Wararka

Puntland oo gacanta ku dhigtay Askari dil geystay

0 Visits: 236 | Tuesday April 13, 2021 - 19:59:55
Taliyaha Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Warbaahinta u sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay Gacanta ku dhigeen Askari ka tirsan Ciidamada oo dil u Geestay Qof Shacab ah kadibna uu Goobta ka baxsaday. Ciidamada oo Howlgal sameeyay kadib Dilka Marxuumka ayaa waxaa u…

Read More »

Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ah riday

0 Visits: 180 | Tuesday April 13, 2021 - 19:56:50
,

Read More »

Iiraan oo fariin hanjabaad ah u dirtay Israa'iil

0 Visits: 180 | Tuesday April 13, 2021 - 19:55:14
Wasiirka arrimaha dibadda ee Iiraan ayaa sheegay in dalkiisa "uu ka aargudan doono" weerrar lagu soo qaaday xarun dhulka hoostiisa ku taal oo nukliyeerka lagu farsameeyo, arrintaas oo uu ku eedeeyay Israa'iil. Saraakiisha Iiraan ayaa sheegay in xarunta lagu kobciyo uranium-ka ee Natanz ay…

Read More »

Galmudug oo War kasoo saartay weerar Sarkaal & Askari lagu dhaawacay

0 Visits: 178 | Tuesday April 13, 2021 - 19:53:48
Hawlgal Ciidamada Ilaalada xeebaha Galmudug ay dhawaan ka sameeyeen xeebaha Badweynta Hindiya ee Galmudug ayaa sababay in doon weyn oo si sharcidarro ah uga kalluumaysanaysay inta u dhaxeysa Hobyo iyo Ceelhuur ay rasaas xooggan ku furtay doomihii ay saarnaayeen Ciidamada. War kasoo baxay Wasaaradda…

Read More »

Mareykanka oo bilaabay baaritaanka weerarkii Al-Shabaab ee Manda Bay

0 Visits: 198 | Tuesday April 13, 2021 - 19:51:55
Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa amar ku bixiyay in dib u eegis lagu sameeyo baaritaanka weerarkii Al-shabaab ay ku qaaday saldhigga ciidanka milatariga Manda Bay ee gobolka Lamu ee dalka Kenya, halkaas oo lagu dilay sadex qof oo Mareykan ah. Qoraal ka soo baxay Pentagon-ka ayaa…

Read More »

Midowga Yurub oo diiday Muddo kordhinta baarlamaanka kuna hanjabay tilaabo dheeri ah

0 Visits: 202 | Tuesday April 13, 2021 - 19:47:52
Ururka Midowga Yurub ayaa si adag uga soo horjeestay tilaabadii sharci darada aheyd ee shalay ay qaadeen baarlamanka Soomaaliya ee Muddo kordhinta labada Sano ah loogu sameeyay Madaxweyne Farmaajo. Midowga Yurub waxay ku baaqeen in si deg deg ah loogu laabto wadahadalada ku saabsan qabsoomida doorashooyinka…

Read More »

Laamaha Amniga Gobolka Bari oo Amar la siiyay

0 Visits: 211 | Tuesday April 13, 2021 - 19:46:15
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa fariin u diray Shacabka Gobolka Bari, isaga oo ugu baaqay in ay a Shaqeeyaan Ciidamada oo ku Jira Xaqiijinta Amniga. Taliye Xuseen oo Warbaahinta kula hadlay Magalada Boosaaso ayaa uga digay Dhamaan Ciidanka in xilliyda aysan Shaqada…

Read More »

MUUSE BIIXI oo boqolaal maxaabiis ah cafis u fidiyay

0 Visits: 205 | Tuesday April 13, 2021 - 19:43:57
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta cafis madaxweyne u fidiyay maxaabiis badan oo ku xirnaa xabsiyada deegaanada Somaliland, bilashada bisha Ramadaaan darteed. Madaxweynaha ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay inuu cafis u fidiyay 484 Maxbuus oo hore loogu xukumay dembiyada fudud,…

Read More »

CC Sharmaarke oo sheegay xaalad dalka uu geli karo

0 Visits: 196 | Tuesday April 13, 2021 - 19:40:39
Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo hadda ah Senator kamid ah Aqalka Sarre ayaa si adag uga hadlay xaalada dalka, gaar ahaan arrimaha doorashooyinka oo uu khilaaf xoogan ka taagan yahay. Cumar Cabdirashiid ayaa walaac xoogan ka muujiyey fashilka ku yimid…

Read More »

Danab oo howl-gal ku laayey xubno Al-Shabaab ah

0 Visits: 205 | Tuesday April 13, 2021 - 19:37:48
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Danab ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle. Howl-galka oo ahaa mid qorsheysan ayaa si gaar ah waxa uu uga dhacay deegaanka…

