Wararka

FADEEXAD culus oo ka dhacday gudaha xarunta madaxtooyada Faransiiska

0 Visits: 122 | Sunday November 14, 2021 - 18:51:43
Dacwad oogayaasha Faransiiska ayaa baaritaan ku billaabay kufsi la tuhunsan yahay in gabar askari ah loogu gaystay gudaha xarunta madaxtooyada Faranasiiska ee Paris bishii July, kaasi oo lagu eedeeyey askari kale, waxaa sidaasAFPu sheegay il-wareedyo garsooor. Kufsiga la tuhunsan yahay ayaa dhacay bishii…

Read More »

Ra'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka

0 Visits: 124 | Sunday November 14, 2021 - 18:50:08
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo. labada dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadleen dardargelinta mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunku ka fuliyo Soomaaliya iyo…

Read More »

Galmudug oo wax aan horey loo arkin kusoo kordhisay doorashada Soomaaliya

0 Visits: 115 | Sunday November 14, 2021 - 18:48:44
Maamul goboleedka Galmudug ayaa sabtidii soo gabagabeeyey doorashada aqalka sare kadib markii la doortay labadii kursi ee ugu dambeysay aqalka sare, kuwaas oo kala ahaa Cabdi Qeybdiid iyo Cabdi Xareed. Haddaba, waxaa xusid mudan in maamulkaasi marka laga soo tago xulista uu sameeyey madaxweynaha ee…

Read More »

Wadahadalladii laga dhex waday Ahlusunna iyo Qoorqoor oo fashilmay

0 Visits: 116 | Sunday November 14, 2021 - 18:48:03
Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa deegaanka Bohol oo ay ku sugan yihiin ciidamada Ahlusunna ayaa sheegay in dadaalladii ay wadeen ee ku aadana in lasoo afjaro colaada in uu fashil kusoo dhamaaday. Generaal Abshir Aadan labo Afle ayaa sheegay…

Read More »

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii fuliyey qaraxii Banaadir

0 Visits: 129 | Sunday November 14, 2021 - 18:26:52
Kooxda Al-Shabaab ayaa maanta shaacisay magaca iyo beesha uu kasoo jeedo ninkii fuliyey qaraxii 11-ka bishan ka dhacay agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Ninkaan ayaa wareysi laga qaaday kahor inta uusan is-qarxin magaciisa ku sheegay Cabdullaahi Xasan Iimaan oo loo yaqaan (Xaliye) ama…

Read More »

SAWIRO:- Madaxweynaha Kenya oo gaaray Addis Ababa

0 Visits: 150 | Sunday November 14, 2021 - 18:24:41
,

Read More »

Jabuuti oo si weyn uga hor-timid qorshe Mareykanka uu ka damacsanaa dalkeeda

0 Visits: 124 | Sunday November 14, 2021 - 18:21:43
Dowladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay in dhulkeeda aan loo adeegsan doonin "farogelin dagaal" oo lagu sameeyo dalalka deriska la ah. Hadalkan ayaa yimid kadib markii Jeneral ka tirsan ciidamada Mareykanka uu wareysii uu siiyey BBC-da walaac uga muujiyey saameynta uu dagaalka Ethiopia ku yeelan…

Read More »

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda caafimaad ee Prof. Jawaari

0 Visits: 158 | Sunday November 14, 2021 - 09:40:48
...

Read More »

GALMUDUG oo gacanta ku dhigtay markab ku sugnaa xeebta HOBYO

0 Visits: 145 | Sunday November 14, 2021 - 09:10:37
...

Read More »

Fiqi: Yaa noo fasira cadaaladda AMISOM la marsiiyey ee NISA kari weysay?

0 Visits: 160 | Saturday November 13, 2021 - 19:40:19
Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo war ka soo saaray xukunka dilka iyo xabsiga isugu jira ee lagu riday askarta AMISOM ee dishay dadkii shacabka ahaa ee lagu laayey deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellada Hoose, ayaa su'aal ka keenay cadaaladda la marsiiyey AMISOM ee la marsiin…

Read More »

Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo bogaadiyay dhameystirka xildhibaanada Aqalka Sare

0 Visits: 138 | Saturday November 13, 2021 - 19:39:38
Gudoomiyaha Xisbiga Dan Qaran musharrax madaxweyne Dahir Mohamud Gelle ayaa u hambalyeeyey xildhibaanada maanta la doortay. "Waxaan u hambalyaynayaa mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo mudane Cabdi Cusmaan Xareed oo maanta loo doortay in Dowlad Gobaleedka Galmudug ay afarta sano ee socota ku…

Read More »

Maxay tahay tallaabada ay ciidamada Mareykanka qaadi doonaan haddii ay kooxda TPLF soo gasho Addi Ababa?

0 Visits: 156 | Saturday November 13, 2021 - 19:20:17
Ciidamada Mareykanka ee fadhigoodu yahay dalka Jabuuti ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ka qeyb qaataan sidii loo xalin lahaa qalalaasaha ka taagan dalka Itoobiya. Saraakiisha hogaamineysa ciidamada ayaa carabka ku dhuftay in tan iyo November sanadkii hore ay aad u kacsaneyd xaaladda gobalka taasna…

Read More »

Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda

0 Visits: 133 | Saturday November 13, 2021 - 19:17:45
Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa xaqiijiyay in sarkaal ka tirsanaa ururka Al-Shabaab uu isku soo dhiibay ciidanka dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Shabeellaha hoose ka dib markii ay la yeesheen wadahal. Shaqsiga isasoo dhiibay ayaa shabaab ugu…

Read More »

Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

0 Visits: 151 | Saturday November 13, 2021 - 19:16:31
Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo dhawaan uu shaaciyay liiskooda Madaxweynaha maamulka Galmudug. Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa dooran doona Musharaxiinta labada Kursi…

Read More »

Dad Soomaali ku jirtay xabsi ku yaala Libiya oo la sii daayay

0 Visits: 140 | Saturday November 13, 2021 - 19:13:17
Saraakiisha ammaanka Dalka Libiya ee xarun lagu haayay dad Muhaajiriin Soomaali ah ay ku jirto ayaa sheegay in xaruntaasi laga sii dayay 57 qof oo magangalyo doon. Dadkaan ayaa bishii hore ee October lagu soo qabtay Howlgal ay Laamaha ammaanka Libiya ay ku bartilmaamaysanayeen dadka soogalootiga sharci…

Read More »

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay xukunkii lagu riday Askarta AMISOM

0 Visits: 138 | Saturday November 13, 2021 - 18:49:30
Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay xukun maalintii shalay aheyd lagu riday Askar ka tirsanaa ciidanka AMISOM oo lagu helay in ay dad shacab ah ku dileen gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirka cadaaladda ee xukuumadda Soomaaliya C/qaadir Maxamed Jaamac oo shir jaraa'id ku qabtay muqdisho ayaa ka…

Read More »