Inta ay socoto barnaamijkeenaan tooska ah waxaad fekradihiina la xiriira wararka had iyo jeer soo dhacaya inoogu soo diri kartaa bogeena Facebook ama Twitter (@LaacibNet) iyadoo fekradaha kuwooda ugu fiican aan idiinla wadaagi doono haddii uu Eebe idmo.
Warbixinada xiisaha leh ee suuqa kala iibsiga iyagoo dhameystiran ayaan sidoo kale halkaan idiin soo dhigi doonaa si aad u wada akhrisataan.
HALKAAN KALA SOCO:
LIVE: Wararka Suuqa: Halkaan Kala Soco Dhaq-dhaqaaq Walba Oo Kasoo Kordha Suuqa Kala Iibsiga Maalinta Ugu Dambeysa (Deadline Day).
Maalin wanaagsan dhamaan akhristayaasha qiimiga iyo qaayaha leh ee ku xiran shabakaddaan Laacib, waxaa inoo bilaaban doona safar dheer oo aan iskula falgali doono ilaa dhamaadka August madama aan si joogto ah tabin qoraal ugu sameyn doono ilaa 31-ka