Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

0
Saturday November 13, 2021 - 19:16:31 in Wararka by
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb

    Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo dhawaan uu shaaciyay liiskooda Madaxweynaha maamulka Galmudug. Xildhibaanada baarlamaanka maamulka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo dhawaan uu shaaciyay liiskooda Madaxweynaha maamulka Galmudug. Xildhibaanada baarlamaanka maamulka Galmudug ayaa dooran doona Musharaxiinta labada Kursi ee ugu dambeeyay ee Aqalka Sare. Waxaa lagu waddaa in doorashada maanta dhaceysa ay kusoo baxaan Cabdi Xasan Cawaale qeybdiid iyo Cabdi Cismaan Xareed maadaama labada shaqsi ee la tartamaysa ay horay u aheyn musharaxiin ayna yihiin malxiisiiyiintii lagu yaqaanay doorashada. Labadan kursi ayaa ahaa kuwii ugu dambeeyay ee ka harsanaa 54 kursi ee uu ka kooban yahay aqalka sare iyadoo horey loo dhameystiray doorashada 52 kursi.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip