Puntland oo gacanta ku dhigtay Askari dil geystay

0
Tuesday April 13, 2021 - 19:59:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Puntland oo gacanta ku dhigtay Askari dil geystay

    Taliyaha Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Warbaahinta u sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay Gacanta ku dhigeen Askari ka tirsan Ciidamada oo dil u Geestay Qof Shacab ah kadibna uu Goobta ka baxsaday. Ciidamada o

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Warbaahinta u sheegay In Ciidamada Booliska Magalada Bosaaso ay Gacanta ku dhigeen Askari ka tirsan Ciidamada oo dil u Geestay Qof Shacab ah kadibna uu Goobta ka baxsaday. Ciidamada oo Howlgal sameeyay kadib Dilka Marxuumka ayaa waxaa u suurta gashay in Gacanta lagu soo dhigo Gacan ku dhiiglihii Dilka Geestay oo ka tirsan Booliska Gobolka Bari. Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in laga soo gudbay in Askari markii uu dil u Geesto Qof Shacab ah la dhihi jiray wuu baxsaday, isla markaana Qofkasta oo Dhibateeya Shacabka Cadaalada la Horgeyn doono.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip