Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo bogaadiyay dhameystirka xildhibaanada Aqalka Sare

0
Saturday November 13, 2021 - 19:39:38 in Wararka by
  • Visits: 137
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo bogaadiyay dhameystirka xildhibaanada Aqalka Sare

    Gudoomiyaha Xisbiga Dan Qaran musharrax madaxweyne Dahir Mohamud Gelle ayaa u hambalyeeyey xildhibaanada maanta la doortay. "Waxaan u hambalyaynayaa mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo mudane Cabdi Cusmaan Xareed oo maanta loo doortay in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Dan Qaran musharrax madaxweyne Dahir Mohamud Gelle ayaa u hambalyeeyey xildhibaanada maanta la doortay. "Waxaan u hambalyaynayaa mudane Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid iyo mudane Cabdi Cusmaan Xareed oo maanta loo doortay in Dowlad Gobaleedka Galmudug ay afarta sano ee socota ku matalaan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaan Alle uga baryayaa in uu masuuliyadda u fududeeyo" ayuu yiri Musharax Daahir Geelle. Waxaa intaasi kusii daray "Waxaan madaxda Galmudug ku bogaadinayaa dhamaystirka doorashada xildhibaannada Aqalka Sare. Waxa laga sugo waa dardargelinta doorashada Golaha Shacabka". Labadan kursi ayaa ahaa kuwii ugu dambeeyay ee ka harsanaa 54 kursi ee uu ka kooban yahay aqalka sare iyadoo horey loo dhameystiray doorashada 52 kursi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip