Laamaha Amniga Gobolka Bari oo Amar la siiyay

0
Tuesday April 13, 2021 - 19:46:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laamaha Amniga Gobolka Bari oo Amar la siiyay

    Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa fariin u diray Shacabka Gobolka Bari, isaga oo ugu baaqay in ay a Shaqeeyaan Ciidamada oo ku Jira Xaqiijinta Amniga. Taliye Xuseen oo Warbaahinta kula hadlay Magalada Boosaaso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa fariin u diray Shacabka Gobolka Bari, isaga oo ugu baaqay in ay a Shaqeeyaan Ciidamada oo ku Jira Xaqiijinta Amniga. Taliye Xuseen oo Warbaahinta kula hadlay Magalada Boosaaso ayaa uga digay Dhamaan Ciidanka in xilliyda aysan Shaqada ku jirin ay hub ku dhe qaataan magaalada Boosaaso, isaga oo sheegay inay tallabo ka qaadi doonan. Waxaa uu sheegay in la guda galay Bisha Barakeysan ee Ramadaan, sidaas daraadeedna laamaha Amnga & Shacbaka looga baahan yahay inay wadashaqeyn yeeshaan oo feejignaan amni ay muujiyaan. Hadalka Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli dhowr jeer dilal qorsheysan iyo weeraro toos ah ay Magaalada Boosaaso ka geysteen Al-Shabaab & Kooxda Daacish.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip