Muuqaal: Daawo Qaladkii Uu Sameeyay Ramos Ee Uu Ku Muteysan Kaarka Gaduudan Ciyaartii Deportivo
Ciyaaryahanka Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa wuxuu sameeyay qaladaad badan, ciyaarta hadda soo dhamaatay, waxaana la siiyay ugu dambeyntii Kaarka Gaduudan ama Casaanka,Laacibkaan ayaa wuxuu marar badan helay diginino kaga yimid Garsooraha, waxaana ugu dambeynii la mar siiyay Mudankiisa oo ahaa in la siiso Kaarka Casaanka, sidaasi ayaana ciyaarta looga saaray.
Madrid, ayaa waxay ugu soo awood sheegatay Kooxda Deportivo goolal gaaraya 3-0, iyadoona ay goolashaas ay kala dhaliyeen laacibiinta kala ah Bale, Casamiro iyo sidoo kale Toni Kroos, oo bandhiga soo gaban gabeeyay.
Haddaba, halkaan hoose ka daawo Muuqaalka qaabkii loo siiyay Ramos Kaarka Gaduudan iyo qaladkii uu ku muteystay.
Muuqaal: Daawo Qaladkii Uu Sameeyay Ramos Ee Uu Ku Muteysan Kaarka Gaduudan Ciyaartii Deportivo
Ciyaaryahanka Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Sergio Ramos ayaa wuxuu sameeyay qaladaad badan, ciyaarta hadda soo dhamaatay, waxaana la siiyay ugu dambeyntii Kaarka Gaduudan ama Casaanka,Laacibkaan ayaa wuxuu marar badan helay diginino kaga yimid