Bulshada rayidka oo kasoo horjeestay Muddo kordhintii Golaha Shacabka

0
Tuesday April 13, 2021 - 17:52:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 158
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bulshada rayidka oo kasoo horjeestay Muddo kordhintii Golaha Shacabka

    ,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

,



 

Bulshada rayidka ayaa sheegay inay ka soo horjeedaan tallaabada uu qaaday Golaha Shacabka ee muddo kordhinta labada sano.

Ururada bulshada waxa ay ku tilmaameen in go’aankaas yahay mid lagu degdegay caqabadna ku noqon kara geeddi socodka dowladnimada Soomaaliyeed, isla markaana dhaawici kara Midnimada shacabka.

 

Waxa ay ugu baaqeen maamulada dalka in ay dib ugu soo laabtaan Muqdisho si heshiis looga gaaro Arrimaha doorashooyinka, waxaana ay ka digeen qalaalse siyaasadeed oo dalka ka dhaca.

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip