WAR CUSUB: Duuliye Soomaali Mareykan ah oo war culus ka soo saaray diyaaradii Carbiska ku dhacday

0
Saturday October 17, 2015 - 19:23:39 in Wararka by
  • Visits: 864
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAR CUSUB: Duuliye Soomaali Mareykan ah oo war culus ka soo saaray diyaaradii Carbiska ku dhacday

    Mid ka mid ah duuliyeyaasha ciidamada Mareykanka ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadlay diyaaradii ku dhacday meel ka fogeyn caasimadda dalka Soomaaliya, gaar ahaan wadada isku xirta gobolada Banaadir iyo Sh/hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mid ka mid ah duuliyeyaasha ciidamada Mareykanka ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadlay diyaaradii ku dhacday meel ka fogeyn caasimadda dalka Soomaaliya, gaar ahaan wadada isku xirta gobolada Banaadir iyo Sh/hoose. Duuliye ka tirsan ciidamada cirka Dowladda Mareykanka oo asalkiisa Soomaaliya ka soo jeeda laguna magacaabo Muqtaar Xaaji ayaa sheegay inaysan u dulqaadan doonin in dadka baadiyaha ku nool ay dhibaato ka soo gaarto diyaaradaha ay leeyihiin dalalka shisheeye.

"Insha Allah waqti dhow anaga ayaa kala doona intii rayid ah iyo intii qas ka waddo dalka” ayuu yiri Maxamed Xaaji oo ka gaabsaday xilliga howlgalkaasi ay ka sameynayaan gudaha wadanka Soomaaliya.

Dhinaca kale shaqaalihii saarnaa diyaaradda Tristar ee ka diiwaan gashaneyd Masar ayaa maanta dib loogu celiyay dalkooda, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliyana beenisay warar shalay soo baxay oo sheegayay in Muqdisho lagu xiray.

2 3 4 5

XIGASHO:-SOMALIWEYN.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip