
Xildhibaan Saleebaan Daahir Bile oo ka mid ah Baarlamaanka dalka Jabuuti ayaa sheegay in dowladda Jabuuti mudadii dhibaatada ay heystay Shacabka Soomaaliyeed ay la soo qeyb sadeen,isla markaan ay weli diyaar u yihiin. Waxa uu sheegay in Soomaaliya ka joogaan ilaa Saddex Guuto oo ka mid ah Ciidamada…

Read More »

Madaxweyne C/wali Gaas oo Magacaabay Xil Cusub aan Horay u Jirin

0 Visits: 280 | Tuesday October 02, 2018 - 11:29:33
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 2 October 2018 magcaabay Taliaya Ciidanka ah ee Kaydka Puntland.

Read More »

Wasiir Ka Tirsanaa Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Geeriyooday

0 Visits: 274 | Tuesday October 02, 2018 - 11:24:40
Ala Ha u Naxariistee waxaa xalay Magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Macalin Maxamuud Maxamed Axmed (Macalin Jiis) oo kamid ahaa Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya sidoo kalana ahaa wasiir ka tirsanaa Maamulkaas.

Read More »

Lix ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Gobolka Mudug

0 Visits: 267 | Tuesday October 02, 2018 - 11:21:08
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Mudug shil khasaare gaystay ayaa wuxuu ka dhacay deegaanka Gawaan iyo Degmada Hobyo inta u dhaxeysa.

Read More »

Howlgalka Tababarka Midowga Yurub oo war ka soo gaaray weerarkii is qarxinta ahaa

0 Visits: 294 | Tuesday October 02, 2018 - 10:44:02
Howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saaray weerarkii is qarxinta ahaa ee shalay lagu qaaday mid ka mid ah gaadiidkooda oo marayay agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga.

Read More »

Ganacsatada Soomaaliyeed oo ka walaacsan mamnuucida isticmaalka gaadiidka laga kaxeeyo Midigta

0 Visits: 274 | Tuesday October 02, 2018 - 10:37:02
Dowladda Soomaaliya ayaa sheeegtay in guud ahaan-ba dalka ka mamnuuceyso ka ganacsiga iyo adeegsiga gaadiidka laga kaxeeyo dhinaca midigta [right-hand drive] iyadoo marka la eego 80% gaadiidka laga isticmaalo Soomaaliya yihiin kuwo dhinaca midiga laga kaxeeyo. Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada…

Read More »

Meydka Muwaadin Soomaaliyeed Oo Laga Helay Magaalo Ka Tirsan Dalka Switzerland

0 Visits: 416 | Tuesday October 02, 2018 - 10:26:40
Arroortii hore ee saakay ayaa meydka Muwaadinkaas Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Alle ha u naxariistee Abuukar Todobaale ayaa waxaa laga helay agagaarka Webiga weyn Magaalada Basel ee Switzerland.

Read More »

Wakiilka Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Oo Xilka La Wareegay

0 Visits: 324 | Tuesday October 02, 2018 - 09:59:21
Wakiilka cusub ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaliya, Nicholas Haysom, ayaa maanta si rasmi ah ula wareegaya shaqadiisa. Haysom oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa baddali doona Michael Keating oo waqtigiisii shaqada uu dhamaaday. Keating ayaa shaqada xafiiska UNSOM…

Read More »

Dad Ajaanib ah oo lagu dilay magaalada Boosaaso

0 Visits: 279 | Tuesday October 02, 2018 - 09:38:54
Dadka la dilay iyo kuwa dhaawacmay ayaa waxaa la sheegay inay socoto ku ahaayeen magaalada Boosaaso oo ay ahaayeen tahriibayaal. Laamaha ammaanka ayaa waxa ay sheegeen inay baxsadeen dadkii dilkaasi geystay, islamarkaana aysan jirin cid heybtooda garaneysa balse waxaa goobta uu weerarka ka dhacay ciidamada…

Read More »

Ogow sagaal arrimood oo ku saabsan xaqiiqooyinka dayaxa, kuwaa oo aadan horay u ogeyn

0 Visits: 942 | Tuesday October 02, 2018 - 09:29:29
Dayaxa u muuqda iney godad ku dhex yaallaan, dayaxa midabkiisu buluugga yahay, dayaxa buuxa, dayaxa leh labada af ee fiiqan - waxaa jira waxyaabo cajiib ah oo ku saabsan dayaxa la jecleysto. Waa kuwan xaqiiqooyin la yaab leh oo ku saabsan dayaxeenna sida fiican noogu ifa habeenkii. 1. Dayaxu ma ahan…

Read More »

HALKAAN KA AKHRISO:WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH TALAADO 2-DA OKTOOBAR 2018-KA

0 Visits: 445 | Tuesday October 02, 2018 - 09:07:39
SACUUDIGA OO WAR KA SOO SAAARAY ISMIIDAAMINTII TALYAANIGA LALA EEGTAY War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Sacuudiga ayaa waxaa lagu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lala eegtay ciidan ka tirsan Midowga Yurub oo u dhashay dalka Talyaaniga. Weerarkan ayaa…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo joojisay ka ganacsiga daawada cudurka TP-da

0 Visits: 339 | Tuesday October 02, 2018 - 08:37:19
Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Fawsiyo Abuukar Nuur ayaa waxa ay sheegtay in cudurka TP-da uu si weyn fara ba'an ugu hayo dadka Soomaaliyeed ee bukaanka u ah.

Read More »

Sacuudiga oo war ka soo saaaray Ismiidaamintii Talyaaniga lala eegtay

0 Visits: 376 | Tuesday October 02, 2018 - 08:35:56
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Sacuudiga ayaa waxaa lagu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lala eegtay ciidan ka tirsan Midowga Yurub oo u dhashay dalka Talyaaniga.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Khayre: Dawladnimadeennu Waxa Ay Kusoo Dhacday Waddada Saxda Ah, Waxa Ayna U Baahntahay in lagu ilaaliyo

0 Visits: 384 | Monday October 01, 2018 - 20:33:57
Ra'iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo ka qayb galay munaasabadda daah-furnaanta maaliyadda dalka ayaa xasuusiyay ummadda Soomaaliyeed in si isku filnaansho loo gaaro ay lagama maarmaan tahay in masuuliyad layska saaro shaqooyoinka fududayn kara yagleedidda…

Read More »