Ra'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka

0
Sunday November 14, 2021 - 18:50:08 in Wararka by
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka

    Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo. labada dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadleen dardargelinta mashaariicda h

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith Hansen iyo wefdi uu hoggaaminayo. labada dhinac ayaa waxaa ay ka wada hadleen dardargelinta mashaariicda horumarineed ee Bangiga Adduunku ka fuliyo Soomaaliya iyo kuwa qorsheysan. Ra'iisul Waaaaraha ayaa uga mahadceliyay Bangiga Adduunka taageeradiisa hay'adaha dowladda iyo horumarinta midaamka maaliyadeed ee dalka. Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya waxaa uu ka taageeraa Arrimo dhowr ah, waxaana mas'uuliyiinta ka socota ay la kulmi doonaan Madaxda kale ee Dowladda Soomaaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip