Madaxweyne ku xigeenka Pan African oo ka hadashay dib u dhigista Mooshin ka dhan ah K/Afrika
Xildhibaanad Dr.Bernadette LAHAI oo warbaahinta uga warbixisay sababaha dib loogu dhigay mooshinka ayaa sheegay inay tahay iyadoo wali lagu mashquulsan yahay arrimihii dhibaatada badan ay kasoo gaartay muwaaddiniinta Afrikaanka ah ee ganacsiyada yar-yar ku lahaa gudaha Koonfur Afrika ayaa sheegtay inay tahay in wali khubaro Afrikaan iyo caalami ah ay baaritaan ku haayaan cidda ka mas’uulka ah iyo sababaha kaliftay in waxyaabo bini'aadannimada ka baxsan lagula dhaqmo dad Afrikaan ah oo door-biday inay ka dhex-ganacsadaan walaalahood Afrikaanka ah ee Koonfur Afrika.
Ugu dambeyn, Xildhibaanadda ayaa intaas ku dartay marka lagu guuleysto ama lasoo dhameeyo baaritaanka arrintaasi laga hadli doono mooshinkaan la islana meel dhigi doono sidii laga yeeli lahaa warbixintaas iyo sidii looga hortagi lahaa inay ka dhacaan arrimo noocaas ah Qaaradda Afrika.
Madaxweyne ku xigeenka Pan African oo ka hadashay dib u dhigista Mooshin ka dhan ah K/Afrika
Madaxweyne ku xigeenka afaraad ee Pan African, Dr. Bernadette LAHAI oo sannadkan 2015-ka lagu doortay doorshadii ka dhacday xarunta Pan African ee Johannesburg ayaa ka hadashay mooshin looga horjeeday dhibaatooyinka ay shacabka Koonfur Afrikaanka ahi