Tacsi loo diraayo Tifaftire C/Casiis Golf oo aabihii goor dhow Muqdisho ku geeriyooday

0
Friday October 16, 2015 - 19:47:50 in Wararka by
  • Visits: 796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi loo diraayo Tifaftire C/Casiis Golf oo aabihii goor dhow Muqdisho ku geeriyooday

    Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xasan Maxamed Cabdi oo si weyn looga yaqaano gobolka Sh/dhexe, kaddib markii uu maalmahaan ku xanuunsanayay isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Allaha u naxariistee Xasan Maxamed Cabdi oo si weyn looga yaqaano gobolka Sh/dhexe, kaddib markii uu maalmahaan ku xanuunsanayay isbitaal ku yaala magaalada Muqdisho.

Allaha u naxariistee Marxuum Xasan Maxamed Cabdi ayaa ahaa aabaha Tifaftiraha websit-ka Jowhar,com C/Casiis Xasan Maxamed (Golf Yare) ,waxaa tacsi u diraya madax ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, weriyeyaasha Soomaaliyeed, waxgaradka, aqoonyahanada iyo bulshada qeybaheeda kala duwan:

Maamulka iyo shaqaalaha Hay’adda Wadahadalka Bulshada CCD oo weriyaha la shaqeeyo ayaa waxay tacsi u dirayaan qoyska iyo asxaabta uu marxuumka ka geeriyooday.

Magacyada xubnaha tacsida diraya:

Ciise Axmed Cumar – Guddoomiyaha Hay’adda CCD


Ismaaciil Xaaji Maxamuud – Madaxa Operation-ka
Imaam Maxamed Yuusuf – Imaamka beelaha Muddulood
Maxamuud Cali Ugaas – Sii hayaha xilka Ugaaska Muddulood
Sheekh C/qaadir Soomow
Sheekh Axmed Shuqul
Sheekh Suufi Yare
Canab Xasan Cilmi K/Xigeenka Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka
C/Kaafi Maxamuud Makaraan Guddoomiyaha dhallinyarada G/Banaadir
Cali C/raxmaan Guddoomiyaha ururka dhallinyarada degmada Xamar Jajab.
Jan. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) – Guddoomiyaha maamulka G/Banaadir
Jawaahir Baarqab – Guddoomiyaha ururka Haweenka G/Banaadir.

Sidoo kale waxaa tacsi taa la mid ah diraya bahda warbaahinta gobolka Sh/dhexe iyo weriyaasha Radio Jowhar oo kala ah.

Maxamed Ibraahin Nuur Macalimuu

Siciid Xaggaa Afrax.

Maxamed Abuukar Caseyr

C/qani Xaaji Muxumad X.Cali

Maxamed Cabdulle Xasan .

C/kariin Cumar Macalin

Bashiir Cali Daahir.

Siciid Maxamed Cali

Maxamed Yuusuf Colow

Maryam Shiikh Cabdi

Mako Maxamed Iimaan,

Cumar Maxamed Soomane,

Maxamed Ciise Maxamuud,
Magacyada Weriyeyaasha:

Salaad Iidow Xasan (Xiis) – Tifaftiraha Website-ka Codka Soomaalida
Yaxye Maxamed Faarax
C/qaadir Koronto
Jabriil Maxamuud Nuur (Jabra)
Maxamuud Xasan Cumar (Aduunyo)
Xabiibo Axmed Jimcaale (Biibto)
Maxamuud Axmed Xasan (Xuurshe)
C/llaahi Macallim Maxamed (Naanow)
Maxamed Maxamuud Cali (Jibaax)
C/llaahi Xasan Axmed (Sheeqaalow)
Cabdalla Maxamed Muxudiin (Coonka) iyo
C/risaaq Maqosle.

Dhammaan madaxda, mas’uuliyiinta, culimada, odayaasha dhaqanka, weriyeyaasha iyo bahda Hay’adda CCD waxay leeyihiin ehelada, asxaabta iyo dhammaanba qaraabada Weriye C/Casiis Alaha u naxariisto marxuumka.

AAMIIN…AAMIIN.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip