Wararka

WAR CUSUB: Duuliye Soomaali Mareykan ah oo war culus ka soo saaray diyaaradii Carbiska ku dhacday

0 Visits: 776 | Saturday October 17, 2015 - 19:23:39
Mid ka mid ah duuliyeyaasha ciidamada Mareykanka ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadlay diyaaradii ku dhacday meel ka fogeyn caasimadda dalka Soomaaliya, gaar ahaan wadada isku xirta gobolada Banaadir iyo Sh/hoose.

Read More »

Banaanbax lagu diidan yahay Maamulka Degmada Garbahaareey oo ka dhacay Degmadaasi

0 Visits: 869 | Saturday October 17, 2015 - 19:09:29
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Garbahaareey ee Gobolka Gedo, Banaanbax lagu diidan yahay Maamulka Axmed Madoobe uu u soo magacaabay Magaalada Garbahaareey ayaa saaka ka dhacay Magaaladaasi.

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegaya 36-wado oo ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho inay u xiran yihiin shaqsiyaad gaar ah oo ku nool Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 701 | Saturday October 17, 2015 - 18:50:54
36 wado oo si sharci darro ah ku xiranee ku yaala Magaalada Muqdisho ayuu maamulka gobolka banaadir sheegay in aysan sii xirnaan doonin

Read More »

Maxkamad ku taallo dalka Kenya oo xukun dil ah ku riday Shan nin

0 Visits: 772 | Saturday October 17, 2015 - 18:40:27
Maxkamad ku taallo dalka Kenya ayaa xukun dil ah waxa ay ku riday shan ruux oo lagu eedeeyay inay horay u dileen haweenay Waayeel aheyd oo ku noolayd xaafad ku taalla Magaalada Kisumu ee dalka Kenya.

Read More »

Ra'iisal Wasaare Sharma'arke oo booqday Mid ka mid masaajidda ugu faca weyn Muqdisho + Sawirro

0 Visits: 774 | Saturday October 17, 2015 - 10:07:19
Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Cumar C/rashiid ayaa booqday Masjidka Mowlaca Sheekh Muxudiin Celi oo ka mid ah masaajidda ugu waaweyn ee ku yaala magaalada Muqdisho, halkaasi oo uu aabihii C/rashiid Cali Sharma'arke horay u tegi jiray.

Read More »

Wabiga Shabelle oo Fatahaad ka sameeyay qeybo ka mid ah Sh/dhexe{DHAGEYSO}

0 Visits: 790 | Saturday October 17, 2015 - 10:00:29
Roobab Xoogan oo 24-kii Saac ee la soo dhaafay ka da'ay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabellaha dhexe ayaa Saameyn ku yeeshay wadada Marta Mahadaay ee aada dhanka Gobolada dhexe ee Soomaaliya.

Read More »

WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH SABTI 17-KA OKTOOBAR 2015-KA

0 Visits: 1314 | Saturday October 17, 2015 - 09:54:06
RA'IISALWASARAAHA D FS OO SHALAY BOOQDAY MALISKA FIDINTA DIINTA ISLAAMKA EE MOWLACA SH. MUXUUDDIIN CELI EE M/MUQDISHO Waxaa shalay oo Jimca aheyd Booqasho uu ku tegay Ra'iisalwasaaraha Xukkuumada Federaalka Soomaaliya Md. Cumar Cabdirashiid Cali Shar ma'arke Maliska Fidinta Diinta Islaamka…

Read More »

Turkiga oo soo riday mid ka mid ah diyaaradaha wax basaasa (SAWIRRO)

0 Visits: 821 | Saturday October 17, 2015 - 07:33:20
Turkeyayaa sheegtay inay soo ridday diyaarad aan la garaneyn cidda leh oo ku soo xadgudubtay hawada dalkaas ee dhinaca xuduudda Syria. Hadal qoraal ah oo kasoo baxay milatariga Turkiga, ayaa lagu sheegay in diyaaradda ay iska indha tirtay saddex digniin oo la siiyey, kahor inta aysan milatariga Turkiga…

Read More »

Kuxigeenka Xeerilaaliyaha oo ka horyimid hadalkii Guddoomiye Muungaab{DHAGEYSO}

0 Visits: 821 | Saturday October 17, 2015 - 07:23:40
Ku xigeenka Xeerilaaliyaha QarankaDr Muqtaar Nuur Abuukar oo la hadlay Idaacada Kulmiye ee Magaalada Muqdisho ayaa ka soo horjeestay Talaabadii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab iyo Xeerilaaliyaha Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ay Hay'adda WFP ugu joojiyeen Dhisme xarunta…

Read More »

Safaaradda Somalia ee Baqdaad oo dib loo furay kaddib muddo 25-sano ah (SAWIRROI&VIDIO)

0 Visits: 944 | Friday October 16, 2015 - 23:14:17
Waxaa dib loo furay safaaraddii Somalia ay ku lahayd waddanka Ciraaq, kaddib muddo 25-sano ah, iyadoo furitaanka safaaradda ay kasoo Qayb-galeen mas'uuliyiin ka socday xukuumadda dalka Ciraaq.