Read More »

Somaliland: Korneyl xukun loogu riday xiriir qoys oo uu la sameeyey Muqdisho

0 Visits: 187 | Tuesday April 13, 2021 - 19:36:36
Maxkamadda Ciidamdada Millateriga Somaliland ayaa xukun adag ku riday Korneyl Jaamac Doolaal oo ka tirsanaa Saraakiisha Millateriga Somaliland, kadib markii ay la xiriirisay dowladda federaalka Soomaaliya. Sida ay ogaatay Caasimada Online, waxaa Korneyl Jaamac Doolaal ay maxkamaddu ku xukuntay labo…

Read More »

Xildhibaan Fiqi oo si cajiib ah uga hadlay go'aanka uu qaatay taliye Saadaq John

0 Visits: 202 | Tuesday April 13, 2021 - 19:34:09
Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo sidoo kale Mudane ka tirsan golaha shacabka, ayaa ka hadlay go'aankii uu shalay ku hor-istaagay Saadaq John in uu qabsoomo kulankii baarlamaanka ee looga hadlayay doorashada. Saadaq John, oo ahaa Taliyihii gobolka Benaadir ayaa waxyar kadib…

Read More »

Mareykanka oo xadgudubyo culus ku eedeeyey DF

0 Visits: 176 | Tuesday April 13, 2021 - 19:26:30
,

Read More »

Congress-ka: Mareykanka oo ku baaqay in dib loo eego xiriirka Soomaaliya iyo cunaqabateyn

0 Visits: 171 | Tuesday April 13, 2021 - 19:14:16
Laba mudane oo ka tisran Aqalka Congaress-ka Maraykanka ayaa ku baaqay in dawladda Maraykanku ay dib u eegis ku samayso xiriirka ay la leedahay dawladda federaalka Soomaaliya, ayna tixgeliso in cunqabatayn lagu soo rogo kuwa caqabadda ku ah hannaan dimqoraadiyada, sida lagu sheegay war saxaafadeed maanta…

Read More »

SHIR xasaasi ah oo dhex maray mucaaradka, Deni, Madoobe iyo Cabdi Xaashi

0 Visits: 172 | Tuesday April 13, 2021 - 19:06:30
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacay shir u dhaxeeyey xubnaha Midowga Musharaxiinta, Guddoomiyaha Aqalka Sarre, Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo ayagu ku wada mideysan Madasha Bad-baado Qaran. Xogta ay helayso Caasimada Online ayaa sheegay in madaxdaan ka shireen muddo kordhintii uu shalay…

Read More »

DF oo weysay laba ka mid ah baarayaashii ugu fiicnaa ee dambiyada faraha

0 Visits: 168 | Tuesday April 13, 2021 - 18:09:10
Allaha u naxariistee waxaa laba maalin oo isku xigta Muqdisho lagu dilay G/Sare Mahad Cali Cilmi oo caan ku ahaa magaca (Mahad Dollar) iyo G/Dhexe Cismaan Shariif oo isna ku magac dheeraa (Cismaan Laba-goodle), waxayna ahaayeen laba sarkaal oo isku tababar ah. Mahad Dollar oo la dilay Axaddii, iyo Cismaan…

Read More »

James Swan oo fariin u diray shacabka Soomaaliyeed

0 Visits: 166 | Tuesday April 13, 2021 - 18:07:10
Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, Amb. James Swan oo war qoraal ah soo saaray ayaa hambalyo ku aadan bisha barakeysan ee Ramadaan u diray guud ahaan dadka Soomaaliyeed. Swan oo ku hadlayey magaca bahda Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in la'isku naxariisto,…

Read More »

Yuusuf Garaad oo warbixin cajiib ah ka qoray xaaladda cusub ee DALKA uu galay

0 Visits: 149 | Tuesday April 13, 2021 - 18:05:02
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, haatana ah Ergayga Gaarka ah ee Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed Yuusuf Garaad Cumar oo warbixin gaar ah soo dhigay Facebook-giisa ayaa ka hadlay xaaladaha soo kordhay iyo is mari-waaga siyaasadeed ee weli ka taagan hannaanka doorashooyinka.…

Read More »

Daawo: Puntland oo soo bandhigtay ciidamo 'kasoo goostay' Gorgor iyo Haramacad

0 Visits: 264 | Tuesday April 13, 2021 - 17:46:17
Maamulka Puntland ayaa maanta magaalada Gaalkacyo kusoo bandhigay saraakiil ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada dowladda federaalka, gaar ahaan Kamaandooska Haramcad iyo Gorgor.

Read More »