Sports News

Michy Batshuayi Oo Qalbi Jabiyay Atletico Madrid, Barcelona Oo Guul Cidhiidhi Ah Soo Gaadhay, Juventus Oo Soo Kabsatay Iyo Natiijooyinkii UCL Oo Dhamaystiran.

0 Visits: 625 | Thursday September 28, 2017 - 08:03:57
Kooxda Chelsea ayaa daqiiqadihii ugu danbeeyay guuldaro xanuun badan gadhka u galisay Atletico Madrid oo ay marti u ahayd isla markaana gool kaga hormartay waxayna Blues soo gaadhay guul qalbi jab ku noqotay kooxda martida loo ahaa ee Atletico Madrid. Antoine Griezmann ayaa Atletico Madrid qaybtii hore…

Read More »

Iniesta Oo Kashifay Hadal Uu Maamulaha Barca U Sheegay Xidigihiisa Ka Hor Ciyaartii Sporting CP

0 Visits: 613 | Thursday September 28, 2017 - 07:57:04
Laacibka Khadka dhexe kaga dheela Naadiga Barcelona, ee Andres Iniesta, ayaa wuxuu kasoo hormuuqday saxaafada isagoona ka hadlay qaabkii ay ahayd ciyaartii xalay oo ay kasoo badiyeen kooxda Sporting CP, oo ka tirsaneed Tartanka koowaad ee Yurub.

Read More »

Taageerayaasha Chelsea aqbaar ay ku farxaan ayuu Tababare Conte la wadaagay

0 Visits: 533 | Monday September 18, 2017 - 20:53:51
Macalin Antonio Conte kooxdiisa Chelsea kulankeedii ugu dambeeyay waxay 0-0 la dhaafi weesay naadiga Arsenal.

Read More »

Mo Farah oo markii afaraad oo isku xigta ku guuleystey orodka Great North Run (Sawiro)

0 Visits: 779 | Monday September 11, 2017 - 10:17:08
Mo Farah ayaa sameeyay markale taariikh kadib markii uuShalay ku guuleystey markiisii afaraad oo isku xigta orodka dheer ee Great North Run.

Read More »

Thousands attend first Mogadishu night-time football match in decades

0 Visits: 947 | Saturday September 09, 2017 - 11:09:33
MOGADISHU: Several thousand fans on Friday watched the first night-time football match to be played in Mogadishu since chaos descended on the Somali capital nearly three decades ago, raucously backing their respective teams in what the mayor called a "historic" event.

Read More »

Degmada Waaberi oo ku guuleysatay Tartanka Kubadda cagta ee degmooyinka G/Banaadir

0 Visits: 970 | Friday September 08, 2017 - 23:56:45
Degmada Waaberi ayaa caawa ku guuleystay Tartanka Kubadda cagta ee degmooyinka, kaddib markii ciyaartii Finalka ay uga badisay degmada Hodan 3-1.

Read More »

LIVE: Wararka Suuqa: Halkaan Kala Soco Dhaq-dhaqaaq Walba Oo Kasoo Kordha Suuqa Kala Iibsiga Maalinta Ugu Dambeysa (Deadline Day).

0 Visits: 546 | Thursday August 31, 2017 - 23:53:10
Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasha qiimiga iyo qaayaha leh ee ku xiran shabakaddaan Laacib, waxaa inoo bilaaban doona safar dheer oo aan iskula falgali doono ilaa dhamaadka August madama aan si joogto ah tabin qoraal ugu sameyn doono ilaa 31-ka bishaan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.

Read More »

WAXA KA CUSUB QAADASHADA COUTINHO, U GAARSIGA DYBALA, XAALKA DI MARIA & WARARKII UGU DAMBEEYAY EE BARCA

0 Visits: 711 | Thursday August 31, 2017 - 12:09:02
CAMAALIQA DALKA DALKA SPAIN AYAA WAXAY SUUQA KALA IIBSIGAAN OO XERMI DOONO CAAWA AY KA DOONEYSAA XIDDIGO WAA WEYN KUWAASOO AY IS LEE DAHAY WAX BEDAL FIICAN UNOQON KARAA XIDDIGEEDA NEYMAR, KAASOO NAADIGAAN KAGA BIIRAY PSG, XILLI LAGU IIBSADAY ADUUN DHAN 222 MALYUUN.

Read More »

Arsenal Oo Mar Ku Fekertay Inay Mesut Ozil Siiso Barcelona Si Ay Bedelkiisa U Helaan Arda Turan & Lacag Kaash Ah

0 Visits: 620 | Wednesday August 30, 2017 - 13:30:24
Arsenal ayaa lagu waramayaa inay si dhab ah uga fiirsatay inay Mesut Ozil ka iibiso Barcelona oo bedelkiisa ay hesho lacag kaash ah iyo Arda Turan.

Read More »

DEG-DEG: Evening Standard Oo Ogaatay Jawaabtii Ay Arsenal Ka Bixisay Dalabkii Ay Liverpool Kasoo Gudbisay Oxlade-Chamberlain.

0 Visits: 657 | Wednesday August 30, 2017 - 13:11:26
Liverpool ayaa qaaday talaabadii ugu horeysay oo ay ku dooneyso Alex Oxlade-Chamberlain, balse dalabkii ugu horeeyay oo ay ka gudbiyeen waa lasoo diiday inkastoo xidiga qaranka England uu wali sugayo iney kooxda Reds Hormariso dalabkii laga soo diiday.