Read More »

MUDANE XUKUN: Somalia uma baahna Ciidan Shisheeye ee ha loo Tababbaro Ciidamadeeda

0 Visits: 783 | Friday October 16, 2015 - 23:10:28
Xildhibaan C/casiis C/llaahi Maxamed oo ka mid ah xildhibaannada Soomaaliya u metelaya baarlamaanka Afrika ee dhawaan kulammadiisu ay ka furmeen dalka Koonfur Afrika, waxaana ka mid ahaa qodobbadii looga hadlay arrimaha amniga iyo nabadgalyada, iyadoo lagu soo hadal-qaaday dalal badan oo dhibaatooyin…

Read More »

Dhakhtar lagu tuhunsan yahay in uu ka tirsan yahay Alshabaab oo lagu xirey dalka Kenya

0 Visits: 709 | Friday October 16, 2015 - 23:05:11
Ciidamada Booliska magaalada Marsabit ee dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay nin lagu tuhunsan yahay in uu xubin ka yahay ururka Alshabaab.

Read More »

Tacsi loo diraayo Tifaftire C/Casiis Golf oo aabihii goor dhow Muqdisho ku geeriyooday

0 Visits: 796 | Friday October 16, 2015 - 19:47:50
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xasan Maxamed Cabdi oo si weyn looga yaqaano gobolka Sh/dhexe, kaddib markii uu maalmahaan ku xanuunsanayay isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho.

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Pan African oo ka hadashay dib u dhigista Mooshin ka dhan ah K/Afrika

0 Visits: 750 | Friday October 16, 2015 - 19:36:10
Madaxweyne ku xigeenka afaraad ee Pan African, Dr. Bernadette LAHAI oo sannadkan 2015-ka lagu doortay doorshadii ka dhacday xarunta Pan African ee Johannesburg ayaa ka hadashay mooshin looga horjeeday dhibaatooyinka ay shacabka Koonfur Afrikaanka ahi kula kaceen walaalahood Afrikaanka ah ee dalkooda…

Read More »

Shaqaalihii Diyaaradii Todobaadkan ku Dhacday Dulleedka Afgooye oo lagu Xiray MUQDISHO

0 Visits: 869 | Friday October 16, 2015 - 17:56:28
Shaqaalihii diyaaraddii dhawaan ku dhacday duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose ayaa la sheegay in lagu xiray Muqdisho, kaddib markii lagu eedeeyay inay sameeyeen khaladaad dhanka duulimaadka ah oo ay ku yimaadeen Soomaaliya.

Read More »

Amni-darada iyo Taageero la'aanta oo la sheegay inay caqabad ku yihiin howlaha QM ee Somalia

0 Visits: 706 | Friday October 16, 2015 - 17:50:05
Amaan-darrada iyo taageerada oo yar waxay caqabad weyn ku yihiin howlaha QM Midoobay ee Somalia, sidaa waxaa Golaha Amaanka ee QM u sheegay madaxa xafiiska taageerada ay Qaramada Midoobay siiso ciidamada AMISOM, Atul Khare.

Read More »

Howsha Dhismaha Maamul-goboleedka Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe oo laga Warbixiyay

0 Visits: 676 | Friday October 16, 2015 - 17:44:17
Wasaarada arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa ka war-bixisay halka ay marayso howsha dhismaha maamulka Gobollada Hiiraan iyo shabeellada, iyadoo wasaaraddu ay xustay in howshu ay marayso meel wanaagsan. Afhayeenka wasaarada, C/fataax Daahir Mire ayaa sheegay in wasaaraddu ay wado howlo ay ku…

Read More »

SAWIRRO: Arday badan Maanta oo ka Qalin-jabiyay kulliyada Caafimaadka ee Jam. Banaadir

0 Visits: 966 | Friday October 16, 2015 - 17:39:27
Arday tiradoodu gaarayso 132 dhakhtar oo ka qalin-jabiyay kulliyada caafimaadka ee Jaamacadda Banaadir ayaa maanta xaflad loogu qabtay xarunta jaamacadda ay ku leedahay magaalada Muqdisho.

Read More »

badbaadiyayHaweeney Kenyan ah oo laga soo afduubtay Kenya

0 Visits: 697 | Friday October 16, 2015 - 15:59:55
Wararka ka imanaya magaalada Dhoobley ayaa sheegay in ciidamada maamulka Jubba ay weerareen dabley afduub ka soo qafaalatay xerada qaxootiga ee Dhadhaab.

Read More »

Shirka Golaha Wasiirada lagu meel mariyay Siyaasada Caafimaadka iyo Dawada

0 Visits: 733 | Friday October 16, 2015 - 14:56:36
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa dorraad yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo kulankan qodobada looga hadlay ay ka mid ahaayeen, qaab Siyaasadeedka Caafimaadka iyo Dawada…

Read More »