Read More »

Mohamed Farah oo Quusiyay Afar Ethopiana Ka Dib Markii uu Ku Guuleystay Oradka 5000 ee Mitir Dalka Jarmalka

0 Visits: 736 | Sunday August 27, 2017 - 12:23:00
Mohamed Farah oo Quusiyay Afar Ethopiana Ka Dib Markii uu Ku Guuleystay Oradka Shanta Kun Ee Mitir Dalka Jarmalka

Read More »

Ronaldo oo ku guuleystay Xidiga ugu fiican Yurub iyo Isku Aadka Champions League oo la sameeyay

0 Visits: 603 | Friday August 25, 2017 - 10:32:07
Ciyaaryahanka reer Portugal iyo Kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa markii 3aad ku guuleystay abaal marinta xidiga ugu fiican Yurub, kaddib markii uu kaga guuleystay Messi iyo Buffon oo kula tartamayay.

Read More »

Xiddigo aan waligood gool ka dhalin tartanka Champions League

0 Visits: 656 | Wednesday August 23, 2017 - 10:33:42
Ciyaaryahanadan waa kuwa caan ah oo leh tayo wanagsan lakiin nasiib daro midkoodna waligiis ka dhalin gool tartanka ugu caansan Horyaalka qaarada Yurub ee Champion Legue.

Read More »

Ashley Young iyo Luke Shaw oo ku soo laabtay Garoomada kadib mudo dheer dhaawacyo uga maqnayeen

0 Visits: 646 | Wednesday August 23, 2017 - 10:27:40
Kooxda kubada Cagta Manchester United ayaa hesho 2 Ciyaaryahan oo muhiim ah isla Markaana mudo dheer dhaawac uga maqnaa kuwaas lagu arkay Garoomada iyaga oo Ciyaaraya.

Read More »

RASMI: Maxkamada Xalinta Khilaafaadka Sports Ee CAS Oo Soo Diiday Rafcaankii Real Madrid Ee Ganaaxii Ronaldo.

0 Visits: 740 | Wednesday August 23, 2017 - 10:22:39
Real Madrid ayaa hore balan ugu qaaday in ay samayn doonto wax kasta oo ay awoodo si Cristiano Ronaldo looga qafiifiyo ganaaxii shanta kulan ahaa ee lagu riday kadib markii uu kaadhka cas qaatay isla markaana uu garsooraha riixay kulankii lugtii hore ee Spanish Super Cupka, waxayna Madrid hoga rafcaan…

Read More »

Ibrahimovic Oo Qarka U Saaran Inuu Kusoo Laabto Man United Xilli Adidas Ay Bilowday Iney Iibiso Maaliyadiisa Lambarka 10-aad.

0 Visits: 634 | Tuesday August 22, 2017 - 22:27:38
Zlatan Ibrahimovic ayaa hal talaabo u jira inuu dib ugu soo laabto Man United sidoo kalana xirto maaliyadda casaanka ah walow ay shirkadda Adidas durba sii bilowday iney iibiso maaliyadiisa lambarka 10-aad.

Read More »

Mourinho Oo War Farxad Leh Ku Helay Xaruta Tababarka Kooxdiisa Iyada Oo Marcos Rojo,Luke Shaw Iyo Ashley Young Ay Maanta Tababarka Ku Soo Laabteen.

0 Visits: 572 | Tuesday August 22, 2017 - 21:41:49
Tababaraha kooxda Manchester United ee Jose Mourinho iyo jamaahiirta kooxdiisa ayaa war ay ku farxaan helay kadib markii ay maanta xarunta tababarka Carrington ay dib ugu soo laabteen saddexda xidig ee kala ah Luka Shaw, Marcos Rojo iyo Ashley Young oo dhamaantood dhaawacyo waqti dheer ah kaga maqnaa…

Read More »

Ciyaaryahan Somaliyed Oo Ku Soo Wajahan Kooxda 1-aad ee Liverpool ,Waa Qad Dhexe Da`yar Ah

0 Visits: 720 | Monday August 21, 2017 - 13:34:33
Taageerayaasha kooxda Liverpool ee Somalida ah ayaa dhawaan la filayaa in ay helaan war ay ku farxi doonaan oo ku aadan dhanka qadka dhexe .

Read More »

Muuqaal: Daawo Qaladkii Uu Sameeyay Ramos Ee Uu Ku Muteysan Kaarka Gaduudan Ciyaartii Deportivo

0 Visits: 561 | Monday August 21, 2017 - 13:21:30
Ciyaaryahanka Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa wuxuu sameeyay qaladaad badan, ciyaarta hadda soo dhamaatay, waxaana la siiyay ugu dambeyntii Kaarka Gaduudan ama Casaanka,Laacibkaan ayaa wuxuu marar badan helay diginino kaga yimid Garsooraha, waxaana ugu dambeynii la mar siiyay Mudankiisa…

Read More »

Man United Oo Wali Fursad U Heysata Iney Lasoo Saxiixato Ivan Perisic & Xaaladahii Ugu Dambeeyay Labada Dhinac.

0 Visits: 575 | Wednesday August 16, 2017 - 13:19:15
Sida ay sheegayaan warbixino ka imaanaya dalka talyaaniga ayaa sheegaya in Man United ay wali heysato fursad ay kula soo saxiixato garabka xulka qaranka Croatia Ivan Perisic, balse waa iney la kulmaan lacagaha ay dalbaneyso kooxdiisa Inter Milan.

Read More »